Unrecorded Date Salaan dhamaantiin waxaan ahay inan soomaaliyeed "25sano" oo jooga meel ay soomaali eena joogin ,marka hadaad iga caawin kartiin ama aad soo marteen sideeda oo kale sidee baad ugu baxdeen ? ma aan rabo in aan ku gaboobo meel aan jaqsiyadeena ayna joogin CIAO
Saturday, July 08, 2000 - 11:10 am Ina adeer, ugu horeeyntii wiligeey meel cidlo ah ma aan soo marin, balse waxaan kugula talin lahaa in aad xaafataa aad ku cidlootay isaga soo guurtaa. ina adeer hadii aad shaqeeysid ama aad waxbaratid illaaheyna garaneeysid cidlo ma aad joogtid.