Hakuna_mataata | Unrecorded Date Midna. Jaceel ma jiro ee qalbigaaka yuu ku sirin. |
Anonymous | Unrecorded Date WAX JACEEL LADHAHO MA AAMINSANI WAXAAN U MELEYNAYAA ADNA SIDOO KALE |
Dear | Unrecorded Date Maxaa dhahdeen "Jaceel ma jiro"????... Waa waalantihiin ee is daaweeya brothers or sisters, what u r??? Ma idinkaaba biniaadan ah??..... |
Warta suuqa | Unrecorded Date Dear, yaaqay kuwaan wax sheegbo, ayaga dooro cuq eh oo fuunto ku fadhisa miyaa horta hore waaba yaabee, mise diiq caajiski ka batay waaye.. ma ogi.. |
QAXAR | Wednesday, June 14, 2000 - 02:37 pm ha ha ha ha ha ah ha ah Jimsi iyo qalbi midna ma dhaawaco,ee ninki aamina qaluubtaa madoowaata. waa ku arkaa inuu kugu cusub yahayee is gaar hadii kale af libaaxaa ku dhacaysaa. |
Mariah | Wednesday, June 14, 2000 - 06:25 pm I beleive in LOVE |
Qaxar | Friday, June 16, 2000 - 03:10 pm Mariah, I'm dying to know what you believe in,please do explain to the point. This is what i know about it:-Iknow that love is a game just to play to win,and in the end if you want to, play a game to win. By the way do you get moody fast. |
cirsankayeere | Sunday, June 18, 2000 - 09:41 am jacaylku waa waxa jira marka lagulo wado waa raaxo badanyahay marekaa lagaa jeesto waa cadaab. inta badan dareen xanuun badan buu leeyahay. masklax iyo jirkan waa dilaa. by;cirsankayeere |
Mariah | Sunday, June 18, 2000 - 03:22 pm Qaxar.....I believe in Miracles too. So you say love is a game why don't you played it. you know you loose some and you win some... So, I beleive in Love.... |
AliBile | Wednesday, June 21, 2000 - 04:13 am Love is for everything since your living in this world. regarding the love concerning about the man and woman can be such dengerous if yourn't playing by the rules. Be honest, be a thinker, be nice person who can handle it the real love, but don't play around and don't you ever try to right two horse in one time. Ilaahow jacaylka hanaga qaadin dhamaanteen !!! |
Gabtan.k | Monday, June 26, 2000 - 05:24 pm Gabtankeyd waraa warta waa iga qoslisiisey awkoombe maa wax kuu ah mise aw kuuku!!! Akhyaarta ani jaceyl waa aaminsanahay waxana i haya mid 21(sano)jirsadey adina weydin iska ciyaareysan welina ma hilmamin. |
IAM IN LOVE | Monday, July 03, 2000 - 05:03 am JACAYL WAA WAX JIRA NINKII WAX JACAYL IYO NINKII LA JECLAADA BAA YAQAAN MICNAHA JACAYLKA NOOLADA INTA IS JACAYL IYO INTA IS JACLAAN DOONA I BELIEVE IN LOVE AND MY SWEETY TOO. |
SUHUUR | Monday, July 10, 2000 - 05:34 pm Maxaa isku dhacaayo'? The rich man wanted The poor man needed The wise man know it And the kind man show it 'Thatz called love,,,be happyyyyy'! |
LOVERMAN | Friday, July 21, 2000 - 07:17 pm Love, Love, Love Waxa inga maqamba waa LOVE!! Love U all. |
Najma | Monday, September 11, 2000 - 02:59 am Aniga ahaan jacel wuu jiraa laakin waxay ku xirantahay sida 2 is jecel ku dhaqmayaan waxa dhacda in aad aragto wiil gabar ku tumanaya iyadana leh waan jeclahay amaba gabar wiil ku tumaneyso isagana leh waan jeclahay ee maxan sameeyaa hadaba kaso kale waa doqonimo ee jaceel ma aha jaceel wuxuu jiraa marka 2 qof is xushmeeyso is cisto iskana danbeeyaan |
Hani | Tuesday, September 12, 2000 - 01:39 am Hallo everyboby jaacaylku aniga ayuu i hayaa ha soo hadal qaadina magaciisa hadii kale waan suuxayaa I mean waan waalanayaa |
REALLOVE | Thursday, October 26, 2000 - 09:49 am HANI U VERY FUNNY ....WHO DO U LOVE ME OR WHAT??????I WISH |
NACASEY | Thursday, October 26, 2000 - 04:50 pm HEY GUYS I THINK U R NOT HUMAN IF U SAID THERE IS NO LOVE ........ LOVE LOVE LOVE IS SPECIAL THING...SO SHUT THE UP AND DON'T EVEN SAY THERE IS NO LOVE ......... U R ANIMALS ... GO TEST SWEETNESS OF LOVE BEFORE U SAY ANYTHING ABOUT LOVE ........ OTHER PPL IF U BELIEVE IN LOVE U R THE BEST IF NOT U ANIMALS FUCKING .......... |
h.j. yousuf | Friday, October 27, 2000 - 09:42 am to dhamaan. asalaamu calaykum. horta waad mahadsantihiinwaayo waxa aad furteendood wanaagsan waxaana fiican in looga hadlo si cilmi ah. horta marka hore waxa aan raacsanahay dadka qaba in jacayljiro , wuuna jiraa wuuna jiri doona . ta labaad ma aha jacayl keliya ee waxa jira laba nooc oo kale oo isaga la xiriira 1- cishqi 2- caashaq 3- iyo jacayl like, love, need rabid ,jeclaan,doonis. marka mid walba jidhka bila,aadanka meel ayuu kaga jiraa. qofkii garanayaa wuu ka sheekayn karaa qofkii kale wax aan ugu soo gud bin doona maqaalada dambe hadii ala idmo. jacaylkuna waa wax jira oo la hubo qofka uu soo maray ayaa garanaya ama ka daraaseeyey. anigu wax ma jeclaan laakiin waa daraaseeyey oo dad badan oo wax jecel ayaan waraystay wuxuuna leeyahay wax lagu garto. marka yaan la in kirin wuu jiraa jacaylkuye dood wacan. asalaamu calaykum |
hebel | Saturday, October 28, 2000 - 10:34 am Jacaylku waa cadowga kabaha iyo cudurka jeebka madhiya kadibna googooya. . Jacaylku waa Booc tubaako iyo isbaramuuto laysku qooshoo nin xididkaayoo budh kuu sita kusoo hoos dhigay. . . . Wa Bilaahi Towfiikh. |
Xamda | Saturday, October 28, 2000 - 02:02 pm way hayayo way haleeley,therefore there is jacayl |
h.j. yousuf | Monday, October 30, 2000 - 07:13 am to all. saaxiibayaal ha ku ciyaarina jacaylka qofki doonaya ana uga sheekayn ee iga codso. ha idin macaanaato |
Guuleed | Tuesday, October 31, 2000 - 06:12 am Jacaylku wuu jiraa laakiin waxa aad jeceshahay ayuunbay ku xidhantahay hadii aad jeceshahay in aad dhoofto oo aad waydo waad khalkhalaysaa, hadii uu reemis ku hayo oo hablaha qaarkood ama mid ka mid ah kaaga dhacdo ilaa aad ku hubsato jacaylkii wuu ku haynayaa hadii aadan la galmoona waad u waalanaysaa, Waxaan aniga ayaa hubiyay waayo inan ayaan jeclaa mudo ayaan daba calaacalayay habeenkii aan dabinka la helay ayaan ka bogsaday jacalku sheegii ay dadka qaar igu khaldeen. |