site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Laba gabar oo iis jaceyl oo tala uu bahan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Laba gabar oo iis jaceyl oo tala uu bahan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calykum waxaan nahay laba gabar oo sxbiibaa oo naaa iis jaceyl waxaan isla soo coona mudu sanat.waxaan rabna inaa kala harno lakiin makal harikarno mana cawiin kartiin saan kuu kala harno hada kahor ayaa kala harnay lakiin waan kala hari wayne.
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Taag hadalka, miyaad isku fogaateen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
to anonymoue

waxan ku way diyaya idin ka maxad tihin ma laba qof oo ah saxibo mise dada walaaal ah
hadaa saxibo tihin oo is jece shihin maxd u kala haray saan maa isla jogatan in tee uga tagee qof ku jecel
abao waxan idin rajaynaa qer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ama jiifi hadalka, miyaad isfuusheen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
To: labo Gabdhood is-rifa is-ruuga is-raansada

Bishaaro iyo waa aroose baan lahaa iyo toorto in la gooyo?........Qatif oo qoryahaaga guro maa ka dhacday..... Inbiliga yaa taxtariga galay adiga mase ilka la'aan maa jirto?

Afar iyo af-laay intaan lagu dirin soco obosiibo
soo fiirso.....Gabadha aad la socoto cadaan miyaa?

Dagashada badan yareey or else she gona say to you.... I didn't know you have a mustache....When she'll get you a tooth pick or tooth brush after words.

Baalal tifowgaan dhaaf haddii kale sidii dooro cuq ah lee u qaxaan-qaxee....


Dhalfo......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Dhalfo,

Ar ma nooleed ?

Ar gadgadoonkini ma imbiliyaas galay? Yaa Aas keenay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
in dhalfahiisa gafuurka looga garaacaas istaahilaa.
.
.
.
ninkaan gabdhaha is jecel ibili ula soo baxay si uus 007 camal yahay....jaajah yaa bada gal dhoho?
.
.
.
cub intaa tiraa markuus cir dhoho bahal feedh ah sanbuuqada dalooli.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
Warta.....juc-juc waaye aaboo..Chillin
Saas camal lee waaye....sidii aa ogeyd aa nuuryadii iigu qasantahay macalinka...laakiin bajaqyaal inta ah aaba is=rifoowgooga ku raaxeesanooyaa...tell her hadeyna fargaaska aqoon dad yaqaano aa la helaa...u sii jilci hadey fahmi weeyso......

Dhalfo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Warta Suuqa walbahee Warbac ii Gube waa kala taqaan ay iigu muuqataa,,Minoow he taxtarig kaa galaa Unuka Bandarkaan isaga noqeynay Xoowba Khatifoow qoryahaaga gura yiraahaa,,,Saada iyo sitana Minow imbilli joogin Warbaceyn aa loo tiraayay,,,,Minaan seddex Gubbe iska daba keenana Kabteey bilataa iyo Ukur kuusan mahaan kharawaatiileey ka Ilaalaayay Ama Dibillihii Axmad Yahuudi iska Tacluugeeynay manaan ka gaariwaayo Kadhimeey kadhim Yool yool iyo Bugle dhagax loo qarshaa feeraheyga ogaay iyo Koreey kor Futadiina kor !!!!Futadiina kor!!!!!kor,,haddaba ninkoow ku dhaco dacwo maleh,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Friday, June 30, 2000 - 07:54 am
to:gabdhaha is jecel

waxaan idin waydiiyay maxaad isku samaysaan?
ma waxdhibaato ah ayaa jira oo idinku kalifaaya inaad kala hari waydaan?awalba maydinkaa wax isku haayay.
maxay ku nuugtaa?xagayse ka nuugtaa>????????
yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab
soomaali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 02, 2000 - 06:10 pm
walalyaa su,aala aad iweydiiseen ,1waan wada raaxeeaney ••• ma aha far iyo siilka aan iska leefnaa marka saas aan urabnaa inaan kala harno nalataliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, August 09, 2000 - 09:07 am
comments to gabdhah is jecel ee yar wada raaxaysta

kaftan ay kaa tahay balse waa wax ilaahay agtiis danbi waynka ah,ma'ogtahay wixii ku dhacay nabi luud kuwii loo soo diray?waxaan filayaa hadaad wax wara u haysta halka ayku danbeeyaan afkaaga maadan soo mariseen kumana aadan kaftanteen ilaahay ka cabso noloshuna way gaaban tahay ee ogoow,iyadoo gaaban aan hadana aadan ogayn xilli bus-ku kuu joogsan doono .hadaad leeftana ama lakuu leefana iska dhaaf .....lol.tawbaduna wayfuran tahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booleeye

Sunday, August 13, 2000 - 08:09 am
Waad habowsantihiine allaha idin soo hanuunsho (aamiin)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.