site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Why Somalis hates ARABS????

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Why Somalis hates ARABS????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TellmeY

Unrecorded Date
I'm looking for intelligent and constructive
answer to this crucial question.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Unrecorded Date
Most of them are racist and on a more personal level I found them to be toooooooo much of a shaxaari. They are obsessed with women!!!
I lived in Yemen and I felt presecuted...they stare and stare and stare at you, oh I hated that!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tribehater

Unrecorded Date
dear Tellme Y,
OK BRO/SIS I'LL EXACTLY WHY BUT UNFOURTUNATLY I DON'T HAVE NOUGH TIME RIGHT NOW 2 DO SO IN DETAIL, SO THEREFORE I'LL SUMMARSIE IT 2 U.

1st OF ALL LETS GET 1 THING STARGHIT WE DONT HATE ALL ARABS, COUZ JUST LIKE ANY OTHER PEOPLE THEY ARE NOT ALL THE SAME.

I'VE LIVED IN EGYPT AND SYRIA, AND PEOPLE OF BOTH COUNTREIS WERE REAL NICE ESPECIALLY IN SYRIA THEY ARE FANTASTIC PEOPLE IN EVERY SENSE I MUST SAY, THEY WELCOMED WITH OPRN HANDS AND HEARTS WHEN WE SEIKED REFUGE IN THEIR COUNTRY.

ON THE OTHER HAND ALL SOMALIS AND OTHER ARABS KNOW
HOW •••• SOUDIS, YEMENS AND AMARAITES ARE THEY ARE SCUM OF THIS EARTH, EVEN THOUGH NABAY ALSHARIF 'MOHAMAD' CAME FROM THEM.
THEY HAVE NO HEARTS OR SOULS BUT ONLY MONEY ESPECIALLY THE SOUDIS.

I COULD GO ON AND ON ABOUT THIS SUBJECT BUT UNFOURTUNATLY I'VR NO TIME RIGHT NOW.

I HOPE THIS 2 HAVE GIVEN U SOME IDEA OF WHY WE HATE SOME OF THE ARABIES.

ps, i'll u in more detail next time ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TellmeY

Unrecorded Date
To Anon
All men are obesessed with women,
specialy when they'r beautifull like yourself, don't get me wrong noone look or "Stare at ugly things"
About racisim, Arabs lived in Somalia for
years, generation after generation and never been integrated in
the Somali society they always been "Reerkii
Carbed". Why??? If the same thing happen in
Yemen I'm not surprised../
Thanks for your comments
Pease

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mike

Unrecorded Date
to Tellme y
Who siad that we hates Arabs and where did you get your b-shid questioan.
No one hate Arab but just most off real Somali Dont like them if you get it yaaa basal.
Pleace don`t try to ask like this question the plp.
Have nice time yaaa caqli dooro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TellmeY

Unrecorded Date
Mike,Mike ...Mike
I said INTELLIGENT answer not load of "*~#.
Try again!!!!
Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Unrecorded Date
ahlan wasahlan yaa jamaaca

saxib runtii somalia waa dal carbeed dadkuna waa carab qiimana kuma fadhiso colorka lakin waxa la hubo ayaa waxay yihiin in aanu nahay carab asal ah marka ma innagaa is nacayna.

way jiran kuwo u nacay carabta aan somalida ahayn sida sacuudiga maxa yelay tarxil marka saxib somaliya waa dal carbeed iyo dad carbeed ee jahilinta carab neceb ha u dhinteen ciil carabi kor (qulmuutuu bi qaydikum)

wa ilaahunaa akhtimu kitabatii wa ilalliqaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIKE

Unrecorded Date
To -tell me y and fahad.
fock OFF
Lisen guys waxaan kugi iri carab lama necba ee kama helno is there any wrong whit that?
You Fahad

You fahad yaa kuga dha hay carab aanahay ma waxaad run moodey sheekadii anaa jaamac oo galabtii laga soo deen jiray radiaha sheekadaas iska ilow ilow waa sheeko siyaasadeed.
Duqa slow donw we are not the plp you think that we are?????
marka kale adiga waxaan u maley nayaa in aad ku jirto ku wii is moodi jiray carabta markii soomaliya lagu noolaa hadaad taas aamin santahay i sheeg sabab taa aad u tahay carab.
Balse qofwax kudhaamo sheego intaad carab wax kasheeganeysid and be your selv bro .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Waaar bal u yaraha kaadiyoo intan yari iga gunta nimankiinan meesha furtayoooooooooow


,,,,Waa Calako meel yuurartiyo, Canug aan weynaane
,,,,Waa Ciiryaamo roob da'ahayiyo, waa cidloo kale'e
,,,,Waa Baradho ceeriina iyo, Xuubka caarada'e


,,,,Cudud ma leh Col kula weerar gala, Ciidan xooge
,,,,Inkastay cid kuu soo diraan, waa cidloo kale'e
,,,, Calooshaa iyo Madaxay sidii, Dumar cantuugaane
,,,,Maandhow cayaayirka iga daa, Carabi waa naage.


Intan oo kaliyaan jeclaan lahaa inaan ka iraaho Carab waxay ahayd waxay ahan lahayd waxa ay tahay iyo waxa ay noqon doontaba se aanan anigu oran bayaadkan meesha ku qoran oo ay horay odayadii hore u yiraaheen,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
Mike sida aan uga jeedo magacaaga duqa adiga waxaad jeclaan lahayd in aad western noqotid marka kula yaabi maayo walalkis,mida waxad tiri carabi kama helno why???!aniga ma ahi nin kor cad ama u eg laakin markaan akhriyay taariikhda somaliyed waxaa noo cad in soomalidu tahay dad carbed taasina waxaa kuu cadaynaya dhaqanka somaliyed oo ah the arab dhaqan,siyasadunamararka qaarkod waa run,oo carabi waa ummad sharaf leh khald ay sameyen daba dhilif yoda carab ee madax ka dalalka carabta ma'ahan in aad ku nacdo in ku dhow300milion oo dadkaga ah,tarikhda cusub ku noqo somalia hadayan carab ahaan lahayn maba ayan jirteen,marka mike or michis deji carab waa somali somalina waa carab aniga waligay carab ma tegin timirtodana ma cunin hase ahaate dadkayga waan garanayaa,mise saxib sucudigaa lagaa soo tarxilay
just kidding by i know you wish to be from british

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Unrecorded Date
Koo inta annakas gabay aas oday waalan dhahi anaka noo sheegaa,qur'an miyaa markiid daliil sayid max'ed cabdulle gabaygis noo keenaysid ninkas horta waa halgami lakin hadan somali badan aas gardarro ku baabi'iyi marka dukha hadiis sayidka carab necbay anaka waxba hanoo sheegin carabi waa naage aad meesha ku haaysa dukha orod bax utag xamas walahi adoo nin ah eey uur kuu yelayan,neefowkaniini isdeji carabi waa naage saas wixii waddankina ku gubteen horta kaali hadii dadka naagnimo ku caahaysin admaa nin eh 10sano aa gaajo idin baabi'sidawlad hawiyee darood dir isaq jini wecel balayo aa ka bixi wayseen markas aa waxaa rabtiin inaad dad caasin,hadii la laguu diidi in sacuudi babur ku dhaqdid ha qaraarin nooo
dukha shakheso wadankaa dhiso carab waa hormarti naag iyo nin haku jirine dukha horta s/galbed so cesho wajer keen markiid horta ad nin noqotid dadka naag ku caay lakin ad aaba naag ka xun maxaa naag ka caaynee waryaa albright aa kuu taliso xaywaan yahow markas aa dad sarukh samaysto caaynee
dukhowda kale ani somali aan ahay lakin ninkaan dadka ku qararayan la hadlayi marka ifahma yaa la soo qamqamin hadii kale waa la idnin tarxiila

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli

Unrecorded Date
wallahi adaa ka saxan xamar duqa neefow kaniini horta carab maanta maxay kaaga liidataa oo ku caaynee fadlan soo sheeg waxa manta carab aad uga fiican tahay waa adigan gaajadu ku dishaye mase ogtahay in musacadooyinka kuu yimada ay 90%ay khalijka ka imadan afartan sanan xornahay maxan qabsannay waa adiga dadka naagnimad ku caaynayee saxib hadii ka soo qaad aan inkirno carabnimadeena carabi nooma baahna way isku filan yihin oo mishariyadii bay dad kale siin marka walaal wallahi aanan anna carab tagin waligayna mishariyo ka cabbin lakin waxan hubaa in aan anigu carabi ka soo jeedo marka saxib mike iyo nefow kanini isdejiya ee waxaa su'aal iga ah maxaad carab ku nacden maxayse idinkaga litan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Unrecorded Date
Maxay carab naag ku noqotay? neefowkaniini

Maxadan uga helin carab ?

Sida muqata waxaa jira dad ay cuqdad uga jirto carab lakin manta carab nooma baahna akhri wargayska paristimes cadadkisii 1287(dalka imaradka waxa uu katallabsaday khadkii dunida sadexad isagoo ku biiray dunida kowad )
Marka nefowkanini naag maxay qabtaa oo ay kaga lidataa,mise weli jahilayadii islamku babi'yay 1420 kahor baa kugu jirta ilah ka baq oo
(inna akramakum cindallahi atqakum)

waxad u bahan tahay in aad dhaqdid maskaxdaada kuna dhaq diinta islamka ee caadilka ah ka jahliga ay sameyan niman naagaha mooday dameradooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mechigan

Unrecorded Date
carabi waa naage khaniis ad maa nin ah marka waa ku tuugaa hal marlee bax u tag wallahi neefow geey kaa dawaynayaan

ha illowin nobel price sanadkan in uu qaatay saytiistaha masarida

Dukha neefow kaniini orod Food Stambahaga ku adego xataa walahi khalijka walfare wuu leyahay ee ka gar duqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
NeefoowKaniini gabayadii Ustaadka eed maalinba mid noo soo saarayso ma khasnad bay kuugu xidhan yihiin. Gabaygaa markaan arkaba qosol baa beerku i caddaadaa. Sayidku wuxuu keliyoo ka hadlayay carabta kartidooda dagaal ee kama hadlayn Saynis diin iyo wax kaleetoo dhan. Runtiina waxaa cadaatay nimanka carabtu inay yihiin niman aad u daciif ah marka goobta dagaalka laysku qabto. Waxaadna moodaa sannadba sanadka ka danbeeya inay sii daciifayaan. Hadda futo iyo calool weyn baa raggoodii ka soo baxdoo haddaynu weerar ku qaadno waxay ila tahay inaan ceelasha saliida ka qabsan lahayn intay casiirka iyo burtuqaalka cabayaan. Maraykankaa u soo gurmanayoo laakiin ku waari mayno nimanku waxay noqdeen Minyaradii Maraykanoo waaba la naageystay.

Sababta dhibaatadan oo dhan keentay waxa weeye iyadoo carabtu ay isu guuriyaan inan iyo inaadeerkeed ruma. Kuwaasina waxay iska dhalaan ayaa iyana ilmaadeeradood guursada si aan reerka xoola leh xoolohoodu shisheeye u gacan gelin. Markaa dhiigii carabtuba wuxuu noqday daciif maskaxdiina waa yara kharaabtay. Bal eeg waagii nebiga carabi dunidoo dhan bay qabsatay maantana Yuhuudoo 1 million ah ayaa marba dhan u didisa. 5 goor bay carab dagaalka ku jebiyeen, 3dii ugu horeysay iyagoon taageero badan galbeed ka haysan.

Tanuna waa mid cadaynaysa Sayidka Indha dheeridiisa uu mar walba inshaari jiray waxyaabo aan umada kale u cadayn, dabciga Aadanahana wuxuu u arki jiray sidii 1000 degrees oo psychiatry ah uu soo qaatay.

Carabi naag ma aha. To say otherwise would insult women everywhere. Carabi waa bakhti iyo hunqaaco meel ku huurtay, thank you very much.

If any Arab-lover feels insufficiently insulted, I will try to do better next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Lol@@Xoogsade, how generous of you to offer more insults lol!!!

Somali carab ma aha, waxna uma galin. Ummadda Ilaahey inta Islaamka ah waxaa laga hela qaarad waliba ee dunida. From China, Europe, Latin America, Africa. Ma waxaad aragteen ciid sheeganeeyso Carabnimmo???????? Dad ba mooda haddi la diido dhalasho wadaag carab in Islamnimo la diidaayo!!!!!!!

Ma aragteen muslim ka yimid wadan kale oo Carab nimo sheeganaayo? Have you seen a Chinese or a Bosnian claiming to be an Arab??

Waxaan la kulmay carab badan, waxaanna ka dareemay cunsuri inay yihiin!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Ma Dhameystiraa mise !!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maskhadov

Unrecorded Date
Runtii waxaa ii muuqata in aadan fahmin carabta iyo xirirka naga dhexeya waxa naga dhexeya ma ahan islamnimadda,ma ogtahay in magalada muqdisho uu magacedu ahaa (maqcadu ashah).

Dadkii ugu horeyay ee soo dega ama camira xeebaha somalia waxay ahayen carab ka timid xaga khalijka iyagoo u yimid siyabo kala duwan sida 1-fidinta diinta 2-ganacsi -3-markii dawladdii islamka ay boqortoyinka noqotay ayaa kooxo badan oo ka soo horjeeda u soo carareen mandiqadada xeebaha somaliya iyagoo ku tarmay hijradii markaas bilawatay waxay socotay muddo ku dhow 600 geeskii africana wuxuu isu badalay mujtamac carbed.

Micnahaygu ma ahan in aan ka helo carabta waxaa wax ka qoray qoraga caanka ee masarida cabaas khurayzi isagoo ku tilmamay dadkii ugu horayay ee carab ee dega inay ahayen (zaydiyiintii ka soo carartay umawiyinta )marka xitaa tarikhyahanada dunida way isku waa faqsan yihiiin in somaliya carab tahay dad ahaan muslim tahay diin ahaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lubnaan

Unrecorded Date
xoogsade waa adiga carab fulaynimo ku tilmaamayee ma adigaa qanaat suways ka xorayay isra'il mise somaliyaa barliv lug ku qaaday,ma adigaa 31dowladood la dagalamay mise adigaa fransa ka cayriyay aljeriya,ma adigaa ummu dunyaa qarxiyay mise adigaa intuu bam wadnaha ku xirtay isku qarxiyay bartamaha yahuuda ku haysta baada falstiin.

Ma maqashay in ciidanka isra'il uu go'aansaday in uu dib uga cararo konfurta lubnaan maxaa yelay waxay u babacdhigi waayeen mujahidiinta "xizbullah"oo siiyay darsi ayan ilowayn fadlan akhri wararkii ugu danbeyay ee lubnan finally isra'il waxay sandulle uga cararta lubnan cuz dhalinyaro faro ku tiris ah ayaa ka eryay diyaradihii dagaal ee casrigana waxay qaban wayen koox yar oo carab muslim ah

Waxay ahataba runtii waxan daremayaa in somalidena qarkood ay fikrad qalad ah ka haystan walalahen dhiiga ee carbeed iyo midda diinta ee islam,fadlan ka fiirso waxad ku hadlaysan gaar ahaan forumskan waa murayadii soomaliyeed ee dunida waxana laga qiyasi karaa heerka aqoon iyo caqli ee ummadda somaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lubnaan

Unrecorded Date
xoogsade waa adiga carab fulaynimo ku tilmaamayee ma adigaa qanaat suways ka xorayay isra'il mise somaliyaa barliv lug ku qaaday,ma adigaa 31dowladood la dagalamay mise adigaa fransa ka cayriyay aljeriya,ma adigaa ummu dunyaa qarxiyay mise adigaa intuu bam wadnaha ku xirtay isku qarxiyay bartamaha yahuuda ku haysta baada falstiin.

Ma maqashay in ciidanka isra'il uu go'aansaday in uu dib uga cararo konfurta lubnaan maxaa yelay waxay u babacdhigi waayeen mujahidiinta "xizbullah"oo siiyay darsi ayan ilowayn fadlan akhri wararkii ugu danbeyay ee lubnan finally isra'il waxay sandulle uga cararta lubnan cuz dhalinyaro faro ku tiris ah ayaa ka eryay diyaradihii dagaal ee casrigana waxay qaban wayen koox yar oo carab muslim ah

Waxay ahataba runtii waxan daremayaa in somalidena qarkood ay fikrad qalad ah ka haystan walalahen dhiiga ee carbeed iyo midda diinta ee islam,fadlan ka fiirso waxad ku hadlaysan gaar ahaan forumskan waa murayadii soomaliyeed ee dunida waxana laga qiyasi karaa heerka aqoon iyo caqli ee ummadda somaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasro

Unrecorded Date
Somaliyey intaanan caayin dad kale maan annaga is fiirino ma jiro dunida dad nasiib xunn waxan nahay dad aan dawlad lahayn 10 sano xaali waxaa laga yaabaa in gurigiinii la idinka qabsaday ama la xoraystay ma kaas baa ka cunsuri san kan aan waxba kuu dhimin ee waliba ku cawiya dabcan hadusan ku caawin dadbay cawiyeen ee sister ka fiirso waxad ku hadlayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geelle

Unrecorded Date
Carab cunsuri waaye ku lahaa yaa naga ka cunsuri san somali waan ognahay dadka aqaliyadda saan u gumaadno car ii sheeg maxay jareertu naga galabsadeen maxaa loo takorayaa ma ahan miyaa somali,miyaynan xaq u lahayn in ay dalka ugu noladan xurriyad iyo sinaan caddalad,oo gabdhaha somaliyed loo diidaa wilasha jarerta ma cunsurinimo ka wayn baa jirta tan somalida haysa allow na soo hanuuni walalayal ha iska hadlina ee ka fikaira waxad ledihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubayste

Unrecorded Date
Alla ya cizzak geelle somali maangaabnimada meshey geeyso aan aragno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Mowduuc waxuu quseeyaa Carab.
Haddi aad rabtaan Somaali cunsuri nimadeedda iyo ceebteeda in laga hadlo, bage cusub fura.

Qofka mowduuc wata waxuu naga wareestay Carab, not Somalis!!!!!!!!!

Nasro, haa gurigeeni waa la qabsaday, oo la bililaqeeystay, lakiin marwarlba aniga qofka Somaligga ah ayaan ka jeclahay shisheeye kasta, and that includes the Arabs.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Unrecorded Date
Salaama Caleykum

Walaalaha Muslimiinta ah waxaan u sheegin, inaan
Soomalidu qaarkood yihiin carab qaarna baantuu, qofkii raba prove insha Allaahu waan u sheegin
kutub badana waa laga qoray arintaa. Mida kale oo
ah inaan Carabta cayno waa jahli iyo aqoon la,aan
waxaana arintaa keenay Gumeysiga iyo kuwa daba dhilifka ah, Carabtu waa dadka aduunka ugu fiican
nasab iyo wax walba leh, lana yaqaan taariikhdooda
fiiriya Gaalada meesha magacooda ku dhamaado after
four names magac danbe ma jiro. Carab nacayb kooda waxaa nagu beeray Gaalada oo ku xumeynaya Islaamka, Maanta Carabta markay Diinta ka tageen
ayey noqdeen dad xun xun, ee waxay ahaan jireen dadka Aduunka maamuli jirey, miyaad inkirteen Taariikhda. Aniga hadaan Abtirsado A to Z waxaan gelin Carab marka walaal dadka yaan lacaayin oo caqliga YUHUUDA lagu hadlin, Fiiri Cumar ibu Abdulciis iyo Salaaxudiin taariikhdoodiid, waxaa maskaxda idinka qaday CNN Gaalda hadalkooda.Islaamka yaa noo keenay Carab, Somaliya
Kacaanka Ka hor wax walba Carabi ayaa lagu qori jiray oo waxaad sida ku gran inaan nahay dad carab ah.

Maanta wax soomali ka xun miyaa jira, Isdil Kufsi,
dowlad la,aan, Qabiil, Qaxooti, dhaqankoodi ka tagey Mallsha yaal yaal Ceeb ay Caleek. Waxaa la yiri Guri Qarsha ah hadaad Degen tahay Dhagax ha ku tuurin Guryo kale, marka islayaaba Soomaliyee.

Your's Sumaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Dooddii waa dhabqantay oo qofba meelbuu mar u qaadaayaa.

1) Carabtii hore garaad iyo geesinnimoba waa isku darsadeen, Nebigeena(Naxarristii eebbe korkiisa ha ahaato), Abuubakar(Radiyalaahu canhumaa), Cumar bin Khatab (Radiyalaahu canhumaa), Seyfulaah Khalid bin Walid(Radiyalaahu canhumaa), Salaaxadiin(Radiyalaahu canhumaa) et al.

2) Kuwa maanta Husni Mubaarak, Saddam, Boqorka cusub ee Jordan, malik Fahad giddigood intaba halyey kuma jiro waa baqdhoos aan wax tarayn.

Shacabkoodiina waa duloobeen oo ficil iyo yididiilo waxba kuma jiraan, siyaasada dalkooda kama qayb galaan dumarkii intay dabooleen bay shaxaari wada noqdeen dumar markay waayeena khaniis bay wada noqdeen. Sheekadani waa mid run ah Cadan bay ka dhacday waagii Isticmaarka ee Somali badani joogtay. Nin caraba ayaa gurigiisii loo soo dhacay oo ay joogeen wiil yar iyo gabadh gashaantiya. Gabadhii baa la kufsaday. Ninkii Somalidii markay soo gurmatay ee arrintii bannaanka timi ayuu iska baroortay oo wuxuu yidhi:
Bal muxuu gabadha ka doonay oo u bikra jabiyay muu wiilka arrintiisa ka dhameysto. Waa dadka noocaasa.

Sababta horay baan u soo sheegay IN-BREEDING. Generation after generation Ilmaadeer is guursanaysa faa'iido ka imman mayso. UNICEF baa arrintan cadaysay oo waxaa laga helay carab badan mental deficiency, physical deformity including LABEEBNIMO. Dad baa dhashay siill iyo guss taam ah ay ku yaalaan. Kuwanu waa kuwa extreme ah laakiin haasha iyo iinta guud ahaan ka muuqata dadkani waa mid ku lug leh inbreeding.

Markaad Somalida iyo Carabta isu barbar dhigaysaan ood leedihiin Somali maxay qabatey, all I can say is think before you write. Carabtu waa Billion ku dhawaad. Lacagtoodii ayaa mid kale dhasay. Waana lacagta lagu maalgeliyo cadawgooda. Hadday niman raga yihiin Israaiil waa horey baabi'in lahaayeen tartankuna ma ahaadeen Somali iyo Carab uu wuxuu ahaan lahaa Carab iyo Maraykan kee dunida xukumi doona.

Carabeey dhugo dhankiinaa laynooga soo dhacaye

Once again if I have failed to offend any Arab-lovers, please bear with me I will return and do so to your heart's content.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

securityguard

Unrecorded Date
Tuug la qabtay! Fahad = Somali = xamar =caqli=layla =nasra= mechigan= mashadov = lubnaan = geele =qubayste.

Hal nin baa 11 jeer macagii badashey! War ma muwaalad la ciilay baa tahay? mase carabta ayaa ku masruufuto?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Maansadaan bal ila eega nin la yidhaahdo baa tiriyay Maxamed Axmed Cali "Goox". Sucuudiga iyo Imaaraadkuu in badan joogay oo mar uu ka soo anbabaxayey Dubay ayuu soo saaray murtidan uu ku dhaliilayo Carabta iyo waxashnimada uumiyohoo ay hadda ku barteen. Bal u fiirsadaa sidda ay ninka muslinka ugu dirqiyeen inuu meeshii diintu ka dhoweyd uu ka doorbido Finland iyo dhul gaalo:

Baashe Maxamed Xadhigloow
Baradaad ogaydiyo
Dubaydii ba'naydiyo
Baladkii khaliijkiyo
Bartii baan ku suganahay
Baxsanow Sucudigii
Beryo waxaan ka qayshaba
Tanaa igaga sii ba'an
Ka saluugay beerkoo
Ka bax baan is leeyahay
Baaqo laygu kari waa
Waa meel beyd go'aaagiyo
Basar xumada mooyee
Cilmi aanad baranayn
Waa ba cagageysaan
Bahda waaya aragnimo
Ishu aanay baaxayn
Haddaad boqol saniyo
Bilo badan ku nooshahay
Ilaa berigii aad timid
Beyrtii aad lahaydiyo
Weli badawgii baad tahay
Ninnimada badhkeedii
Haddaad buro u leedahay
Si kastaad u ba'antahay
Baxsi lagu xamaashiyo
Bide lagu gumaystiyo
Bushkaar dhoobi laad tahay
Beri samaad ogeyde
Baabi'iye noloshii
Weligaaba boodbood
Ama bacadba taagnaw
Bishii kaa dhamaataba
Biilkaaga mooyee
Beysteyn kuuma soo hadho
Biyaad gacan ku siisaa
Midbaad beer laxawsiga
Ugu badaq nuglaataa
Mise adaa u bogayee
Bi'i waa abaal ma le
Adigoo ku baaba'ay
Dagaalkii ku dhiig-baxay
Isna baanan karin bay
Berri kaa tarxiilaan
Oo Bini Aadannimo ma le
Waxba yaan ku baahine
Waa bohol dhurwaa qoday
Dhidarkuna ka yahay boqor
Libaaxuna ban joogiyo
Mulki baahan uga yahay
Ka baqoolay aniguna
Kama baxo dadkeygee
Yurub baan u bixitimay
Caawan baxaayaa
Nimankaa badhaadhoo
Maskaxdooda baaxshoo
Cilmigii badbaadshoo
Badihii dabooloo
Biriijyada dulsaaroo
Baabuur ku marayoo
berriga ugu daadegey
Nimankaa bir iyo dhagax
Kaaga dhigaya biimada
Bulshadu ay u simantoo
Bini Aadanimada le
Nimankaa bishaartaye
Bayaankaan run ahayn
Computer baadhoo
Beeneeyey keensaday
Buunbuunin maayee
Waxanay bandhigayaan
Baan la baadh isleeyahay
Raggu beretan weeyee
Basarkaa adduunkaan
Wax ka baro is leeyahay

Carabi waa meel madhan anaa idin idhi; Ha ku hungoobina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Neefoowkiniini soo daa balaha ha qarsanine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIke

Unrecorded Date
To.all

Marka hore ninba wax kahadal laakiin ninki mowduuucan furan lamahayo illaaa iminka isagoo waxba ka oran waxeey somali carab utahay.

Laakiin waxaan jeclahay dad ka meesha aan ku soo qortay dooda hooda iyagoo wax daliil ah aan u heyn sabta ayaa waxaan jeclahay wax in aan wax ka iraahdo waxyaabahay ku had leen aanu ugu hormariyo nin ka isugu wacay somali.
Kaalay waxaan kuweydiiyay marka hore magaraneysaa macna magaca somali wadaiga carab nagu wadee?
Tan kale waxaan labaxay koleyba aney ijirtaa ma aha in aan maga carbeed qaato sida kale markeed leedahay aniga carab uma eki oo nin cad maihi carab dhan ma cada kafiirso jawaabahaaga duqa.

Okey tankale oo aheed why? Ma qasabaa nin wax iga muteystay ayaan jeclada laakiin i8laa hada nin carab abaal uu qof soomali ugalay majirto.

Kasoo qaad dagaaladii Somaliya Markey socdeen maxeey ku keeneen in Somalibadan Barbara laga soodajiyo iyadeey goobdagaal eheyd.OO daad badan illhada lmoodo in eey Sucuudiga kashayaan Teeda kaleAniga waxaan marqati kaahy dagaaladii xamar iyagoo socday in soomalibadan laga soorogay dekada xamar oo dagaal qabyaalad kasocday markaas marka macalinka ma dad aan jeclaadabaa dadkaas walaalaheyga soomaliyeed sidaas ku sameeyay.

Mid aan kuu sheegaa oo ha is oran waa nin la sootarxiilay .Dadkaas aniga kuma jirin mid oo ehel keygana kuma jirin tan aan ka dqmaday na waa taan ku ruugu soo qoray.

Teeda kale macalinka waxaad tiri waxaan aqristay taariqda soomaliyeed adigoo ii sheegin meeshaaan Carb ka galnay ,marka waxaan kaarajeynaya in aad iskudaydo.


Teeda kale waxaad tiri adoo iskudayaya in aad wax kasheegto Somalida dhaqan keeda adoo daliil uga dhigaya in aan isku dhaqan nahay anga iyo carab # mid baan kuusheegayaa kala saar Wax leeska dhigo iyo mid aad tahay oo waxaan ku oranayaa ma heysano dhaqan carbeed hadaad si fiican u eegto dhaqanka soomaliyeed macalin taasna isku day macalinka. ?

Somali you said to me that you wish me Iam british : sorry brother Iam proud the one Iam somaliboy and I will be always that brother.


Xamar iyo caqli # idinka ma isku eegtay muraayad aqyaarta inta aad kahadleysaan dad ba horumaray oo ledahin S/galbeed, oo carab waa hor martay soo cesho oo dhulkaaga dhiso yaa niga xiga idinka intaan meelahaan eratyada kaleedahiin .


Layla waxaad tiri carab waa horumartay oo waxeey kubiireen dunada kuwaad laakiin ma isweydiisay maxeey soosaaraan oo aan shidaal aheyn ?
midkale mase ogtahay in eey yihiin dadka aqoon yahanada oo ka shaqeeyo 93% eey yihiin ajaanib .
37% oo kamid ah 93 in eey yihiin somali ?
oo hadii eey kabaxaan dhamaaan tood in eey carab ta wax ba qabsankarin? thin it syster intaad .

AH ah aha aha aha aha ah aahaaaaaaa .
Sorry brother Maskhadov magac culus .
Waa iga qoslisay macalinka intee sheeekadaas kaasooo gaartay (maqcadu ashah oo aad ku sheegtay in eey dad kuu ugu horeyay ee soo daga xeebasoomaliya carab oo sidaas iyaan ku helnay magaca muqadisho macalin waa ku dhacday laakiin mid kale aan kuu hayaa oo ah sabaabta aan ku helnay muqdisho loogubaxshay .

Waxaa dhay day in odey soomali isagoo safar ah iaga iyo reerkiisii eey xaas kiisa kag dhimatay
Muqdisho.
MUQA waxaa la oran jiray xaas kiisa DISHO =DHIMASHO markaa waa sidaas sababta eey ku heshay magaca MUQDISHO ee macalinka is ka dhaaf sheekadas raqiiska eoo aad ka aqrisatay buug odey carab qoray.
teeda kale dad ka hadey ganac si u imaaan jieen ama eey dega naayeen ma ah a in eey carab naga dhigaan waxaa qasab aheed in iyaga soomali noqdaan maxaayeelay iyagaa soomaliya yimid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Waah Waah waxaa baa Murti ah ,,,Maanso ,,Gabay Caaqiba leh ,,,Xoogsade waxaan soo booqday meel kaloo aad Maanso macaankeeda aad kula haasaaweysay dhallinyaro koox ah Kolkaa baan is iri waxani burqad ka badane Maxaa Cabaaqiro ku duugan Ninkan kade ee Nin Xoogsaday,,,


Waar Nin Xoogsadayoow Maansadii aan la soo tukubayee is lahaa ku xarga gooso waxay noqotay tii Goox ee aad Adigu ka dhawaajisay,,,


Carabeey ku jeceliyaa,,Suubanoow Nabigeennii iyo Saxaabadiisii wada Jaliilka ahaa,, Odayadii aan u wada isir sheeganayee sinjigeey ka soo jeeday,,,,Se kolkaan majeerto Wahabkan Dul habsaday ,,Odayadan wada Khisiiska noqdee is wada daba mulucyeynaaya,,Tahluuka haw sugnaatee baan karah iyo nacayb hadduu jiro laabta oga qaadaa,,,.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
securityguard,
war niin kakan waxad tahy eebtillo, pbig up 2 u bro.
wallahy waad kashifty nacaska, bro u the man carabka ka footadcasi is trying the •••• at us.

i was wondering how many true somalians will support and sympathisis wit his fucked up views about us being arabs and arabs being good nobel people, well the truth is they r extremly upnormal and inhuman.
trust i know them and i know them and i have lived amongs them a s well.

soooooooo pisssssssssoff u casan bastard i bet ur darker then real carabs and lighter then true somalians like my self, u bastard •••• offfffffff, aigt

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naasir

Unrecorded Date
Somalia somali baa leh

Somalia waa dal carab oo aan marnaba ka go'ayn ummadiisa carbeed,waa mandiqad istiraatiiji u ah amniga qowmiyadeena carbeed carbeed sidaa awgeed waxa uu isticmarka isku dayaya in uu kala gooyo shucubta walalaha ah,waxaana ka danbeeyay shekadan sahyuniyada calamiga iyagoo adeegsanayo kacaanadii ay iyaga abuurteen una dhiibteen xukunka dalkeena.

Mid ayaa wuxuu isku dayay in uu taarikhda wax sheego isagoo muqa- disho noo abtiriyay saxib shekadaas waa middii uu kacaanka uu abuuray sida nin iyo naag way siman yihiin isla kacaankii shekadas abuuray aa qoralkii somaliga ka bedelay kiisii originalka carbed marka saaxiib sida muuqata westernku way heleen haba yaradeene dadkii ay raadinayeen oo ah dad inkiraya qowmiyadooda carbeed sida maanta qaar ka mid ah carbtii kale ay u inkreen any way somalia waa ummad muslim diin carab ah dad sumaya alla ya cizzak
mike brother magacagaa itusiyay waxaad tahay wallal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Naasir:
Cudur carab jacayl la dhahaa ku haya widaayoow. Dawadiisa anaa kuu haaya. Laba kiniini oo Sucuudi Araabiya la dhaho aan kuu qoray minaa ka degatid Jidda aa laba maalmood joogtid adaa cudurkaaneyti ka bogsoon doontid. Ma kasti saaxiib baraabar waaye ee ka kac marka meeha sheydhaan uuskiis aa tehee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muhiin gaarleef maxaydhe

Sunday, October 29, 2000 - 01:20 am
anigu waxaan qabaa in callankeena soomaaliyeed carab lagasoo qaado maxaa waxay soomaalidu inta badan waxay aaminsanyihiin in carabi ayna qiima inoogu fadhiyin wax sii weeyn ooynu kasii hoosfadhinaana uusan jirin hadaynu cid wax lawadaagaynana aynu umadaha islaamka sheeganaya kamid noqono carabna aynu islaamkaa isugu imano ooynaan carab sheegasho dambe yaan lainaga maqlin, sababtuna saaxiibayaal carab magaceedu illaahay inagu faradyeelin inaynu kudaba faylo, bashariyaduna ixtiraam fara badan carab umahayaan.
marka aynu ciyaalkeena soomaaliyeed kasoo gurano arabaha,taasi waa hadii aynu dawlad soomaaliyeed oo hirgashaa suurtoowdo,...
taasi waa arigtidayda<<<< my best resp. all somalian bro. and sis. goooooooooooooood, byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.