site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I REALY NEED U R ADVISE PL, PLS, PLS ,P LS,

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): I REALY NEED U R ADVISE PL, PLS, PLS ,P LS,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin

Unrecorded Date
Salaamu calykum, walaalayaal waxaan doonaayaa inad ila talisaan,,,arintan aan idiin sheegaayo maha mid aan ka been sheegaayo waa mid dhab ii haysata,,,bro/sis, waxaan ahay gabar jirta 24 sano, waxaa la' igu tilmaamaa inaan ku jiro dumarka aadka ugu qurux badan soomlida..waxaan ahay xaas,ninkeyga wuxuu jiraa 38 sano..wuxuu i guursadey anigoo jira 16 sano jira waxana isku guursaney , kenya..waxaan u dhalay 2 gabdhood oo mataano, ah..runtii waa nin fiican oo aad iyo ad ii jecel,anigana wan jeclahay..walaalayaal, problemka jira wuxuu yahay,,waxan ku saluugey sariirta oo sida aan rabo iima qanciyo,waxaan ka wadaa, anigoo u baahan ayuu wixiisa iska dhameystaa, markii an sexy sameyneyno, hal mar ka badan ma awoodi karo,halkaas mar oo uu si dhaqso ah,waxii uga yimadaan, runtii waa arin aad iyo aad mushaakil iigu haysa,mana aqaan waxan sameeyo, hadii aan u sheegi lahaa waxaan ka dareemey, in uusan awoodi karin,,inuu ka badan sameeyo,,, amaba uu ii qanciyo sida aan rabo..waana ka xishoonayaa inaan ku irahdo, ima qancin kartid..
marka walaalayaal pls, ila soo taliya.
mhadsanidiin..

walaashiin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ar dhib badanaa yaahee waxaan afka soo marin karo walaashiis. Laakinse ayadoo gaaban waxaan ku dhihi lahaa:

Horta mushkiladda ugu weeyn waxay ka imaanaysaa hadii dhab ahaanti la fiiriyo xagga da'da waayo baahidaada waxaa dabooli kara oo qura qof adiga kula da' ah ama kaa yar, hasa ahaatee waxaad yeeli kartaa arrimo aad uga gudbi kartid dhibaatadaada maxaa ka mid ah:


1- Ma ogtahay in maalin waliba ay ninka iyo marwadiisa muddo 6 saacadood ah ay nolashooda ku bixiyaan qolka jiifka. Sidaa awgeed qolka jiifka waa meel aad iyo aad u muhiim ah, marka waa inaad ka siisaa muhiimad wayn maadaama uu yahay garoonka ay cayaarta wayn ka dhacdo mar waliba. Cayaartooyda kubbadda cagta waligaa ma fiirsatay walaashiis? Koox waliba waxeey qabaan meel lagu aalamiinteeyo (Means training) iyo meel ay cayaarta wayn ku dheelaan (the real game) sidoo kale dhar u gaar ah training iyo waxeey qabaan dhar qurux badan oo dheesha wayn u gaar ah (special niform) Waxaan taas kala jeedaa walaal garoonkaagu waa qolka jiifka, qolka jiifka toosi horta hore baddal oo ka shaqeey, dhiinsoolaha baddal, barkima baal dooro ka sameeysan sariirta saar, nalal gaduud ah ama buluug ah shid, kuwa ispartiibadoo kale ha shidin yoow cararine, cuud iyo cafasiyad ku shid qolka jiifka habeenada ay ciyaarta jirto, koleyba habeen waliba cid cayaari kartaa ma jirtee. Dharka ciyaarta aa kuusoo haray, kuwa training ah ee jikada iyo basasha eey kasoo haadeeyso haku ciyaar tagi, caanaha caruurta (Similac & unflac) aanba ugu necbahay aduunka ee iska ilaali waayo ayaga iyo diliqa caruurta markeey is helaan hurdeey ninka ka keenaayaan ee iska jir. Waayo ritmadai oo muustakadi Cumar shooli camal eey u ekaanaysaa dheesha noocaas oo kale ah. (waligaa Cumar shooli ma dhageeysatay?) heesihiisa oo dhan hal ritmo eey leedahay marka waxaad u malaynaysaa inaad horay u maqashay si kastoo heesta ay u cusubtahay, marka ninka markuu guriga soo galo waa inuu arkaa isbaddal bishiiba hal mar ugu yaraan.

2- Taasi waxay ahayd tii garoonka iyo dharka ciyaarta (dharka training mamnuuc) (dharka special waa ineey ahaadaan) kolleyba dumarbaa tahay waad garanaysaahe. Waxaa kaloo ku xiga arrinkaas arrin nafta bani aadamka la xiriira oo ah (daal + xanaaq + jajabis + mood + fakar + walbahaar + dhaqaale dari + jirooyin iska yar yar ) markeey ninka la xiriiraan runti waa ay adagtahay inaad ka heshid (full time game) adigana waliba waxaa sii rabtaa ciyaarta ineey bareejo noqoto si aad u heshid (extra hrs) in lagu daro ciyaarta. Asagana waxeey ka taagantahay yaa mar kaa dhameeyo geemkaan dhibka badan. Marka si aad u heshid (90 minutes game) waa inaad schedual fiican sameeysaa oo aad iska ilaalisaa arrimahaas dhibka badan ee ragga lasoo gudboonaado mararka qaarkood. Sir kalaan kuu sheegaa walaashiis ( hadii aad isku daydid inaad ka baabi'isid walbahaarka iyo walaaca lasoo gudboonaado ) oo laakin si profesional ah, waxaa laga yaabaa inaad part time or extra game heshid (you see sis) adigeey kugu xirantahay wax waliba adigeey gacmaha kuugu jiraan.

Arrinkaan caawa iyo barri wax lasoo koobi kara ma ahan koowdheh, ee waa inoo qeybta danbe, hadii aad isku daydo inaad noloshaada baddasho sidaan kaftan ahaan kuugusoo sheegay, waxaa laga yaaba inuu ilaahay kugu guuleeysiiyo ee dadaal raggu waa caajis miiran. Waxaan kuu rajeeynaa inuu ninkaaga Diiq camal u ciyaaro. Aamiin.

wlaalkaa warta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Ar Arrintaan koo ay Biid Xaar ay yiraahaaan baa ku fiicnaan lahaa inuu ka hadlo oo si fiican kaaga jaahil bixin lahaa,,,,


,,,,Biid Xaaroow ku mee waa howlahaagiiye!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Feenak yaa Neefoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tacbaan

Unrecorded Date
Walaley madama aad qurux badan tahay quruxdaada isticmaal oo ninkaaga tusi specialka uu ilah kuugu nicmeeyey,adigoo isticmalya hababka modelka ee diintena ku banaan micnaha adiga u raaxey adiga ciyaarsii ee asaga kaliya ha sugin oo waxaan ka wadaa mararka qaarkood adiga kormar oo bambeey,sidaan u jeedo waxaad tahay naagaha aan jeclahay ee abayo kal tasho naagaha kaa waawayn ee diinta ku fiican madama aad da,yar tahay cajusana iska ilali marka runtii waan ogahay raaxada kaa maqan ee uu rabbi ku xalaleyay ee xalashada si allale sidaad ku heli karto ku raadi,waana saan ku iriye adiga ku raaxayso oo dareensii nicmatulfashuuqdada

Ilahay waxan ka baryaa mid adi camal ah in uu igu soo toosiyo aniyeey igu fiicneed taas camale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Haddii lacalla aad ku heli waysid oo uu aad isdaysaan ani ii imow ani aa kulule walaahi habeenka dhan ma jiifani lahayn aduunka dhan asaan ugu jeclahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Unrecorded Date
abaayo macaan these things happen and it can happen to every single man including me. the best way is not to ask advise to somalis, since most of them are kids and cannot asses your problem. the solution is simple get real medical advise. believe me i met men who couldnt even do it for one time but after medical treatment they were the champions around. so first if you cannot discus this with him, go to pyschologist and talk to him\her i am sure he\she will guide through. you now know how to tackle this problem.

P.S. dont divorce your husband because of this, help him. i know you didnt say this but precaution. good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alwatan

Unrecorded Date
Elmi,you met men who couldn't even do it for one time but after medical treatment they were the champions around.Elmi,Iam wondering are you GAY?Otherwise how did you meet those men and know that they are champions.Just wondering.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Qof walaashiis raajicinaayo intee lagu arkay? war isku xishooda wayaada ee walaashiin wax fiican u sheega ama iska aamusa.

Teeda kle gabadha idinma weydiin sideey u ciyaari lahayd iyo meesheey ka ciyaari lahayd in loo sharxo ee xageebaad wax ka aragteen waaba yaabe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Unrecorded Date
alwatan its clear that in which class you belong in life, i cant argue with such people. so sorry, you are too far behind to discuss anything with me.
walaashiin, i think u can see what i am talking about! somalis arent gonna give u decent advise. so get medical help sister.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TRUESOMALISIS

Tuesday, November 07, 2000 - 11:56 am
FIRST OF ALL U SHOULD OF NEVER SAID THIS IN HERE THAT IS THE BIGEST HARAM TO DO ...ALLAH DANBI DHAAF WAYDISO AND FOR GET ABOUT THIS AIGHT TELL HIM U NEED MORE THAT IS ALL U GOT TO DO DONT' SAY THIS IN HERE IF HE IS 2 MINUTE MAN OR 5 HE IS ALL UR THEIR IS NO WAY OUR UNLESS U WANA BE SINGLE MOTHER AND LOOK FOR YOUNGER GUY WHO CAN GIVE U HEART ATTACK.,.I'LL COME BACK SOME OTHER TIME BYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TRUESOMALISIS

Thursday, November 09, 2000 - 11:58 am
WALAASHIIS....LISTEN TO BE ...AND LISTEN CAREFULY AIGHT.............TO BE HONEST WITH U THERE IS NOTHING THIS PEOPLE CAN DO FOR U ..............THERE IS NOTHIGN THEY CAN SAY CAN CHANGE THE WAY UR MAN TREADS U IN BED...............SO I WOULD RECOMMEND U TO TAKE UR MAN BY HAND AND TALK TO HIM OR TAKE HIM TO THE DOCTOR THAT WAY HE CAN GET HELP OR ATLEAST FIND OUT WHAT IS GOING ON WITH HIM....DO IT FOR UR OWN GOOD FOR UR DAUGHTERS DON'T LET THEM DOWN.U KNOW HOW HARD IT IS IN THIS WORLD FOR CHILD WITH OUT DAD...........U MAY NOT KNOW THAT BUT IT HURTS TRUST ME...........THE CHILD NEEDS THEIR DAD MORE THEN ANYTHING .........THINK ABOUT THAT AND IF U LEAVE UR MAN CAZ OF THIS REASON SOME DAY UR DAUGHTERS WILL FIND OUT ........AND THEY MAY HAVE HARD TO BELIEVE ..NORE THEY WILL EVER FOR GIVE U ..........MIDEEDA KALE XARAAM CALAYK WAAYE ............I DON'T KNOW IF U KNOW ANYTHING ABOUT THE XADIIS OR QURAN BUT I THINK U SHOULD KNOW BY NOW.......ONE DAY A GIRL COME TO MOHAMED..SALAWAATU LAHI WASLAAMU CALAYKA AND TELL HIM THAT WHEN WOMEN GETHER AROUND THEY TALK ABOUT THEIR MEN AND WHAT HAPPEND IN THEIR BED...AND MOHAMED(SWC) SAID DANBI WAAYE THEY SHOULD NEVER DONE THAT...SO ILAHAY DANBI DAAF WAYDIISO AND DON'T DO THIS ...........PLEASE CAZ SOMALI PEOPLE AND BREAKING UP THE DIVORCE RATE IS TOO HIGH SUBXAANA LAAH ILAHAY KABAQ WALAASHIIS PLEASE...THANK U ...........STOP WATCHIN TOO MUCH TALK SHOWS ..I HAVE SEEN THIS ON TALK SHOWS BUT I NEVER IMAGIN A SOMALI PERSON DOING THIS .............THAT IS SHAME ..THINK ABOUT IT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Monday, November 13, 2000 - 01:48 am
Dear sister.... waxaan aad u jeclahay inaan halkaan kaaga soo tabiyo wixii aqoonteyda ah, run ahaantii arinta aad ka cabaneyso horta waa arin dhib leh, laakiin meeshan oo kale waa meelihii samirka lagu muujin lahaa.

Walaalahey ayaa wixii waano ahaa horay kuugu dhameystiray, waxaanse ku sii darayaa:
marka hore si "direct" ah umaadan fadeexeynin ninkaada laakiin sheydaanka ayaa kuugu sheekeyn kara in aad hadana dad kala tashato (si live ah)oo ay sirtii qoyska sidaa ku fakato.

Hadey taasi dhacdana, bal ila fiiri waxa dambigaas ka ratibmaayo(keensanaayo iwm.).

Waxaan xadiis maalin dhoweyd ku maray, in maalinta qiyaamaha ALLAH (swt) uusan fiirin doonin ( caro darteed) laba qofood!!! labadaa qofood wuxuu midkood ahaa: qofkii xaaskiisa uga sheekeeya dadka kale wixii ay sariirta ku sameeyeen, amaba naagtii dadka kale uga sheekeysa ninkeeda(xaga sariirta).

Arinta labaadna wey iga yara maqan tahay oo hada ma xasuusto, laakiin tan hore ayaan soo xasuustay maadaama aan akhristay qoraalkan.

Hadaba, waxaan kugula dardaarmayaa "samir" iyo Alle ka cabsi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI

Friday, January 05, 2001 - 04:43 pm
TO WALAASHIIS WAXAAD SOO WAYDIIS ARIN AA XUMAYN HABLSE WAXAD WAYDIIS DAD AAN UQALMIN INAY KA JAWAABAAN, SU AASHAAN WAXAA KAAGA JAWAABIKARA NINKAAGA OO KALIYA , WAXAAD SAMAYSAA IN TAA HABEEEN U YEERTO WAXAAD TIRAAHDAA WAXAA TAHAY AABE FIICAN NIN REERKISSA DHAQAN KAR BALSE WAXAA JIRA WAX ANIGA I DHIBAY OON UMO KAA QARINAAY WAXAYNA TAHAY INAAN KU QANCIN SARIITA WAXAA KAA SODSANAYAA IN AAN AADNO DOCTOR OO CAAFIMAADKAA SOO BARTO, ADIGOO XUMAAN IIGA QAADAN WAA WAX AAN U BAAHANAHAY IN UU REERKU KU DHISO OO AAD ISUU DAWASO, MAXAAYEEL NINKU MADAWAYN EE UU JIRAN YAHAY WAA JIRO AAD U FUDUN OO LADA WAYKARO BALSE
SOOMAALIDU QARSATO OO LA XISHOOTO MARKA SAABAAN KUGULA TALIYAHAY HADII AY FIICAN TAHAYNA SAMEE HADII KALE IGA RAALI NOQO WALAAL
WAAYE OO IDINLE HADII AADAN QOFKA CAAWIN KARIN HALUGOON PLZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mad master

Thursday, January 11, 2001 - 01:59 pm
Dear beloved sis
My GOT make the thinks easier for you guys.sis i think he needs to see a doctor or you guys need to
have more time before entercoures.It's not fair lovely woman like you not to have fun.Take care sis.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.