jaamac | Unrecorded Date Salaan dhamaantiin waxaan ahay inan soomaaliyeed "25sano" oo jooga meel ay soomaali eena joogin ,marka hadaad iga caawin kartiin ama aad soo marteen sideeda oo kale sidee baad ugu baxdeen ? ma aan rabo in aan ku gaboobo meel aan jaqsiyadeena ayna joogin. ABAAYO IYO ABOOWE BARASHO IYO MAHADSANIDIIN CIAO |
casha | Unrecorded Date Hello jaamac walaal xagee joogtaa, waa adiga sheeganaya cidlada..markaas baan ku caawineenaaye |
Geesi | Unrecorded Date jaamac/ sxb leen aa laguu xiraa passport aa kusoo tahriibtana diyaar waaye, ma heeysaahee beeso aa wax kala wadee. |
fardoowso | Unrecorded Date jaamaac anba cidlo ayaan ´jogaa adi 25sano ayaan jirtaa ani waan kaa yarahay laakin waxaan dhada rajeenayaa inaa gooro mar dhaw to geesi beeso beel bahal kiiyow qamayo haku qaniinto!!!!!kaftan |
Geesi | Unrecorded Date hehe waa tanaa fardowso/ in aan laabkaan isku helno mowleheey iyo macbuudkeen aa xukmee! iga daahe habaraaka qumanyo ilaah gacanta manoo gashee,hadii qumanyo i qaniinto adi yaa kaa hoowla galaa hee? mac mac ! |
fardoowso | Unrecorded Date to geesi geesa dheere |
FARDOOWSO OO CADHEESAN | Unrecorded Date TO GEESI ADI YAA KAA HOOWLA GALAA HEE!? XISHOO ANI IYO ADI WAAN HOOWL GALEENAA KU MA DHIHIN XISHOO WALAALKIIS MAC MAC DAADAN HAKUGU NOQOTO MAANTA LAGA BILAABO WAXAAD IGA FURAN TAHAY 2 IYO BADH DALAAQADOOD LAAKIIN GURIGA KUSSEY IYO GURIGA QUMAYO YAANA KUGU ARKIN HADII KALE CARUUR TAADA AYAAN KUSOO DAADIIN WAAD OGTAHAY INAADAN HAYIIN KARINE MAADA JOOGTIT SALAADDII CASAR AYAA LA GAADHAY EE NABADGALYO CALEYKUM SALAAM WALAALKIIS KHEYR AYAAN KUU RAJEENAYAA!!!!! |
Ali | Unrecorded Date Brother your not alone and if you are alone "you are alone with the alone" The alone is God and as long as you have him you need nobody else. Peace |
Geesi | Unrecorded Date fardowso/ hadeer markaad guriga kabaxdid ayaan mid tiirkaas leeg oo quruxdeeda dadku yaaba soo xereeynaaya meher iyto aroos cusub ana galaa hadeey kaga macadahee)))) ilmaha keen eedadood aa diyaar u ah ineey heeysee. aawey wadaad kii ii meher lahaa qoftaan cusub? |
JAAMAC | Unrecorded Date salaan dhamaantiin to casha iyo geesi walaalayaal waxaan joogaa EUROPE,faransa meel ay soomaali ayna joogin ee igaraali ahow geesib hadaad tahay dadka dadka dhoofiya,ma aan doonayo aniga, laakiin lacag waa lahaa yaa hadaad heesid inan soomaali ah oo guur dooneesa!!!!! TO fardowsa walaashiis waa lagu salaamay ,sifiican ma aan ufahmin jawaabtaada!!!ma waxaa dooneesaa in aad guursato mise in aad guurto!!!! walaashiis soo dhowoow hana xishoon to ali asalaamu aleekum ,ka dib walaal waa runtaa ,laakiin aniga waxaan kahadlaayay somalida ,waxaana ahay inan diinta ku dhaqma ILAAHAY HANACAAWIYO ,JASAAKUMULAAHI QAYRAA DHAMAANTIIN JAWAAB AYAANIGA SUGAYAA ..JAAMAC |