site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HEBEL HAB ISII

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): HEBEL HAB ISII
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
HEBEL ABOOWE MACAANE HADII AADAN AFARTA SOO XAREYNIN OO WALI BOOS IGA KAAGA BANAANYAHAY HAB ISOO SII XUBI AAAN KUU HAYAA WAA KAA HELEY MACAANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebelyare

Unrecorded Date
IDil Starbucks maad kashaqeysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
JAAW IDIL
Walaalshiis iga raali ahow ,ma noo micneenkartaa af soomaaligaaka,aniga waxaan ufahmay in qofka aad raadineeso uu jiri(30-ilaa40)ma sidaasaa!!!!
merci eta+

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hadaa VA ila degen tahay hab iska deey dhabarkaan kugu qaadaa.
hadii iga fodtahayni iska keey deey abaa lacagtii dhan taleenfoon aa iga dhameestee.
.
.
.
.
.
hal xabo xita ma haayee daye.
ar ani waa ii dhamaati.
.
.
.
.
momo...jikada gal macalinka. meelahaas foof u aad no.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
ah ah ah ah ajaaja
wallaahi hebel khaaliyaas noqday.
haddaanan u sheegin heblaayo waa arki dontaa
saasaa sameehee haye lacag ma haysto.....
waayahay!!!!!!!!!!lol!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
hebel lacag anaa kuu haaya wareer maku galineyso meesha aad sheegeysana aad aan ooga dheerahay lakiin xubi kal iyo laab ah ee soo dhawoow dhabta aan ku saartee mac hadana mac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar ani seen dhahaa? intee joogtaa idil macaaneey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
ani waxaan jooga holan ee ma isoo booqan kartaa anaa kuu sheegaayo si dheheside
love idil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani sharci maan leeyahay hee macaanta? seen kuugu imaan karaa? hadiin holand bug kusoo galaa ma sheegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
sharci maqabtid miyaa waaka xumahay anina sharci- ma qabi ee waawareere . xal kale noo raadi saan- talo ma ahee macaanow. hadii ay kaa dhaamaateyna- isoo sheeg waa iska qulqulaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to hebel aboowe waa lagu jecelaadaye!!!!!!

to idil hebel tuur ayuu leeyahay waana indho qaloocaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suulcowro

Unrecorded Date
suulcawro

To Hebel iyo Idil

Anaa xal idiin haye hee!!! haddaan holland ka imi wixiid u baahataan ani igala soo xiriira ...xittaa meherka sheeqii dhameyn lahaa anaa ah...waryaa Hebel Gabadha soo dhowey Holand wax macaan aan laga helaye...lakin hadhow hadaad ka soo bixiweydo oo ku dhegto yaa hay oran suulcowraa ii soo tilmaamey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
walee tuur lahaata ama lahanine waaba cabsooti maxaa kugu dhacay hebaloow mise heblaayo maa jiiro kugula jirto ani maarso ma ku nooli ee soo jawaab
LOVE IDIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
abaa maxaan sameeyaa hee?
dadoow maad talo keentaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suulcawro

Unrecorded Date
suulcawro

To Idil

Anaa Holland imaana waana kuu soo xambara si aad lovkaga u aragto sidaana laguu eegi maayo. Waryaa hebel talo taa ka duwan maa rabtaa?! mise Heblayooyin aad mashquul ku tahay ....warka iska daaye iskeen oo Bilccanta barakee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
TO; SUULCAWRO
WALAALKIIS WAA II DADAASHEY WAANA KU MAHADSANTAHAY
TO;HEBEL
WAABA CABSOOTI ANINA ITAAN KABADAN MACABAADIKARI DADKA AABA ILA YAABEY .CANDHUUFTEY WAA LIQI SAMIR IYO IIMAAN AA UUR BUUXSHO ADINA FASAX HOORTA HOR ALE
LOVE IDIL
DHAMAANTIINA WAA MAHADSANTAHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Acuudkiyow!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
suulcawro sxboow taas hadii sameesid aa anina qabrigaa aan dhisi lahaa ilaahna jano aa ku leedahay siin kuugu duceenaayo lee talo taas ka fiican bikh waa ma jirto aan dhihi karaa.
.
.
.
.
macaanta idil abaa ani sharci ma lihi saan usoo baxona ma kasaa'i ee dookh dooro lee ha iigu yeelan waa dadaalaa aayahaa oo daaho geel indho-kuulsan aas ku tusaa ee bishimaha qaniin macaanta.
.
.
.
Mr.Cool stay out of this please do yar home-work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Unrecorded Date
bishimaha aan qaniina ilaahna waa ku baryaa sharcina waa helee makasino ee markii talo heshid soo jawaab he bogaan adlees kufuranyahay
jaaw maacane soo bari yaah waa iga farxisee
LOVE IDIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Hebel
Inyaw! I refuse to do my homework! I am on strike! and I am back!
I won't stay out! I am staying in!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Hebel wadaayoow sii Maxkamadda uugu goosi welli ma ku noqon miyaana Acuudkoow,,,Gia hadda toman ii afar sanno waaba la moodiye ,,,...

Poi Naagtii Judge-ka eheedna waa ooga dhajisay ay dhaheen ee see ahaan aa sharci laguugu siihaa iidna walaahi mushkillo waaye,,..

Ee Wadaayoow Hebel aniina halkoo talo aan kuu heeyee,,,Hebeloow qaftii Mr Cool eheed Sharcigii weynaay aa u soo bixiyee ee iidalee haddii ka ergatid oo Shaahna kuu saarno haweenkii ad elaboortada ka baxeesid,,....

Idil adiinna iska samir hee adiyaaba isku jeclaadi koo toman ii afar sanno meehaaneey Sharci la'aan lee isku baasa baaseehaayi,,,, Ilaahagaa aa khabtaaye,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somebody

Unrecorded Date
hebel and idil... lol this has been entertaining! and idil.. u have shown us another side of hebel we didnt know before.. we always thought of him as annoying but now .... well he aint that bad..
hope things work out for u 2
peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijo

Unrecorded Date
Hee inta bayjka jeceelka lee ahaa ani ma ogeen ama ahineee mar hore lee soo dhiganlahaay jiimbaarteeyda ////// laakiin jacda lee iga ilaalsha geeda waa i dhibtaa asxaab maca aaa idin wada siiya yaa hee wiilalka aan ka wadaa ani naag mac ma la gaari jaajaaw
jiijo lee waaye...........
..................
..............jiijo

Jiiji

Unrecorded Date
Jiiji

To Abaay jiijo

Aryaa mid jiijo ah muddaan raadihaayey!!! tollaay jiijoy togaa i xiree xagaan kuu soo maraa yaa jiijo!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Unrecorded Date
hebel anigaa sharci qaba ee kayga ku bax!

laakiin hee aniga gabar baan ahay oo xijaab baan xirtaa waad keeni kartaa no problemo xijaab iyo cambuur inaa xirato lee waaye halmaalin wax makaa tareeso markaa holand gaartid musqusha isticmaal dharkaada ku noqo

i have never seen couple soo inlove as the two of you----------i am willing to help in anyway that i can.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Gabardadoow ad see ahaantaa,,Cajiib Walaahi! adi kan horta ma taqaanaa,,Hebel maba taqaanid walaahi sharciguu kaa Qarxina ee Sharcigaaga ha ku aaminin,,..

Hadda ka hor Sharcigii Canab oo ku shaqeysan jiray oo Canabi baa la dhihi jiray Maskiinta Sharcigii buu ka Qarxiyay oo Afar Credit Card ahna waa ku qaatay oo uu wada Qarxiyay oo Gabar ey hore isugu fiicnaan jireen oo Ethiopia oga jajabneedna ku soo geliyay iyada iyo Afar Ilmood ay dhashay ,,,.....

Marka Gabardadoobeey is ilaali Sharciga aas kaa Qarxininee.....

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cishqi

Unrecorded Date
idil abaayo adiga iskaga bax ninkaan hebel reero neefood waayee aniga lee hab isoo dheh seey kaa noqotay chishqi qatar ah baan kugu abuuri noo.
waxaan kugu imankaraa just liuke the bird.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
lee kan oo intuu cishqi la baxay bajaq camal hadana rabo inuu wax baloojeeyo day.
.
.
.
gabareey (dadoow) makuugu dari karo abaaydeey aa tahay hada wixii laga bilaabo ee waxaan ka cabsoonaa hadii la i qabto adi ii ani labadeena waa isla qarxeenaayee day?
.
.
neefoow waxaan rabay inaan gabardadow kuu shukaamiyo laakiin maadaama aa ridooto ii gashati waxii hada ka danbeeya waa.....feedh-jilib ogoow taa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
salaan dhamaan

Hebel hada waano iyo talo ayaaraadineesaa jirka anigana waxaad igu xirtay JIKADA

hakuu macaanaato
A+

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
weligeey C+ aan kuu heestee A+ maad eheedna?
.
.
.
.
momo ma rijaalaa mise bajaq? horta labadaas ii kala cadee intaan baska isla korin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Waryaa Hebel Ina Adeeroow ma Jaamici baad tahay walaale oo Jaamacadda A+ ka baad dhigataa mise Jaamacadda C+ ka baad dhigataa mise waabad dhameysay......

,,,,,Hebel Walaale wax Ina Adeerkay ah adiga uunbaa meesha jooga oo Anigiina halakan baan shaqadii Qadyaan qaatiya bilaah aan ka taaganahay oo waxaan jecleystay inaan Jaamacadda aan barto oo aan galo adiguna waxaan jeclaan lahaa inaad ila talisoo oo aan ku wareystoinleen warasaanu wada nahee.....

,,,,,,Walaale Hebeloow waxaan rabay inaan galo Jaamacadda madaxweynanimada oo Shahaadada madax weynanimada aan barto,, oo ilaa lix bilood inta dhigto oo kolkaan ku baramoosanna in madax weyne la iga dhigo oo waxaan maqlay qof soomaali ah shahaadadaa haysta ma jiro ,,marka waa aniga iyo adiga uun oo waana inoo sir kolkaan Barmooso inaan soomaaliya madax weyne ka noqdo oo haddeey buuqa badiyaana kolay dowladahaan kale uunbaan mid arji u qoran Carabta ama Ruushka baan madax weyne ka Noqon oo iyagaa la yiri ma qabaaan wax Jaamacadda Madax weynaimada ka soo baxay ,,...

,,,,,Hadday Jaamacaddaa aan helli waayana waxaan jeclahay inaan galo Jaamacadda Milyandheernimada oo oo lix bilood kadib kolkaan ku barmoosana sidii Bill Gates aan Bilyan dheer iska noqdo oo aan furto warshad Kambutarka(Futa Dubar) technikada dagaalka lagu sameeyo ,,,,,

Hebeloow bal ii soo ogoow Jamacadda Madax weynanimada ama tan bilyandheernimada oo shaqadan baan nocoo bal intaanu sanadka dhammaan inaan madaxweyne ama bilyan dheer aan noqdo!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadoow

Unrecorded Date
neefoow kiniini

ma qarxaayo iska daa adiga niyada ha ka jibin wiilka. waxkaste suurta gal waaye nooh besides wiilasha soomaaliyeed gabar way iska dhigi karaan i mean they all tall and slender right? unles ............... hebel uu calool kuus yahay?

HEY HEBEL
are u calool kuus? ama futac?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani intaan gaabnahay aan welibo si xun u gaduudnahay.
.
.
.
.
.
warkeey ma ku taabsadi?
.
.
.
walaal neefka jaamacada madaxtinimada beenaa lagu bartaahe ma beenaad rabtaa inaad ku qalin jebiso?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Wax waloo la bartaa soow uun madaxweyne noqon maayo oo ku xukumi maayo!!!!!!!

,,,Tan milyandheernimadana sow lacag fara badan oo farabadan ku helli maayo markaan ka soo baxo!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAANTIIN

WAAWARAY WAR WAXAA MEESDHA ISKUYIMID HEBEL ,IYO NEEFOOWKINIINI HANIIMACAANAATO FOORJADA

HEBEL
XAGEE KADEGENEED XAMAR WEENE,MIDA KALE A+ waxay lamitahay caio ama jaaw waana luuqad aadna aqoon , ka raadi dictionnairka sideee uqormato waa a plus
HEBEL ANI MAIHI NI RIJAAL NI BAJAQ WAXAAN AHAY INAN

NEEFOOWKANIINI
WALAAL JAAMACADA MILYOONEERARA ANAA KUJABAY 2SANO MARKA WAXAAN RABAA IN AAN KA QALEESTO ?MARKA HA DAA DIYAARTAHAY WAXAY KUTAALAA LAS VEGAS AMA PARIIS ANI WAXAAN AADAYAA TAN BAAGAMUUNDADA SIDA HEBEL

CAAFIMAAD ALAHA NIISIIYO ......AAMIIN....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Momo ma waxaa lagu yidhi NeefoowKaniini Wuxuu degganyahay Las Vegas ,,,,Walee rag is Gurayee heedhe Momo banaanka u soo bax Rag is yaqaan waa kuwii xaajoodee ,,,,,,MoMO ninyahoow anigu tan waxaan jeclaan lahaa madax weynanaimada oo haddii la waayanna weyska galahayaa tan Milyoondheernimada oo sidii Bill Gates aan habeen ku casheeyo waxaan heestaba qoladan la leeyahayna Anti Trust iyo monoply-gan ay sheegahayaan walaanay waxbab iga dhibteen ,,,,,

Hebel isagu dadku wuu ka qariyaaye waxaa bari dhaweyd la yiri madaxweyne ka noqo meeshii iyada ahayd oo Ruushka oo madaxweynaha ka yaraha xanuunsaday oo ninkaloo Shahaadadaa weyn heystaana ma jirin se Hebel waa nin waalanoo oo wuu diiday oo wuxuu yidhi ama ku marmarsooday kuwanni waa shuuciyiin aniguna ma jecli Shuuciyadda oo hadda waxaan iska sugahayaa inta Boqorka Sacuudiga ka dhimanayoo oo meeshaasaan hadda rabaa inaan Madaxweyne +BOQOR ka noqdo oo dabeed Soomalida marna Xoolaha ka gato marna iraaho daba karuur bay xoolihiina qabaan ,,,marna tarxiilo marna Aqalla daahya weyn meesha inta ka siiyo iraaho hayee ha la ii gabyo markaasaa kuwa badan ii gabyi doonaan horayba madax ha u ahaadene ama wasiir arrima dibadeed oo Boqoroowdaa uun ha ku waasheen,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cudbi

Unrecorded Date
Haye, shimee Las Vegas loo guurey, ani waxaan uu mudaayey degaanka inaas ahaay Seattle, Washingon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Hee Shirmee ahaan Khamiis kala haadkii ii Arbaca Koombaaleeydii aa iigu dambeesi ,,,Madiida yaay ,,,Ani ma Gafi lee maahinoo Cudbiyaay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
inankoow warkaa keen.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
inan maanshee inan oo cuubeed taagsadi mise inan canbar caraf eh?
.
.
.
.
soo kala cadee intaan feer kuugu bilaabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Chicken....waraa hebel markii lagu jeclaado waa oradaa....Sharci ma lihi ayaa la qeelisaa.....

I can beleive it..

car waa ku jeclaadi ameerikana waa joogaa dheh mariah minaan dabogaab ii dacas diyaaro ku raacin caarkeygaan wax ka sheegi maanta.
.
.
.
.
wir leeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
.
.
.
.
wir.
.
.
.
.
warkeey maku taabsadi?
.
.
.
.
wir aa dhihi.
.
.
.
.
..
.
.
.
wir waryaa.
.
.
.
.
.
.
.
.
kaskaa maku siin karaa lee?
.
.
.
.
.
car.
.
.
.
.
.
acrkee hee?
/
/
/
/
/
/
kakac waryaa bilaash waaye bootadaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
AHLAN
ADI HEBEL XAMAR WEEENE DUGAAN MAKULAHAAN JIRTAY WAABA KU AQAAANAYE HADAAD TAHAY NINKII SAAXIIBTAY DHICI JIRAY OO KABACDINA DHUUDHUUMAN JIRAY......

NEEFOOWKANIINI
SAAXIIB BIL GEED MAANTA BEERTUU KUJIRAA MASAAS BAA RABTAA ......MIDA MADAXWEENANIMADA WAXAA MADAXWEENE LAGARAAADINAYAAA SIIRAALIYOON WAAA DAL FAQIIR AH LAAAKIIN WXAY U BAAHANYIHIIN NIN SIDIINA OO KALE TAQASUSAY OO AAN LACAG RAADINEEN

MARIAH SOO DHOWOW GOORMAA NOO HEESI BARI MISE HIER

BAKARA BAKARA BAABUURKA YAA SOORAACAA WAXAAN USOCDAA SHALEEMO SHUUN......ANI WAXAAN RAADINAAA GABAR TAAJIRAD AH OO KALI, oo baaagamuuntooy iga gadiso

hanii macaanaato dhamaantiin walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Siera leon habartaa aa u sheegee,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

byzani

Unrecorded Date
`
Waraa hebel neefow kaniini meehaanaa lagu soo dhuumahaa maahinoo qawaadkiin maxaan dhahaa
hey hebel dukha 21 sano sharci lee maa raadihee maxaa baayi sharci noocaas kafaaladii khalijka miyaa dukha hadiid sharci rabtid meehan los angles imaw hadii kalena ilmihiid ii haysid trash iigu daadi waraa midda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

byzani

Unrecorded Date
Neefow kaniini aniyaa meehaas ka soo khalin jabiyi jaamacadda madaxwaynenimada dukha horta bidaar aa hoos kaa galeeso kor intii dhameeso lammo dukha shub camal hoos hoos aa u bexee.

Waxayna ku taalla xafiska cia da washington d c marka hadiid rabtid ani ila soo xiriir turkiya aan kuu haayaa xitaa america way rabaan algore iyo bush hadana monica aa lagu qabti marka waxay koo monica iskaseenin lakin adna maancaday iska jir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Waa ku jeclahay hebel. Laakiin Mars ayaan ku noolahay.....

Dayax gacmeed ayaan kuu soo diraa.......ok

ee hadaad nin rag tahay soo bax.....dacas kana kasoo tag

momo soo qodso heeska aad rabtid inaan heeso........

jaw.../

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mahaanaan jilbo-jabsi u roogaa faxda ha iga soo daahin hee dayax-gacmeedka ingeer iiga soo dhig.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Maria Maria Mariaaaaaaah,,,!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
What neefooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
What neefoo...

Hebel....the aliens said you were not there. when they came to get you...............are you playing me hebel.......that is not fair....

please show up next time....cause I don't have time for games....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mariah the freaking aliens went the wrong place please tell them damn aliens to go 34th rd NOT street.
.
.
.
.
sheeeeeeeeeeeeeeesh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.