site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wadan kee aduunka ugu fiican

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Wadan kee aduunka ugu fiican
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boodhari

Thursday, June 15, 2000 - 12:13 am
waxaan rabaa in la ii sheego wadanka aduunka
ugu fiican xag diin xag dhaqaale xag nabad galyo
iyo dhinaca cimilada ama jawiga hadba sida aad
u taqaan?
waadna ku mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 15, 2000 - 04:55 am
INTAAS OO DHAN WADAN KULAN SADEY MA JIRO , HADDII AAD NABADGELYO IYO XORIYAD FIKIR RABTID WAXAA UGU WANAAGSAN DALALKA REER GALBEEDKA , HADDII CIMILO WANAAG TAHAYNA WAXEY KU XIRAN TAHAY HADBA DALKA AAD KA HESHID WAAYO DAD AYAA JECEL QABOWGA , QAARNA KULEYLKA MARKA ADIGA IYO DOOQAAGA.
XOOGAA WADAMADA REER GALBEEDKA WAXA AY KU XUN YIHIIN OO KALIYA WEY NAGA DHAQAN IYO DIIN DUWAN YIHIIN LAKIIN WAX WALBA OO INTAA KASOO HAREY IYAGA AYUU ILAAHEY KU KULMIYEY.
HAKUU MACAATO HEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Thursday, June 15, 2000 - 12:26 pm
Boodhari inaad guurto maa rabtaa sxb. ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

girl

Wednesday, June 21, 2000 - 12:13 am
to bodhari
by girl
sxb maka almukarama
ma aadi laheyd inkastoo hada laga dhigay baasaboor
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida

Wednesday, June 21, 2000 - 07:47 am
TO:boodhari
walaal talo lagu sii.
Hadii aan rabtid qaboow iyo cidlo aad scandnevinka
Hadii aad rabtid dulinimo aad holland
hadii aad rabtid jahawareer aad England
hadii aad hoy xumo rab tid aad USA
hadii aad guur xumo rabtid aad Canada
hadii aad cibaado cuuuban rabtid aad maka
Hadii aad rabtid in aad lunto aad australia
Hadii aad rabtid in lagu naco aad Jarmalka
hadii aad rabtid in lagu gato aad Hinda
hadii aad rabtid in lagu xiro aad kenia
hadii aad rabtid in lagu xiro aad franca
hadii aad rabtid in lagu tarxiilo aad sacuudiga
Hadii aad rabtid in aad midabkaga nacdid aad zwizerland
Hadii aad rabtid in afka wax lagu guro aad Somalia


Sidaa iyo talo wanaagsan
bye Gerbida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

stolt-tjej

Thursday, June 22, 2000 - 01:11 pm
wadanka adunka ugu fiican waxa waye somalia,somalia wadaan ka fiican ma waa arkiin.
hada waxaan ku noolahay wadaanka sweden la dhahaayo.sweden ma fiicno ma dhihikari lakin somalia wadaan gari karo malaaha.


by the sister from somalia!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Saturday, June 24, 2000 - 01:19 pm
AHLAN
SAXIIB GERBIDA
SAXIIB FRANCA IYO WADAMADA ADUUNKA QAARKOOD HADII AAD WARAQ LA AAN KUSOO GESHID WAA LAKU XIRI MARKA WAXAAN UMALEENAYAA SAAXIIBKEEN BOODHERI WARAAQ DOON MA AHA WUUNA HEESTAA BAAN UMALEENAYAA EE SXB FRANSA BOOQASHO UGU SOO DHOWOW

ANIGA JAWAABTEEDA WAA SOMALIYA,SOMALIYA,somaliya
sababtu ma aan soo koobi karo ,laakiin sxbayaal waxaan xasuustaa somaliya 1987 ama sanadadaas kuli way iskudhacayeen ,QABOW,KULEEL NAAR AH,QAXOOTI,RESISME,.....DIINTAADA OO AAD KUDHAQMI KARIN...waxas oo dhan majirin,aniga figradeeda.
Laakiin maanta meelkasta aduunka waxaas waa lagahelayaa ee WALAALAYAAL ZABRA DHULKA HOOYO MEEL KA FIICAN MAJIRAANE,ee somaliya haloo duceeyo si ay somali oo dhan ay ugu laabtaan uguna dhaqmaan sidii WALAALO ISLAAM AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, June 24, 2000 - 06:30 pm
,,,,,,Chad, Ndjamena,, Oo ah waddan Cimiladiisu aad u wanaagsan tahay dadkiisu aad inoogu egyahay oo aan welligaa lagaa soo dhex qabaneynin oo aadan dareemeynin inaad waddan shisheeya ahba joogto,, Wax Sharci ku weydiinayaa ma leh,, Waddankaasi ma u baahna xitaa inaad Passport ku tagtaa oo Airport dhisan xitaa ma leh oo waa dariiqa dayaaradaha ay ku cararaan oo kaliya buu leeyahay iyo qolal yaryar oo cariishya ah kagana qabsan xagga qorax ka soo baxa,, Takaaisdooda waa u gaari dameer dadkooduna aad bey dadka u jecel yihiin oo waxaan u maleynayaa waddankaas xitaa inuusan lahayn lacag u gaar ah uu isticmaalo oo waxaa ka socda lacagta Central Africa Tan Cameroon iyo tan Suudaanta,,,,,,Airport kooda waxaa dhex daaqa Dameero iyo waxooga ari iyo Geel oo Xaabada iyo digo geel bey meesha ku shitaan oo kolkaad salaanka dayaaradda aad ka soo degto waxaa indhaha ku xiraya qiiq iyo siigo cirkaa isku shareeray,,,,....Waa sida kale ee waa meel diinta ku wanaagsan oo qofkii damcaa intaad Airportka aad ka soo bixi inuu kaa xado waxaad wadato isla meeshaas baa gacanta iyo lugba looga goynaya oo maxkamad iyo been been meeshaasi ma taal iyo AAvocato diin gaal iyo sharci ibna aadam wax ku xukuma oo tii ilaah uunbaa la isku xukumaa waa airport ka'e,,,Tan kale haddaad indhaha dhiig aad ka keento arkemaysid naag dumar ah oo Kaasiyaat Caariyaat ahi oo kulli indhahaaseey ka shareeran yihiin sidii ay siigada iyo boorka ka heenseesteen
Cabsi Eebbe aawadii,,,,....


Marka walaaloow aniga halkaasaan kuugula talin lahaa waa haddaad khayr dooneyside!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida

Monday, June 26, 2000 - 07:00 am
TO:samatar
walaal hadii aad gerween siidaysato madaxana cimamad sarato waxaa hubaal ah in uu boliska fransiiska ku xirayo xataa hadii france pasapoot haysatid.


nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sweet

Saturday, July 01, 2000 - 02:54 am
walaalow talo waa saan wadanka adduunka ugu fiican waa new zealand , xaga jawiga kuleel waaye , waxbarasho,naago buux hakawal walin noc ba noc , soodhawoow nz ,bro runing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalhooyo

Thursday, July 06, 2000 - 02:15 am
Dal waxaa ugu fiican dalkaaga hooyo. ee jawi iyo dhaqaale iwm haddi aad raadinayso adigaa cirka roob ku og. meeshaad rabtidna ka dhac. raadintaada waxa waaye mid ku dhisan rabitaankaaga oo waxaad raadinaysaa wax maadi ah ee ma aha mid maskaxiyan ku dhisan( rational).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Thursday, July 06, 2000 - 07:03 am
Boodhari
Dalka ugu fiican waa Somaliland ...Waayo waa dalka keliyah dunida ka jira oo isaga is dabira oo aanana wax mucaawino ah helin ..Waa dal hodan ah oo jawi wanaagsan leh isla markaana waa dal muslim ah ah oo looga dhaqmo diinta islaamka ..Somaliland waa dal ay ku nool yihiin dad dhaqan wanaagsan , xadaarad leh isla markaana dal ay ku noolyihiin dad soo dhoweenta ku wanaagsan ..Xusuus anigu ma ihi nin Somaliland ee waxaan ka imid Koonfurta Soomaaliya laakiinse runtii aad iyo aad baan ula dhacey dalka Soomaliland mar aan booqasho ku tegey waxaana aan aad iyo aad ugu fikirayaa in aan guursado gabar reer Somaliland oo aan mustaqbalkeyga halkaas ku noolaado Inshaa Allaah ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaldaanland

Monday, August 07, 2000 - 01:55 am
faaarax aahahaa somaliland yaah maxaa yaala meesha, ma qaad ayaaa la cunayaa, ilaaheey nama geeyop qaad rebuplick somaliland,

wadamada aduunka ugu xun ama naarta dunida waxaa nr1 ah so call somaliland ama qaldaanland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, August 07, 2000 - 07:07 pm
Boodhari.....KAAGA odey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiya

Wednesday, September 06, 2000 - 02:34 am
wadanka aduunka ugu fiican waa soomaaliya waana wadanka ugu hodansan hadaad wax ogtahayba wana adan muslim ah ilaahay ha nugu celiyo wadan shisheeya ayaan ka daalnay aamiin laguma raaxeysto wadan aan aheyn wadankaaga marka walaal su aashada u fiiri in aayfiican tahay wadankaaga waana la huraan marka waxaan ku leeyahay waa wadankaaga hooyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canab

Wednesday, September 06, 2000 - 06:20 am
Wadanka aduunka ugu fiican waa meeshii ilaahey kugu nabad yeelay oo aad cibaado suuban kusameyso. Nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Thursday, September 07, 2000 - 10:10 pm
qalanjo

waalal wadan ka aduun ka ugu fiican waa meelkasta
oo aad joogtid oo ilaah kugu nabad yeelo.
belseanigu waxaan kugulatalinlahaa AUSTRALIA
sabab too ax intawex oo aad raadinaysidba way
yaalan specially beautifull somali girls diin tana dadku aad bay ugu adagyihiin cimiladana waa cimiladii
soomaliya oo kale wax barashana xageeda iskadaa
oo adige lee kugu xirantahay. hadii maan ta dhan aad wadadas maraysid qofna yackuma dhahayo

goodluck sis qalanjo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 26, 2000 - 01:00 am
to gerbida
waxaad ka ilooday iskandaneefiya in áan laga helin shaqo luuqad adagna leeyihiin marka aanaa kuugu dari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASHI

Tuesday, September 26, 2000 - 04:26 am
TO:STOLT TJEJ!!
Taladaadu maxuma, laakiinse sverige meel lajoogo maha, maxaayeelay aniga ayaa ku nool dhowr bilood wadan kaxuna maanan arkin, sidaas derteed ayaan kuuleeyahay in aysan fiicneeyn!!!
Dhinaca kale SOOMAALIYA waa wadan aad iyo aad u fiican, dad badan ayaa aaday hada kuwa kalana waa usii socdaan, ee adigu kuwee baad ka midtahay????
Salaamu caleykum!!!
Hashi Freeman....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAX

Tuesday, September 26, 2000 - 12:22 pm
Best country ...where else....CANADA SIIBA TORONTO

REASONS WHY
* SHABTA/CAYDHA
* EDUCATION
* HOUSING (SUBSIDISED)
* MULTICULTURAL
* LOTS OF SOMALIZ
* BEST JAMZ/ RIWAYADO
* VIOLENCE FREE
* SELF-DECLARED
* LOTZ OF SOMALI COMMUNITIES
(WILL HIRE IF U R THE QUALIFIED "CLAN":O
* DIXON
* SCARBOROUGH
* LOTS OF SOMALI ALCOHOLICS
* CORRUPTED SOMALI KIDS
* SOMALI HOES
* TRIBISM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PUNTLANDER

Friday, October 13, 2000 - 05:31 am
HOME IS THE BEST SOMALIYA IS THE BEST YOUR MOTHERLAND IS THE BEST.

WALAAL MEEL DIINTAATA IYO SHARAFTAADA IYO XORNIMADAADUBA IYO DAREENKAAGA AADNIMO AY KU QANCAYAAN WAA WADANKEENII WAAYO SOMALIDU WAA WADAN 100% MUSLIM AH, GAAJADA IYO FAQRIGA WAA LAGA BAXAA LAAKIIN DULINIMO LOOMA ADKAYSANKARO.
WADAMADA GALBEEDKA DIINTAADA IYO DHAQANKAAGABA SI TAAMA XOR UGUMA TIHID WAA BEEN WAXAY SHEEGAYAANE, CARABAHA SINJI SOOC BAA KA JIRA OO SOMALI QAYMO KAMA LEH, DARIS WAXAA NOO XIGA IYANA ASKARTOODU MARKAY ARAGTO SOMALI WAXAY UGU SOO ORDAAN SIDII AY YAANYUUR ARKAY SI XUNA ULA DHAQMAAN. WAXAA LAAKIIN NASIIBDARO AH IN WADANKEENII AAN BADIDIIS LATAGI KARIN AYSANA JIRIN MEEL 100% NABADA.AYADOO SAAS AH ANIGA WAXAY ILATAHAY INAYSAN JIRIN MEEL KA FIICAN. SUAASHAADA HADAAN SOO KOOBO , WADANKA ADUUNKA UGU FIICAN WAA WADNKAAGA 1 HADII DHIBAATO DIINEED IYO MID NABADGALYO AY KUU KEENTO INAAD KA HAAJIRTO WAXAA 2AAD AH MEESHII INTAAS AAD WADANKAAGA UGA SOO HAAJIRTAY AAD KA HELAYSID WAXAAN KA WADAA NABAD IYO DIINTAADOO XUR UTAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed mohamed

Saturday, October 21, 2000 - 06:12 pm
to boodhari
saaxiib waxaan ku leeyahay dal waxaa ugu wanaag Somolia east and west best your home.
hadii aad ku qanciwaydo aad SOUTH AFRICA GUURSO GABAR ZULU AH ANAA KU GU SOO DHOWAYNAAYA WAXAAN DEGANAHAY DURBAN WAXAAN KU QABAA GABAR ZULU AH FAAHFAAHIN DHEERAADA ILGA LASOO XIRIIR
ageele30@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIA

Sunday, October 22, 2000 - 08:58 pm
HORTA MAYNU ISWEYDIINO AXADKAAN HALKA UU JOOGO
HADII UU HADA ISKU DIYAARINAYO SAFAR WAXAY ILA TAHAY INUU AADO MARS AMA UU ISKA JOOGO HALKA U
KU SUGAN YAHAY TEEDA KALE WAXAA CAD INUUSAN JIRIN
DHULKAAGA DHUL KA WANAAGSAN HADII UU CIMILO FIICAN YAHAY IYO HADII UU CIMILO XUN YAHAY AMA UU
SABOOL YAHAY AMA QANI AMA NABADGELYO LEEYAHAY AMA
UUSAN LAHAYN,MARKA WAXAAN KU ORAN LAHAA TALO BIXIN
UMA BAAHNID EE CIRKA QABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 09:07 pm
MARKA HORE WAX ISWAYDIINI MA XUME QOF WALBA OO SOMAALIYEED MA IS WAYDIIYEY MEESHAAD JOOGTO QOF WUXUU LEEYAHAY WADANKAN BAA FIICAN,ADIGU WADAMADA ISKAMA LIHID OO DAD U SHAQAYSTAY,MASKAXDA AYAA LAGAA DHAQAY,WADANKAAGA WAX KAAGA FIICAN MA JIRAAN
WAXAA KUU FIICAN WAX KA BARO DADKA CADAANKA WADANKAAGII HOOYO KU NOQO,DADKAAGA JAAHILNIMADA KA SAAR, HADAA FEKERAYSID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, October 25, 2000 - 01:48 am
ahlan asxaabtoy...
wa´danka aduunkaq ugu fii can waa..sucuudiga..
hadana waa wadanka aduunka ugu xun maxaayeeleelay
waa wadan barakaysan waana wadan aan lahayn xumaan
laakiin waa wadan lagaa necebyahay hadaa tahay soomaali.
kan se sheeganayo somaliland wuu khaldamay ,waana loo cudur daari oo la eedayn maayo maxaayeelay waa wadan kiisi oo isagaa jecel marka wuxuu u maleeyaa qof walbaa inuu jecelyahay sidiisoo kale..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Wednesday, October 25, 2000 - 01:43 pm
GO EAST
GO WEST
Y'ALL KNOW
INDIA IS THE BEST

Don't hate moi yeah. Im just trying to put my two cents in after my Tandori curry and Bhel Puri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Labella

Wednesday, October 25, 2000 - 02:52 pm
lol@@@@@@@@@@@@@T-Girl!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Friday, October 27, 2000 - 12:06 am
yo , meel ala iyo meesha aad joogto waa meesha aduunko ugu xun, waa hadii aan soomali nahaye.


balse soo tijaabi sxb canada. waa hoygeenii labaad.
peace.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMEWHEREINSOMLAIA

Sunday, October 29, 2000 - 03:57 pm
I THINK SOMALIA IS THE BEST PLACE CUZ THAT'S UR OWN COUNTRY BROTHA SO COME BACK TO US HERE IN SOMALIA......WE WANT U BACK AM SURE WE AIN'T GONNA HURT U SWEETIE SO COM ON TAKE SOMALIA AIRLINE AND COME HOMEEEEEE.......SWEET HOME

HERE'S WHERE U BELONG
WE'LL MAKE SURE TO KEEP YA AWAY FROM HARM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.