WALAALYAAL WAXAAN AHAY WIIL 20 JIR AH WAXAAN AAD IYO AAD AAN U JACLAADAY IN AAN IMAADO U.S.A OR U.K OR CANADA. MARKA WAXAAN RAADINAAYAA LEEMAN AAN KU SOO DHOOFIKARO XATAA WAAN AADAA WADAMADA ARABTA MARKA MAGARANAAYO SIDII AAN KU SOO DHOOFO. SOMALI BASABORKIISA VISA MAKU HELI KARO. XATAA WAAN HELI KARAA BASABOOR II AG OO YURUB AH . MARKA HALKEE AAN SOO MARAA CARABTA AMA AFRIKA MEEL AAN SUAAL JIRIN MIDA KALE WAXAAD II SHEEGTAAN HADOO JIRO IS XAMBAAR AMA QOR AIR PORT KA SHAQEESTO.
maxaaa indun ku dhacay waan idin waayayee sidee wax aaad uwadaan mi yaad ka baq deen su'aasheeda war hadaan soomali nahay wax aan is ku sheegno markaliya aan kasoo dhoofo meeshaan or waan waalan rabaayee imaankii ayaa iga dagay wax noogu dhaafa hoos aan indhaha iskaga noorsano xataa please by by for oll