site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAALAYAAL ARRIN BAAN KU WAREERAYE JAWAAB MA IGA SIIN KARTAAN?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): WALAALAYAAL ARRIN BAAN KU WAREERAYE JAWAAB MA IGA SIIN KARTAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hey! waa maxey arinta ku wareerisey ee aadan la hadli karin?!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoryolacag

Unrecorded Date
Adiga lee waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama Saed

Friday, June 16, 2000 - 06:26 am
Maxaad ku wareertay walaal? soo qor waxaad ku wareertay markaas ayaa laga yaabaa in an kuu soo jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Friday, June 16, 2000 - 06:53 am
War ninka dhaafa waa xishoodee..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaaban

Friday, June 16, 2000 - 02:59 pm
Sheeg waxaad ku wareertay warka wajaani ha kaaga dhacdee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Woody Allen

Wednesday, June 21, 2000 - 05:09 am
Hi
I think the gentelman is too shy to tell his
problem but why ...good question.
Masturbation..... simple thing but not nice to talk about it.
Bro if that is your problem we can help because we've all done one time or another in our life.
Just say yes cos Woody Allen is in the house
W.A

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 22, 2000 - 01:16 pm
aboowe maxad ku waa reriye bal i sheeg aa ku caawiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ykhaliif

Saturday, June 24, 2000 - 07:50 am
SOO DAA WARKA SAAXIIB AAN JAWAAB KUGU FILAN KAA--
AAN KAA SIINEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adiga lee waaye

Saturday, June 24, 2000 - 11:21 am
AAn kulataliyee suaaashaada noo sheeg wallaal.
Faqi buraale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Saturday, June 24, 2000 - 01:02 pm
MAXAA LA TALISIIN WAABA WAREERISEENBE SAAXIIBKEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WISEMAN

Wednesday, July 05, 2000 - 08:03 am
WAR MARKII HOREBA SHEEKAAD WADATAY EE RAALI AHOW.BALSE HADAAD WAREERSANTAHAY SOO GUDBI WARKAAGA, OGOWNA WAXAAD QARSATID WEY KU QARSADAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

curad

Sunday, August 06, 2000 - 03:57 am
seegaa i wareerisaye,sideen iskaga gooyaa.
caafimaadkase ma u daran tahay,lafo xanuun baan
baryahaan isku arkay inkastoon muddo lix sano ah
isticmaalayey. tan kale diintu maxay ka qabtaa
si aan sino iskaga ilaaliyo inaan seegaysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Thursday, August 10, 2000 - 03:35 am
aslaamu calaykum

walaalshayda qaliga ahy ama walalkayga qaliga ahow waxad shekayso marki hore ma fahmin lakiin waxan fahmay markad u dartay si an sinada iskaga ilaliyo ma segaysan karaa. dinta waxay na faraysa inan farjiyashena ilaa lino ila xasaskena iyo waxayga gacmahena hanten marka intas waxi ka badan waxay so galayan sinada. ilahay waxu yiri qofki doona inas waxii dhaafsisan wuu xad gudbay marka waxan kugula talin laha hadad xas ledahay xaskaga ku filan hadi kalena iska gurso walaal walaal

wabilahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booleeye

Sunday, August 13, 2000 - 05:25 am
Siigadu xagga diinta waa mamnuuc oo waxaa noo sheegay walaashey Sahra, xagga caafimaadkana anigaaba kuu sheegaya oo waxaa dhacaysa in siigadu qofka aad guursato kaaga fiicnaato, taas waxaan ula jeedaa in siigada aad qabatinto ayaad u dhowdahay. Maxaase ka xun in aad gacantaada naageysato ama nimeysato, sow wax laga xishoodo maaha. Qof kasta waxaa laga rabaa inuu ILAAHI abuurtay ka xishoodo illeen ILAAH waa ku arkayaa meel kastoo aad joogto, waxaad sireysaneyso iyo waxaad muujineysaba wuu ogyahay.

Wallahu aclam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Sunday, August 13, 2000 - 10:48 am
Siigada waxay leedahay dhibaatoyin caafimad oo waawayn waxana ka mida tabar dari wayn khalkhal gal habsami socodka jirkaaga hadii aa tahay under 21 waxay saamayn wayn ku yeelanaysaa korriinkaga iyadoo kaa horistaagi doonta kor u socod iyo dhismaha jirka,waxana intaa u dheer inay keenayso arag xumo taasoo u sabab ah vitamin A oo kaa khasaara lagana yaabo inay sabab u noqoto arag la'aan waxay kaloo keentaa tabarla'aan xagga lafaha maxaa yeelay siigfada waxad ku luminaysaa dhuuxii lafahaaga,musiibada ugu wayn waxay tahay dacfi ku yimaada awoodada raganimo ama mida jinsiyeed,waxana u dheer iyadoo noqota idmaan ama wax aadan joojin karin,tabardaraduna waxay noqonaysaa mid daa'im ah.

Hadaba si aad uga hortagto dhibaatoyinkas isku day wax yaalahan soo socda
1-marwalboo aad ku fikirto xasuuso dhibatoyinkeda iyo in ay tahay less than five minute waxa ku waalaya.
2-ka fogow muuqalada kuu keeni kara xasuustoda sida dawashada movies oo ah ayan ka marnayn xaaladahas banaanka ubax marwalboo ay kugu soo dhacdo hafiirinin gabdhaha banaanka iyo t.vgaba
3- ilaah kabaq oo si kama danbays uga tanaasul Zinada iyo wixii hoos yimada mar allale markii ay qalbigaaga ku soo dhacdo qaado Musxaf hadaadan aqrin karin iska hayso ilahna bari inuu ka istaajiyo.
4-waa inaad isku daydaa sportiga basketball socer even gymka iska aad si aad isaga mashquliso dibna lifkaaga u so celiso
5-marna ha ku fikirin inaad one more time samayso si aad u goyso one more time waligeed sidaa un bay u soconi doontaa fursad danbe ha siinin naftada si ay 5minute awgeed kuu cadabto.
Ugu danbayntii waxan filayaa inay ku anfici doonto waanoyinka saxibadaa balse please go'aanka gaar arrintas go'aankagu ayaa noloshada wax ka bedeli kara and don't ever give up.
nala soo socodii say wax noqdeen kadib markaad samaysid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.