site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AFTAHANIMO (BALAQO DHEERI) MA WAXLA BARTAA MASEE WAA U DHALOSHO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): AFTAHANIMO (BALAQO DHEERI) MA WAXLA BARTAA MASEE WAA U DHALOSHO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIXAKIN

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM BRO / SIS
WALAALYAAL PAGE KAAN WAXAAN U FURAY IN AAN WAX KA OGAADO WAXA CODKARNIMADA AMA AFTAHANIMADA DHILIYAA. MASE BARANKARAA RUUXII AFGABAN?
WALAALAYAAL ARINTA ANEY SI II HAYSATAA
OO MARARKA QAARKOOD DANAHAAN KA HADLILHAA AYAAN GARABMARAA
ILA TALI BRO OR SIS

MACA SALAAMA

BY ABDIHAKIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Walaal CabdulXakiim,

Aftahanimada, gabayga, murtida iyo wixi la mid ohoo dhan waa arrin uu ilaahay dadka ku beeray oo maanta ma ahan wax iska doondoon ah ama uu qofku baran karo. Waana arrin uu Ilaahay SWT uu dadka qaarkiis ku abuuray ayaguna awood ay ku qariyaan ma lahan oo waa inay sheegaan murtidaas ayada ah.

Calaa kulli xaal aniga waxay ila tahay inuu qofku siduu ilaahay u abuuray uusan iska badalin sababtoo ah waxaa laga yaabaa hadalada iska raadiska iyo iska doondoonka lagu keeno waxay dhaliyaan is afgaradwaa iyo murti xumo, sidaa awgeed ha isku dayin waxaadan ahayn inaad noqoto. Laakinse arrin waxaa jira ay dadkaas aftahanada ah yiraahdeen iyo kuwa gabya oo hadaladaas ayaga waxay noqdeen hadaloo waara oo dadkoo dhan ay isticmaalaan munaasabadaha ay markeey helaan meel ku haboon, hadii aad awwodi kartid baro sida loo isticmaalo murtidooda iyo hal qabsiyada wanaagsan ay ka tageen dadkaas ayaga ah. Sidaa awgeed hadhaw dadka waxay kuu arkayaan inaad tahay nin yaqaana murtiyada wanaagsan islamarkaasna hadalkaaga dadku wuu jeclaanayaa oo waxaa la arkayaa inaad tahay qof fiira dheer leh.

Laba shimbir hal dhagax kuwada dil. Adigoo gaaray dantaad leheed oo ah inaad murti ku hadashid iyo adigoon isku kalifin waxaadan awood u lahayn inaad noqoto.

Wanaag iyo horumar ayaan kuu rajaynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Warta Suuqa Wilaaloow Ceeb maahinoo saan camalooti widaayoow ,,,,Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun ,,,Meehaan maba la shiixaayee maxaa waaye (BALAKHAAN DHEER)oo liis weydihaayo dadka hortood kaneey maba shiixaayo miina us!!


Walaahi Suumaali Hor ay war u Dhameesi ee daybo ,, Wissin wisinkaan eheen aa waxaa la dhihi Cumrigaa Dheeraadi Geel Dhalaayana aas ku tusaa!! hadda meehaaneeto intii shiix ka tagni maan is weediheenaa Balakh Dheer ii Balakh Gaawan !!!


Ceeb taneey iiga dheh ,,,anni Afkeey yammeey Yam ,,Yaxaasbo a i khaado haddi bacdigeed aan baarammo,,,,,.;...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
balaqaa oo dheeraado cilad lee waaye.
.
.
.
.
wixii geel ka dheerna xaaraan.
.
.
.
warkeey maku gali doorshaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Widaaygeey Heweloow Adlee i fahmeesid,,, Meehaaneey Ceeb aaba loo soo jeestiyee,, Anshax ii Sharaf ii Shiixna waaba laga dharaakhiyee,,..


Kaneey us meeha waxa Ceebta ku soo dhigaayo Balkheed haddiis ka dheeraadi us maxaas u waayi Rijiweeto numero Quaranto otto eh oo jin ii jimaad ku eh ,,,Bacdigeed kaali sika arag ayba nakhahee yaa ka khanaasaayabo ,, Bikra ahaaneey ay xawadkeed u lulee Unukana dhareer ay naga keenee Qabla maa banaanka balakha la soo dhigo,,Shurufkiis ii Khamiirkiis Dhamxanaga aas kaaga dhago,,,,,,,Iyaah iga dheh!!!!!


Saas Miinoo wadaaygiis!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
neefoowkaniini,
saaxib balaqa dheer waxa keeno waxaa ka
mid ah shig-shigida,ee taas maloo yeeli karaa
Rijiweeto?

hebel,maxaad ugu yeertay(doorshaan)?
maxaas ged-gediyoohaa?
waa la kasi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
abdixakin waa loo dhashaa waxuunaa ilaah hibo u siiyey aftahanimada somaliya shanta reer:

cidagale, dhulbahante, haberyoonis, haberjeclo iyo ogaaden ayaa kala qeybsadey wax alaale wixii somaliya hadal nin yiri oo dhan 99% ayaa leh, 1% hareyna dadka kale ayuu ka dhaxeeyaa. war ikama ah reer u hadal ee runtaan sheegey aqayaarta ha is dhihina waa qabiiliiste, i was just telling the truth ninkii arinkaa wax ka qabo mise been karo sxb i sax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliJecel

Unrecorded Date
Your truth is irrelevent sir.

Ma soomaalida waxa gabya oo dhan baad soo tirisay? inoo sheeg ina adeer magacyadooda iyo inta gabay iyo geeraar ama murti ay tiriyeen iyo sida ay ukala qeybsadeen. Mise waxaad tahay another barin washed lasoo baray Qurunkii Siyaad Barre dadka lagu dhagri jiray.

Waxaasoo kale goob hala imaan mar danbe, qaran dhan baad ledahay % yar baa loo siiyay hibo inay aftahano ka dhashaan, waryaa ma ilaahay meeshuu ku qeeybinaayay ayaad joogtay aftahanada soomaaliyeed? mise adaa ka wakiil lagaaga dhigay.

Logically fiiri dadkaas aad soo sheegtay waa imisa ayay ka yihiin tirada dadka soomaaliyeed mise waxaad rabtaa inaad nmagu apply gareysid 80:20 adminstration fenominada dadka la baro oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
War xaggee ku illawday Habar Awal. A little bit for Arab and Majeerteen(Faarax Nuur and Aw Muuse were awesome)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
somalijecel,

sxb maxaa irrevelent ah? ma been baan sheegey, wax alaale wixii gabey hees, geeraar, maahmaayo iyo wixii kale oo dhan dadkaas ayuu ilaah hibo u siiyey, aniga meel lagu qeybinayey ma joogin laakin koley, afgooye, jamaame, mudug, jawhar, baladweyne, kamsuumo iyo meel kale ayaa hadalkaa laga yiri ma maqal wixii la yirina reerahaas ayuunbaa yiri, ee adiga si weydii meesha loogu qeybiyey, koley waxaan hubaa in intaas ina kale la bar bar dhigi karin, waa ugu walee ma cid baa taas diidi karta. somalida runta ma jecla, nin walba wuxuu ku wanagsan yahay waa in la siiyaa lana sheegaa for example, reer koonfur, they r good at farming bal halagu qabsado. markaa waa saas sxb. on the other hand, when science was divided among europeans where were the africans? ma anigaa taasna qeybiyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad

Unrecorded Date
To: SomaliJecel

Ninyohow runtaan kugu jecelahay oo markaad tidhi qudhunkii Siyaad iyo brainwash baa dhacay waa hadal saxiix ah. Bal u fiirso, nimankan Ciidagale iyo Habarjeclo iyo HabarYoonis ee yarkan Cali sheegay niman gabay wax ka yaqaan ma aha sidoodaba. Waxaa baalku u baxay markuu Siyaad soo galay meesha oo afaraydoodii meel walba laga buuxiyay oo ka hor waxba may ahayn. Sababtuna waxay tahay ninkan Afweyne oo Isaaqa nafle oo dhan ka jeclaa.
Taa kumuu hadhine nimankii murtida badnaa ee Marreexaan iyo HabarrGidir ayuu maansadoodii oo dhan tirtiray oo ninku cadaawad xun ayuu u hayay raggaa siiba Mareexaanka oon laba tusi karin. Runtiina Siyaad ka hor Marreexaan murti laguma gaadhi jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ala soomaalidu indho adakaa?
.
.
.
.
bal kan ali ee leh ....oo ma been baan sheegay?
.
.
.
DEE HAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
.
.
.
.
duf ku bax oo hasoo noqon dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
garaad marehan laangaruusar buriyow aan ku qabasado haber gedirna, kuuunteyow gabdho islaameed iyo biliqo an ku qabsado dadka see wax u kala leeyihiin sheeg sxb been jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad

Unrecorded Date
Ali:

Nin yar baad tahaye ha degdegin. Raggaad kor ku xustay haddaad ka soo jeedana hadalka dulucdiisa waad fahmi lahayd oo waxbaa ku hoos jira. Hummaag iyo bil-cakis baan hadalka ku shareeray nin raggina waa fahmiye doqoni yeelkeeda.

Tolow yarku ma Walaweyn buu ku dhex koray??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIHAKIN

Unrecorded Date
ABDIXAKIN
ASALAAMU CALEEYKUM DHAMAANTIN

TO: WARTA SUUQA
WALAAL AAD BAAD UMAHAD SANTAHAY ( JASAAKALAHU KHAYR) TALAADAAD ISIISAY OO QIIMAHA BAADNEED.

TO NEEFOW KANIIN
"KHAYR KU HADAL AMA ISKA AAMUS"

TO: ALI IYO INTII U HABOOWDAY DHANKA QABILKA

ALIYOW MA FIDNO AYAAD KA DAN LAHAYD MARKAAD QABIL SOO DHEXGALISAY TALDAAN IDIN WEYDIISTAY.

TEDAKALE, MA AHA HADII QOF FIDNOLE AH UU ISKA HADLO IN LAGA DABA HADLO, WAXAASE HABOON IN LAGATAGO OO AAN LAGA DABAQADAN NAAC NAACDIISA.

OGEYSIS___ WALAALAYAL HALKAA IGA SII WADA TALADAAN IDINWEYDIISTAY

MACA SALAAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
war somali weyn ma wax been ayaan sheegey! waa yahay aftahanimada somaliyeed waa labada webi dadka u dhaxeeyo, war ragiina reer waqooyi xaalada wey xun tahay ee raali ahaada, beer falow aan idinkana hada nila siiyey wixii hada ka bilowdo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.