site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan iskaga shakiyey AYDHIS .HVI.maxaan sameeyaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Waxaan iskaga shakiyey AYDHIS .HVI.maxaan sameeyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
Waxaan ahayey wiil 19to 20year.waxaan laseexday gabar ajnabiyad ah marka kiss ayaan ku bilaabnay.
Waxay noogaarsiisay in aan is ku dhiibno waxa aan
qabo iyo wexeeda marka waxaan gashaday condom marka igu horeey day marka labaadna waxay iga dalbatay in aan with out condom aan ku sii wado.


Marka hada waxaan aaday hospital waxaan sameeyey check up wax oo aan arak no marjirto ayey igu yiraah deen laga yaabo hospital ka in ay aheed wax aan saas aan u garaneenin marka aad iyo aad ayaan usii xayeesiyoobaayaa magaranaayo in ay ta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Aids hadda ka hor wiil uu afar goor ku dhacay aan arkay oo laga daaweeyay oo 3 goor tahliil baa loo tufay uu cabay markii kalena waxaa loo geeyay Xertii Aw Sheikh Nuur Xuseen oo Seddex Galaas oo biyaha ZamZamka iyo Xirsi weyn oo Caloosha lagu Xirto ay u sameeyeen oo xataa hadda wax walbo uu sameeyo xataa mar dambe kuma dhacaayo Aids ka ama afarta xaraf,,,,Xirsigaan haddii mar laguu soo sameeyo aad buu u fiicanyahay oo uama baahnid waxan gaalada ay dadka cabsi galinayaan oo naagtaad rabtaad la seexan kartaa oo wax kuugu dhacayaaba iska yar,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

123456

Unrecorded Date
TO MAXAMED SHARMUUT!!!!!!!!!!!

BRO THAT IS THE ONLY WORD I HAVE FOR YOU. AND YOU KNOW WHAT YOU DON'T DESERVE THIS GREAT AND LOVELY NAME "YOU SAANI" ALAA NACLATALAAHI CALAL SAANIYIIN. WHY DONT YOU GET MARRIED,INSTEAD OF SLEEPING WITH THE FOREIGN GIRL,WOMAN OR SHARMUUTADA. ANYWAY EVERY SAANI IN THIS WORLD WHO LEAVES BEHIND HIS RELIGION WILL DIE FROM AIDS.
THERE FORE GETTING AIDS IS YOUR CHOICE AND WHAT YOU DESERVE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mike

Unrecorded Date
KU maxamed

cudurka waa leyska baari karaa wxayana ku xirantahay wadnka aad joogto heerka caafimadka uu
ka marayo ama awooda dhaqaale laakiin ha u maleyn
in cudurka isla markiiba la ogaan karo wuxuu leyahay heerar kal duwan sida udhaqso badan waa
8 asabuuc markuu gaaro,naagta hadii adan ku kalsonen oo aadshaki ka qabtid isticmaal caga
ogonwna sida naagta u qurux badantahay uma caafimaad qabto sideey u foolxuntahayna uma jirano


ku neefoow kanniini

waxaad in iskool laguu diro madadama aqoontaada
herkaas mareyso waxaad aminsantahay fooxlayasha
ee dadka masakinta been ha usheegin xirsi wuxuu
tarayo ma jirtee beenta dadka ka jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Inaa Lilaahi wa inaa ileehi raajicuun,, Mike Walaale sow ilaahay kama baqaysid soo Xishoonmeysid mise diintii islaamka ahayd ba waad ka baxdoo maba aaminsanid in Cudurku Eebahay keeno isaguna uu qaado,,,,Cawdu bileeso Dadkan aad Cinjirka u direyso walaale ka daa oo toobad keen oo Wiilka Talada ina soo weydiistayna si sax ah ugu naseexee oo Diintii ilaahay iyo Biyihii ZamZamka wax walle ka quwad badan ugu tali intaad oran lahayd Cinjir Isticmaal ,,,Cinjir daa ma cesho oo ilaahbaa daa waliba dawa lagu dabiibaa u keenay ee Maskaxdaadan Galbeeysatay dib u soo celiyoo Bilkheyr Diintaa ku Dabiib,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
salaam

Make aad iyo aad ayaad iiga caawintay hadal kaaga
marka aniga waxaan uga shakiyey waxey ahayd gabar yar oo ay sex aad ugu hesho marka mar ala markaan
aan utagi jiray waxay ila soo boodijirtay kiss
waxay na jacleed gaalada iyo madoow ga aad iyo aad. Aniga sidaas ma'uhubo in aan qabo aydhis laakin waan caatoowey oo kaliya Ilaaah mac siga hanaga daayo Amin Amin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mike

Unrecorded Date
ku nefoow kaniini


dinnta waxba ka taqanid ee diinta si fiican ubaro markaas dood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
maxamed,

waxaa dhici karto inaadan qabin,ilaahna waan kaaga baryeeynaa,adigana ilaah u tooba keen oo bari har iyo habeen,caatoowga waxaa laga yaabaa in uu kaaga yimid tuurashada badan ee iska jooji waxa dhamaanaayo waa dhiigaada,meel aan meeshiisi ahayn neh waad ku bixineeysaa,cudur shaki ah inaad qabto ayeey u bahan tahay ee Dr, u tag.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
To Xamardaye salaan iga gu doon

war nin yahow waxa anig idilay waa tuu rashad badan sababtoo ah gabaniina gacan maku haayo ilaah haiga dheereeyo amin amin


waxaan kula soo hadi doo naa ilaah hadoo yiraah to


nabad gelyo
kadheeraaw shar iyo sharmuuto aaw daahiroow ayaaan ku baryaayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LATALIYE WACAN

Saturday, October 21, 2000 - 11:26 am
mohamed

warkani ma waalanyahay war aids ka sow ma ogi in daawadiisa soomaliya laga helay,
oo maxay tahay dee waa CAANAHA GEELA
EE intaa wadankii aado caana geel ka dhereg
xaafada ku wareegana jooji oo gabar yar iska guurso hadaadan awoodina ramadaan xiro oo soon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr. Lauran

Saturday, October 21, 2000 - 05:19 pm
Mohamad,

First of all I hope that you don't have this devastating disease-to me every time I think of this disease I don't assume that it's something that can happen to us "Somalis" I think you did a great thing by going to the Hospital, even though diseases such as AIDS can not be detected right away. In my heart I hope that you don't have it, and PLEASE PLEASE get to the person next time before you decide to make love. I just want you to know that I'll pray for you-I'll pray that the results come back negative. Take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Wednesday, October 25, 2000 - 08:07 am
nacalaad tahay oonacalaa kudhalay oo nacalaa kor iyo hoosba kaaga yaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUDA

Wednesday, February 07, 2001 - 09:56 am
TO MAHAMED ABOOWE QOF WALBA OO BINIAADAM AH MARBUU KHALDAMAA WAXAAN KUGULA TALINAYAA IN HADII ILAAHAY HADA KU BADBAADIYOAAD KADHEERAATO ZINO DANBE OO AAD ILAAHAY U TOOBAD KEENTO WAAYO ILAAHAYAY WAA QAFUURI RAXIIM MARKA WA LAGA YAABAA IN AADAN QABIN CUDARKA AAD SHEEGAYSO OO CAATADANA AY KUUGU WACANTAHAY FAKIRKA IYO ISLA HADALKA EE NIYADA DAJI CALOOSHAADANA KASAAR CUDURKAAS OO IS ILOWSII MANA QABTID YAA 4 GET OK ILAAHAY NA WAAN KUU BARYAYAA IN UU KUSAAMAXO ADNA IGA BALAN QAAD IN AADAN MARDANBE XAARAAN U DHAWAAN WARAADA COMON BOYS WIILKA WUU QALDAMAY WAANA BINIAADAM EE AAN U DUCAYNO IN ILAAHAY SOO HANUUNIYO BRO ADNA LAFAHA AAD LEEDAHAY SIDA U DHAAMO ILAAHY BARI OO TUKO OO DUCAYSO THAT IS ALL SALAAMU CALAYKUM HUDA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.