site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beer nugeylkaan uma dhalan waxaa i baray baahida KALGACALKEE ..... ALAHAYOOW BANAANKABA BOHOL KAMA MALAYSANINE . IBIXIYOO I BIXI .... I BIXYOO I BIXI .. IGA BIXII ALAHAYOOW CAASHAQU BAD WEEYEE IGA BIXI ...

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Beer nugeylkaan uma dhalan waxaa i baray baahida KALGACALKEE ..... ALAHAYOOW BANAANKABA BOHOL KAMA MALAYSANINE . IBIXIYOO I BIXI .... I BIXYOO I BIXI .. IGA BIXII ALAHAYOOW CAASHAQU BAD WEEYEE IGA BIXI ...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURHAAN

Unrecorded Date
ASALAAMA ALAYKUM bro/sis after that let me explain to you in mather languege . ? WALAALAYAAL waxaan halkan oogu soo qoray heestan kor ku xusan ee uu qaado fanaanka soomaaliyeed ee aadka loo jeclaa C/NAASIR MOALIM.... U gu horeyntii hadaan iidin faah faahiyo waxa nakala qabsaday jacal iyo aniga .******** waxaan is baranay gabdh soomaliyeed waxan sheekeysan jirnay every ather night . waxaan isku noqonay qays iyo layla . runtii ayada ayaa ii bilowday buuga jacelka oo baalashiisa ama isteerinka u haysay . waxay sheeko iyo wanaag na dhexmarto . waxaa dhacday ARINTAN ...............................................AALAABA MARKA AY SHAQADA KA SOO BAXDO OO AHAYD 10PM WAXAAN KA SOOQAADI JIRAY SHAQADA OO AAN KEENI JIRAY GURIGEEDA HABEEN DHAAF KASTA .WAXAA AANU SHEEKEYSAN JIRNAY INTA AAN GURIGOODA GEYNIN MUDO 1SAACA AH WICH IS ENOUGH. FOR US . + ONE OR MORE HOUR BY PHONE. WAXAY ARINI SOCOTO WAXAAN KU BALANAY INAAN IS GUURSANO . BISHAN MAY 25 KEEDA OO WAX BADAN AYAAN KA FALANQOONAY ARINTAAS HADEY NOQOTO LACAGTII LAGU AQAL GALI LAHAA IYO WAXAAN KA SAMEYN LAHEYN GUURKEEN IYO MUSTAQBALKEENA . WAXAAN SHOQO GARAACABA NINKEYGII ISU DIYAARINAYAN AROOSKA IYO HONEY MOONKA . WAXAAN LA KUL MAY HABEEN 2WEEK LAGA JOOGO ANIGA OO SHAQO LEH AYAAN KU SANIFAY INAAN SHAQO AADO . OO WAXAAN WACAY SUPERVISARKEYGII OO AAN KU IRI MA IMAAN KARO CAAWA . WAXAA UU YIRI FINE . KADIB WAAN LABISTAY WAXAAN IGU SOO DHACDAY MAAD AADID GABDHAADII OO AAD RIDE SOO SII AAD BAAN OOGA WALWALSANAA QAADASHADA AY QAADANEYSO BUSKA........ WAXAAN SOO HOR ISTAAGA SHAQADA HORTEEDA . HORTEDA TAAGNAA GAARI UU KU JIRO WIIL SOOMAALIYEED .. MARKEY SAACADU AHEYD 10.06 AYAA WAXAA SOO BAXDAY KHADRA OO XIRAN QIMAAR AAD U IFTIIMAYA IYO DHAR CUSUB . WAXEY FURTAY OO GASHAY GAARIGII UU WATAY ININKII IIGA HOREEYA OO IIMA AY JEEDO OO MA YSAN OGA INAAN CAAWO SHAQDII U GOOYAY ....... AKHYAARTA HADALKA AYAA IGU DHEERAADAY SORRY. II DUL QAATA. WAXAAN AAYAR DABA DHIGTAY GAARIGII AY KU JIRAY INANTII IGU ABUURTAY XANUUNKA I HAYA , WAXAAN ADKEYSAN WAAYAY INAAN DABA SOCDO OO WAXAAN KU TASHADAY INAAN AG ISTAAGO TARAFIK LIGHTKU MAKUU NOQDO RED OO BAABUURTU IS TAAGTO SAAN ISU TUSO . WAYSOCOTAA .. WAAN IDIIN WADAYAA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruqia

Unrecorded Date
aboowe noowad sheekada .. walaahay indha jaceyl baad naxasuusisay thanx macaanka .. noodhameytirhee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamaan

Unrecorded Date
burhaan, mesha heestaas aan jeclahay owgeed ayaan u soo galey, sheeko macana waa la kulmey, saaxib sii wad musal-salka, anigana sheekadan iga hoo:

HORTA ALXAMDULAAH, I AM WELL OFF. GABAR SOOMALIYEED AYAAN TUMASHO ISKU BARANEY. HILTON HOTEL AYAAN ISAGU SOO GALNEY HABEEN ANIGOO NIMAN BADAN OO TALYAANI AAN WADA SHAQEYNO ISLA SOCONO. GABADHII UMA SHEEGIN INAAN SOMALI AHAY WAXAAN IS IRI, HA KA NIXIN OO YEESAN XISHOON. GABADHII MID TALYAANI AH AYEY ISKU DHACEEN OO HABEENKAAS AY RAACDEY. ANIGANA MID CARAB AH AYAAN ISAGA DHACAY OO AAN KA XEESTEY. MAR AY DOOBE AHEYD AYAA KII TALYAANIGA AHAA II YIMID UU YIRI WAR AAN KALA BADALANO NAAGAHA WAA YAHAY AYAAN KU IRI, QOLKIISII AYAAN UGU TAGEY GABDHII SOMALIYEED IYOOD SUU ILAAHEY KU ABUUREY AH, AF INGRIIS AYEENU KU SHEEKEESANAY, WAXEY IGU TIRI SOMALI BAAN U EKAHAY KAMA AAN DIIDIN WAXAAN KU IRI HAA WAAN AHEY, WEY YARA NAXDEY LAAKIN GOR-GORTAN AYAA INOO BILOWDEY, HABEENKII WEYNU DHAMEESANEY WAXAAN SIIYEY business card-keyga, WAANA KA TEGEY, 4 BILOOD WAR KAMA HELIN, MAALIN UUN BAA NIN ASKARI AH IIGU SOO GALEY XAFIISKEYGA............WEY SII SOCOTAA.

P.S. i cant name the actual place and date since the story is now well known within the somali community here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cishqi

Unrecorded Date
saaxib burhaan mowjad jacayl baad nagu dhextuurtay
ee naga dhamaystir sheekada mise mestercard kayagaanu kuu soo qoraa oo waad naga iibin.
waxaanu sugnaa waa sheekadii oo dhamaystiran
dabadeed anaga talo naweydii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hurdaaye

Unrecorded Date
burhaan bootaale,saaxiibow qaadkii markii minneapolis laga joojiyey oo xaraarad ku qabatay
ayaad nagu maaweelinaysaa sheekadaan halaasiga.
beenaale,burhaan aniga iyo adiga waan is naqaane
dadka kale kuma yaqaanaan,kolley reer minnesoto
waa ku yaqaaniine,dadka kale u sheeg...
maqaayadda nicollet iyo 25ka ku taallla ragga
taga waa ku yaqaaniin burhaanow.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

No-WMN-No-CRY

Unrecorded Date
Burhaan Finish-it up Bro, I can Wait the rest of this Saga. It Got'ta Be good. uh uh uh!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Saturday, July 08, 2000 - 10:15 am
Denhaag (holland)
Haboon
Inanyahow sheekadaada macaan waxaa igaaga sii qiimo badnaa heesta korkuxusan, oo sanado badan ayaan heestaa raadinaayay ee iisheeg meel aan albumkaa ka soo iibsankaraayo.

Waxaan halkaan kala talinayaa burhaan.
War xishood maad garaneeysid miyaa markaad gabar soomali ah baan latuntay dhaheeysid. Mideeda kale waa in aad iska soobaartaa in aad eedhis qabto iyo in kale, maxaayeelay hadaad naag uu nin talyaani ah latuntay aad latumatey, jaanis weyn aad cudurka ku qaadid baad leedahay.
Mideeda kale waad in aad hablaha soomaaliyeed sidii walaashaa oo kale ula dhaqantaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Love and Wiil

Saturday, July 08, 2000 - 10:34 am
Warayaa burhaan shaki ayaad i gelisay walaal, marka anigu Sept ayaan aroosin,laakiin waa inaan
hebeen Gaariga meeshaa dhigto. Walaahi aaminidii ayaa yaraatay, maxaa naga qabsaday waan qarsanaynaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Unrecorded Date
Colenel

Waryaa Burhaan ninyahow maxad khayaaliga ku dheereysa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr:True

Unrecorded Date
Been Loow! Arkan anigaa aqaan, Maxaa ka been badan. Waryaa Nagadaa yaaqay Waxaan ma qaadikarno !!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAASIR

Unrecorded Date
BURHAAN SIDUU CISHQI SHEEGAY AA RUN AH DUQA MA GADEE ANA DISCOVERY AAN SOO DIRAA DON'T TELL ME YOU ONLY ECCEPT CHECKS AND CASH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.