site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN AYAA II QABA NIN KALE AYAA IIS JECELNAHAY ILA TALIYA WALAALAYAAL SAAN WAX YELAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): NIN AYAA II QABA NIN KALE AYAA IIS JECELNAHAY ILA TALIYA WALAALAYAAL SAAN WAX YELAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
NIN AYAA II QABO NIIN KALE AYAA II JECELNAHAY ILA TALIYA WALAALYAAL SAAN WAX YEELA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
dhilo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiira

Unrecorded Date
Marka ugu horeysa sideed ku keentey inaan nin jeclaato adoo nin ku qabo? Naag ayaad tahay waxaa lagu baneeyey mid. waad heysataa so what sis. ya better wacht what you doing it's xaraam. so forget your love and keep loving your husband ok. It's what I'mean really ather wise ya will be in the hell ok byee have fun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Unrecorded Date
hello sis

sis in my opinion as a somali culture or in muslim you shouldn't even mention this and walaal say " ISTAAQFURULA and pary for alah " isha lalah god will give you. sis love your husband more then you do any one else.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BigNdumb

Unrecorded Date
Wooow!..
This is Somethin' that happens very rarely...As u being Muslima, woman and a wife ..sista its Tottaly Harram to associate with a man other than the one which you legally share with the King size bed...I mean, we all know that life changes and u might not find the love for your husband which was the reason u chose him among all men in the first place ....but hey! u gotta let him know that u have had enough of him and there is no-way u can continue of being his wife before u even start checkin' on another man's butt..one more thang ..this guy who u sayin' u "love" him...does he know that u r not single?.did u tell him that u r maried?..if he knows that & he is still wants to ruin this family, he is in trouble..but what ever reason coused this mess...u r the one responsible... Let You man be Your Man or else let him know its over before u go after other men..
to me, u sound like some-one who has the habbit of not loving some-one. .u will do this more often , again & again ...I bet u will do this to this man u sayin' u love now ..u might see a doctor about this ..tell him u can't be One mans woman ..tell him u like to flirt with men eventhough u r married ...tell him everything ...
HeY! sista...I feel sorry for u ..may Allah help u to get control over Ya lust ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Unrecorded Date
Salaama Caleykum

Dear Sister Waxaad qoray ma fahmin, adigoo lagu qabo miyaa nin ku jeclyahay mise nin kale ayaad jeceshay, ka sooqaad in nin ku jeclaado adoo lagu qabo waxaad aron anigu xaas ayaan ahay that is the end.Hadii aad adigu nin kale jeceshahay taasi waa arin xun, sidee nin kale ula hadli kartaa adigoo lagu qabo ama aad meeshan ugu soo qoreysaa,
Nebaigu salalaahu caleyhi wasalam Wuxuu Xadiis ku
yiri" Hadii aadan Xishooneyn ku hadal waxaad Doontitd" Abaayo islayaab oo Allaah kacabso

To: All my ppl
Waxaa jira Niman Gabdho iska dhiga oo ceeb dulsaara Dumarka Soomalida oo Maasaakiinta ah
waxaan lee yahay Allaah kacansada Arintaa.

Your's Sumaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Debed Yaal

Unrecorded Date
War gabadha ha soo hadaynina ana aan wax u doontee waaban ka helaa dumarka iyagoo la qabo aan mid ku samrin. Weligood kuma dhibaan oo illeyn iyadaba dan baa ugu jirta inay aamusnaatee. Goortaad doontana u tag oo ka tag, laba bilood maqnaw soo noqo waa laxan mar walba kuu loogan. Xaggaad jirtayna ku odhan mayso.

Anigu naag ma qaboo
Mana qaadi karoo
Ee ninkii mid qaba
Yaan ka qeyb geli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

stabi

Unrecorded Date
Sumaya, adiga ma ka dhaaran kartaa inaadan waligaa isticmaalin magac nimeed?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Debed Yaal qurmuun meesha ka bax waryaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWKOOMBE

Unrecorded Date
TO DIBAD YAAL NOT DABAD YAAL.

HOW DARE YOU CAN SAY THOSE WORDS? AREN'T YOU A SOMALIAN MUSLIM MAN?????????? YOU SOUND THAT YOU ARE NOTHING BUT A BASTARD WHO WANTS TO LOOK FOR WHEN THE HUSBAND LEAVES!!!!!!!!! BUT BE CAREFUL YOU WILL GET CAUGHT ONEDAY NO MATTER WHAT AND YOU GONNA REGRET THAT FOR THE REST OF YOUR LIFE.
SHAAARAAAAAAMMMMMMMUUUUUUUUUUUUUUT!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
WASSSSSSSSSSSSSSSSSSSAAAAAAAAAAAKHHHHHHHHHHHHHHHHHHH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dibad Yaal

Unrecorded Date
Aw Koombe:

Gacaloow maxaad iiga xanaaqday ma gabadhaada ayaanad ku kalsoonayn? Diintu waa xarrintay laakiin saaxiib ninnimaduna waa jirtaa oo dee waan kululaadaa. Kuwa aan la qabin laakiin dhibaatadoodaa badanoo waa ka cararaa oo waxaan jeclay kuwa la qabo oon weligood ku dhibayn. Lacag kaama rabaan, i qaad ku odhan maayaan, mana rabbaan in la isku kiin arko, iyo wax ii gad midna kuma leh. Waa baarri illaahay ku siiyay. Masuuliyadiina nacas warmooge ah ayaa qaba oo reerkii u tabcaya ana macaanka iyo malabkaan iska dhuuqaa dhibaato la'aan.

Gabar aan la qabin
Iyo Garoobtii laga haaday
Geeska hayga mareen
Naagta nin u guursan
Galabtuu downadka aado
Gadaal aan uga boodaa
Diritaan u galaa
Xaalkayga aan gaaro
Gaxwey ii karisaa
Minay gaajo i hayso
Maraday ii gogoshaa
Cunnay afka ii gelisaa
Anoo jannadaan guranaaya
Xaan guur ku falaa?

Aw Koombe waanigaa guurowgii laydinku yiqiin dhag ka siiyaye inaadeer kaftanku ha iska socdee cayda yaree karaamadu yay kaa guurine.

Anonymous adna maxaan kuu geystay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tanaa
Anonymous
Keep This In Mind "A Man Shouldn't Violate A Woman Who's A Property Of Another Man"
What You Are Doing Is Totally An Acceptable In Islamic Religion, Hence You And The Man You're In Love With Ought To Be Beated By A STONE Till You Two Die
SubxaanaLaah

Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
muna, i respect you!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
anonymous walaal ceytan hadii aad rabtit , dhilo waa dhilo.!!!!
hadii aad leedahay la ima qabo waa caadi taa laakiin naag la qabo oo nin kale jecel waa gaalnimo sxb qudhunimo aay u dhalatay
maxaa nin kale kugu waata hadii aad tahay qof fiican tahay oo allaah taqaan waxaa kuma soo qorteen maye ninka kuqaba ayaa dhilo ah waayo oo kaa war heynlahaa waxaad ku sugantahay waan nicebahay dhilooyin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dibed Yaal don't write this fuckeed up shittt again motherfucker

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
to anonymous dhilo waa dhilo,,,,,,,
dhilo ha diidin sxb waad tahay naag nin qabo oo nin kale rabta waa dhilo ha i cunin,,,,,,, nin kaaga ayaad duleesaye nacas gaalada ayaa kaa sharaf badan iyo dameerada iyo eyda iyo danyeerka iyo xawayaanka mise waxaad fiirsatay jerry sp. show

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharaf iyo akhlaq

Unrecorded Date
Muna ilah jannada fardowso ahayd ha kaa waraabiyo saxan baasto iyo waslad hilibna af halaguugu qqabto wallahi waa adiga gabadha somalida ee muslimadda ee aan buugagta ka aqrisan jiray.

Muna boqorad baad u tahay gabdhaha inta aad dhilanimada la dagalamaysid.

Aay dhillo ilah ku cadaab kollay adiguuba cudur ku diliye ka hor dhilaatahay dhilo dhilo dhilo dhilo kii ku qabay allaha u naxariisto naag ma u joogtee khaniisadbaa u joogtaa

MUna abayo ku soco saas alla muna adiga camal kii ku helay baa nasiib dunida ka helay muna muna

Dhiloy dhiloy ilah ku cadaab orodoo is fareey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dibad Yaal

Unrecorded Date
Waryaadha Muna iyo Shariif Akhlaaq shaqo yeeshaan idin idhi gabadhan faraha ka qaada hadday sidaa damacday anagaa arrinta la wadaynee afkiina dalabta le ka weeciya.

Naayaa Anonymos ninkaaga iyo kana kaleba anaa kaaga roone hab maysa siinaa sheekadayda waanigaa kor kaa siiyaye. Nin danbeba dib u eegi maysid oo markaa kaagana iska hayso innana aynu daruuraha isla marnee markuu sii jeedo. Alla naagtu mug weynaa laakiin imisa ninbay deeqdaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIKE

Unrecorded Date
KU anonymous

SALAAN KADIB WXAAN UMALEYNAYAA INAAD KAFTAN KA WADID AM AAD TAHAY NIN ISKA DHIGAYO GABAR.
HADII EEY RUNTAHAY WXAAN UMALEYNAA INAAD NINKA MARKII HORE AAD HUNGURI KU RAACDAY OO ADAN RABIN
EE AAD KU DANAEYASAN JIRTAY LAGA YABEE INAAD ARATAY RAG KA DHALINYAR AMA KA QURXOON MARKAD MESH
AD JOOGTO TIMID LAAKIIN RUNTA USHEEG OO DHEH KUMA
RABO WAXAAN UMALEYNAYAA INUUSAN KAA DIIDEEN EE MAR
KAAS KAGA KALE ISKA RAAC HADII CARUUR AAD DHASHAYNA WAXAAN U MALEYANYAA INAAD DHIBATO KALA
KULMI DOONTO NINKA CUSUB OO BEENTA KUU SHEGAYO
EE TASHO MASKAXDAADA KU NOQO EE WXII KU DANAH SAME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
to sharaf akhlaaq waad mahadsantahay walaal adna wiil oyi caano ilaahey ha kusiiyo iyo gabadh xuurarceyn ah ammiiin


dibad yaal adi dibad miyaad ka qadhabataa?
walee ku ma soo baxo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Maanta waa naxay,maxaa yeelay taydiiyaan u
maleeyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamino

Thursday, June 15, 2000 - 05:29 am
manaxe meela badanaa kugu arkay funyaa tahy aboowe intee aduunka ka joogta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabashoow

Monday, June 19, 2000 - 09:15 pm
Sideed baad nin kale u jeclaan kartaa adigoo nin ku qabo? isku xishoo naag baad tahaye, how do you feel if you see your husband talking to another woman? If you think he is not the right husband then you should tell him, otherwise you will be ashamed by what you have done wich is bad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, June 19, 2000 - 09:21 pm
waryaa xabashyahow aamus adiga somali ma tihide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, June 20, 2000 - 09:13 pm
xoolahaaga xoolo rabi hakuugu daro lee ahaa taas?
.
.
.
.
adi ii qumayo isku tiibo dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Wednesday, June 21, 2000 - 08:26 am
Salaan all

To:Anonymous
Marka hore maumaleynayo in aad naag tahay.hadii aad tahayna waxaad tahay QAXBO,QAXBO tii u weyned
maskinka ku qabo meqo caruur oo asaga dhalin ayaad u heysana,sharmuta yahey.waxaa shego maqan lakin waxaa u bahan tahay waa garanaa Califanax lee waaye,ee kasha moyga lagu tumo soqado salid macsarana ku maluq ee sku aruuri ilaa mandhicirka ok....

To:Dibad yaal
adi waxaa kugu shego maqan waxaa tahay laga ROONE..kasoo qad in ee hooyadaa aheyd maxaa darimi laheed qaniis yahoow waxaas aa mesha lasoo ilko madowdahay,,,,Nacas laga ROONE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLEEY

Wednesday, June 21, 2000 - 05:47 pm
COLEEY ABAAYO HORTA WAXEY KUXIRAN TAHEY NINKA INTA SANO AAD ISQABTIIN HADEY MUDO BADAN TAHEY ABAAYO KACARA GADISHO SABABTOO AH WUXUU NOQDEY BAKAAR WAA RAAGYEY BARIIS HADAAD MAALINKASTA CUNTID WAAD KU CAAJISI EE BAASTO KADOONO ,,,,, ANIGA KII WAXAAN MARAYAA 7 EE AAN KATAGO TALO WAATAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dibad Yaal

Wednesday, June 21, 2000 - 07:32 pm
Waaryaa waa ninkan Ciise maxaad iga dooneysaa naagtu hadday ninkeedii saluugtay miyaanan hungurayn karayn. Adeer ii daa islaamaha hayga didinne. Khaniiska iyo waxaad sheegaysaana waa maxay ma adigaan mar kugu cabbeeyey. Heelladan yar baan alifay maraan mid odaygeedu downadka u shaah tegey aan la raaxaystay:

Anigu naag ma qabo
Mana qaadi karo
Nin kale qumantiisii
Yaan ka qeyb gelayaaye
Sida diiqyada qooqan
Tunka aan ka qaniinaa
Qacda aan iska dhiibnaa
Kacsi leysku qamaamaa
Qalbigu noo degayaa
Qanac aan nefisnaa
Qushuuc aan hoganaa
Waxaan iska qooqnaba
Qowsaarkii qabay naagta
Qaddarkaan maqlo sawdkiis
yaan sidii qamac laygu shiday
Orod qoobka aan ka dayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 22, 2000 - 05:00 am
dhilada waxaan soo qortay miyaadan muslin aheyn???

waa ilaahey mahadii adna waa lagu qabaa oo ilaahey ayaa ku siiyay guri xalaal ah ana sidaan guri xalaal nin xalaal ah u raadinayay ayay lugihii i daleyn waxaan jiraa oo kaliya 22sano

to muna
walaal muna muslin dhab ah ayaad tahay ku dadaal diinta kheyr ilaahey ha ku siiyo amiin

dibad yaal xishoo walaal oo ilaahey ka baq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sitay

Thursday, September 21, 2000 - 12:47 am
To.


Saaxiibeey ninkaad jeceshahay raac
Aduunku waa laba cisho
Raaxayso gabadh yahay

Kana Ha ku qabo
Kaana Weeekend la raaxayso
Maxaadse daka isugu sheegi
Soomaalidu way af sheer yihiine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADARRRRRRRRR

Tuesday, September 26, 2000 - 07:22 am
DHILO,STAY WITH UR HUSBAND AND LOVE HIM, AS U KNOW LOVE ALWAYS COMES A LONG AS U ENJOY UR MARRIAGE,,,,,,DON'T BE A HOEEEEEEEEEEEEEEEE...EVER THO I KNOW U R A MAN
DON'T GIVE THE GIRLSS A BAD REPUTATION MAAA FUCKER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Very Realistic

Wednesday, September 27, 2000 - 02:51 pm
Word!!!!!!!!!!Hoe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAAL

Thursday, September 28, 2000 - 11:48 pm
SHARMUUTO,DHILLO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARO WEELO

Friday, September 29, 2000 - 10:51 am
LET ME TELL YOU ONE THING.YOU ALL WRONG.
IAM A SOMALIAN WOMAN AND ALSO MUSLIM.
gabadhu waxay tiri waxaan is jecelnahay nin kale.
there is nothing wrong with that
walaalo hadaad nin kale jeceshahay oonad wax
niyada uheeyn ninkaaga the best thing to do is
u sheeg inaanad doonayn intaanay caruuri meesha iman.
dad kanoo dhan ha ka dhageeysanin ee waxay
naftaadu doonayso samee sabab too ah.
the life is too short so do what ever you wanna do

I WISH YOU ALL THE BEST.
TAKE CARE SIS. GOOD LUCK.

.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, September 29, 2000 - 07:57 pm
eleen dhiloooooooo waadhiloooooooo dhilooooo dheleeykatahayna dhileeyna kasii tahayna nyaaaaaaaa dhiloooooy meelxunbaad kudhimaneysaa lakiin maskiinka kuqaba ha halaajin ee hadaad dhileeysi iskarabtid iska dhileeyso awalba dhilaa eheed na dhiloy dhilooy naarta gal aduunka wajikuuma yaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARO WEELO

Tuesday, October 03, 2000 - 08:33 am
TO ALI.
NACAS AYYAD TAHAY EE HADALKA SOO BARO.
DHILO UUN LAMA YIRAAHDEE. SIDEE WAAYE.
ADIGUMA DHILAY AYAAD TAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARIIF

Thursday, October 05, 2000 - 07:32 pm
ASALAMU CALAYKUM;

YAAQAY ILAAH KA BAQ WAX KASTA HA KU HADLIN MAXAA WAAYE WAXA AAD SHEEGAYSID MA SHIIXAYSID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARO WEELO

Friday, October 06, 2000 - 09:19 am
SHARIIFO.

NAA SHARIIFO SHARAFTA ILAAHAY KAA QAAD.
CIDAAD LAHADLAYSAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, October 11, 2000 - 09:21 pm
araweelo adiga taag maa lamidtahayna mise ayadaaba tahayna nagaha somalida awalba faa iido malaheen tanookalaa ceebeyneysa ssaan hala isku dhaamo dhilinimo mafiicna bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUMAAYA

Thursday, October 12, 2000 - 04:24 pm
walaa xawla walaa quwati ilaa bilaahi caliyal cadiim waa maxay dadku miyayeynan ahayn dad Islam ah waa maxay fadiixaynta dankastabo waxaad ku hadleysaan waa wax xaraam ah diinteena ceebeynayana dhaqankeena, balse hadaad diinta ku dheesheen dhaqan waxaba ha xumaynina, waxaan kusoo gabagabeynayaa ALLAH SUBXAANA WATAACAL AH HA LAGA CABSADO,CAFAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakiim

Thursday, October 12, 2000 - 05:35 pm
walaal waxaan umaleeynayaa in aad jeceshahay nafttada ama kuwa aad jeceshay walaal dadku waxaay jecelyihiin wax yaalo badan waxaan jeclahay inaan noqdo qofka igu wanaagsan whole wolrd laakiin ma ahi marka waxaan ku faraxsanahey waxa aan ahay marka waxaan kugu kordhinayaa in aad raacto kiikuu roon waxaad raacdaa kiikuuroon ama lacag ama raaxo koley waxaa jira kuwa lalahaa siilkey barabiyaan marka adaa yaqaankii kuuroon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAGAN

Monday, October 23, 2000 - 10:12 am
TO ANONYMOUS SISTER I WISH I COULD HELP U BUT ONE THING FELLOW YOUR HEART AND THE BEST THING TO SOLVE YOUR PROBLEM IS LEAVE BOTH OF THEM AND START FRESH THEN YOU WILL KNOW WHAT U REALLY WANT OK SISTER PEACE TO OTHERS WHO R JUST BAD MOUTHING SHE ASKED U FR ADVICE NOT UN INSULT ATLEAST SHE IS HONEST WHO KNOWS WHAT U GUYS DID EVERYONE HAS A BAD SIDE SO DONT TALK TOO SOON....PEEEEEEAAAAACCCCEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Weli

Wednesday, October 25, 2000 - 06:50 am
Ninka ku qabo iska fur oo la tumo kan aad jeceshahay . ka dibna qamriga cab, qaadkana cun igu danbeentii sharmuuto iska noqo waayo lacag badan ayaa laga helaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 06:34 am
muna iyo arawela i like u all my sis tankz for that
she
is real bitch
bitch
bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid Sweden

Friday, October 27, 2000 - 09:06 am
Salaan Ka dib
Waa wax macquul ah oo dhici kara adoo nin kuqabo in aad nin kale jeclaato.waa in ay lix sababood mid ka mid ahi meesha ku jirtaa.
1-ninkan hada ku qaba oo lagu siiyay.
2-Ninkan ku qabaa oo kaa da´wayn oo aan ku qancin
3-Adigoo ninkan danbe hore aad isku jaeclaan jirteen
4-Ama adiga oo xidhiidhada raga kale aad u xiiseeya oo imaankaagu xunyahay
5-Ama ninkii oo aydaan meel wada joogin oo ay xumadi ku hayso
6-Adigoo ninka cusub lacaga maaliyad ku raacaya.

Hadaba arintu si kastaba ha haatee qodobadaas aan soo sheegay wax ka jiraan caruurna aanad u lahayn waxaad orankarta
walaalo ina kala kexee,hadiise aad caruur u leedahay walaal samir qalbigaagna ninka cusub ka saaro Ilaahayna ha kaa caawiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Monday, October 30, 2000 - 11:15 pm
Sister wixii talo ah walaaladey ayaa ku siiyey, ana waxaan ku darsanayaa:

Waxaan marka hore kugula dardaarmayaa SAMIR. Hadiise aadan odaygaada wax jaceyl ah u haynin oo aad nin kale is jeceshihiin,... walaaley ha ku kor wadin ninkaada nin kale, oo ka dalbo furitaan.

Hadaadse ku kor sineysatid ama aad xumaan kale la imaado adinkoo is qaba ninkaan, waxaad ogaataa in adigana arintaas mid ka daran kugu dhici doonto!.

TO: All Sis/Bro

gaar ahaan "Sitay iyo Dibad Yaal"... waxaad ogaataan in la is xisaabinayo oo mowdka idin sugaayo ka dibna qof walba ka shalaayi doono camalkiisa. Kuna xisaabtama waxaad qorteen iney yihiin wax aad adinku gacmihiina ku qorteen, farihiinana ka marqaati kaci doonaan.

To others:
Walaalayaal adinkana caayda iska daaya oo si wanaagsan wax ugu sheega dadka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Friday, November 24, 2000 - 02:41 am
To muna
siat walaahi adi qof baxaysaad tahay markaan arkay wax ad gaba dh u qorya qosol baa isla xajin waaye walahi waad ku sugtay.
SISAT SAAS AYAA LAGAA RABAA KAYAR ALHA KUSIIYO MEEL WAX FIICNA OO AAD KU FARXDO AMIIN.

NAYAA MAGACLAAY TAN KUHAYSA NIN BAAN LEEHAY INKALENA WAAN JECLHAY TAA WAX MAC QUUL AHBA MA AH EE WAX KALE MAHAYSAA MISE KUWA URTBA KU HALAAGMAY BAAD TAHAY ?
NAA GOLOMDAAFKA ISKADAA ALLE KA CABSO
YAADAN JAHANE GALIN HADDI AAD THAY NIN ISKHARINAYAA SIDAA WAA LAGA FIICNAHAY EE DUMARKA HA CEBAYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji Xaaraan

Wednesday, January 31, 2001 - 07:41 pm
TO: DIBAD YAAL
You fucking real man. These girls deserve better treatment. If the jerks(so-called husbands) cannot treat them right. On the other hand it is true when you are doing this you are really bringing her together with herself. Helping the sexually frustrated sisters should be appreciated. Only those who have been in such a situation know it is a great help to both sides free of charge.

Think about it before Insulting the brother. You have said it is haraaam. Liten this Arabic proverb:- AL DARUURA LIHAA AXKAAAAAM. Is that clear enough. I hope so.


BROTHER DIBAD YAAL
Keep treating the neglected sisters right. OK!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI BII

Thursday, February 01, 2001 - 06:18 am
waan idin salaamay aqyaarta talada dhibtay waayaab
waayaab aduunka wax walbo waad arkesaaaa hadana waxaan aragnay naag leh nin baa iqaba waxaan jecelahay nin kale waan kaashakiyay adiga wiil baad tahay gabdhaha jecel in uu fadexeeyo ee isku xishood xay waan yahoow waxaad halkaan ku soo qorto maad weysay mise mirqaankaa ku siiyay
hadaad gabar tahay maxad ku nacday ninka ku qaba
marki hore soo magursan? mise xaga sariiiirta
ayaa dhibka jiraaaaaaaaa? dhilo kula yaabi maayo
waxaad tahay kacsi labood kacarar meesha
hadaad sano rabto sharmuuto iska noqo garaash furo
by

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.