site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhiib aa i haysto!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dhiib aa i haysto!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nacimo

Thursday, June 15, 2000 - 10:26 am
Dhibatada i haysato waxa waye hadi aan nin arko waan kacsanaya.Nin xataa ma salaamikaro,hadaa salaamo waan kacsaneya.wax aan sameyo ma garaneyo.
waxan ahay gabar oo gudan,ma ogi waxey ku xirantahy.Waxa la dhihijiray gabdha heyni oo gudan
ma kacsadan ee aniga maxa u kacsada,i shega walaalayal.dhib waaaaaaaay aaaaaa iiiiii haaaaaaysteeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 15, 2000 - 12:12 pm
jakartaakulaeeshin aaa ku jirtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Thursday, June 15, 2000 - 03:32 pm
colonel

To kan isku sheegay Nacimo!! waryaa ma tihid Gabar ee gabdhagayaga sharafta ha ka qaadin doqon yahow adoo kale nama qaldee>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Thursday, June 15, 2000 - 03:33 pm
LOL>>>>>whatever. My advise for you is get married and fast.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 16, 2000 - 07:49 pm
IN LAALILAAHI WA INLAALILAAHI RAAJICUUN. DHAMAAN
WALAALAYAAL MA IDINLA TAHAY IN GABAR SOOMAALIYEED AY WAXAAS KU HADLILAHEYD AMABA AY QORI LAHAYD. WAXAA JIRA NIMAN KUWAAS OO KU RAAXAYSTA IN AY GABDHAHAYAGA SHARAFTA LEH CEEBEYSTAAN MARKA NEVER BELEIVE WHATEVER THEY WROTE CAUSE NO SOMALIAN LADY CAN SAY THOSE KINDS OF WORDS.
SALAAMAD TO YOU ALL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, June 17, 2000 - 03:46 am
waryaa kan isku sheegay inuu yahay nacima gabdhahayaga meel ha uga dhicin waxaad tahay ma garanaayo laakiin koley waxaad u egtahay a man of desperate in naag loo raadiyo so please waxaas oo kale ha ku soo qorin bogan oo kale waayo bogan waxa la is dhaafsadaa talooyinka iyo oraahyada ee ma aha inaad gabdhahayaga aad caysid incase you are forgotten adiga waxaa kula dhalatay hooyo,sister marka xusuusnow ee mar dambe waxaas ha ku aflaagadeyn oo get married as soon as possible si waxa aad sheegeysid ay kaaga baaba'aan koley nin doobnimo ku weynaaday ayaad tahayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, June 17, 2000 - 06:29 am
waxaad tahay qurun isnacay ee nag raadso oo kacsiiga iskaga bixiisid.


stupit.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cirsankayeer

Saturday, June 17, 2000 - 11:50 am
waan ka xumahay in dhibta aad sheegtay lagugu caayey cudurka aad sheegtay waa jiraa hadii aad isku argtay kacsigaa faraha badan waa dereenkaaga
iyo sida maskaxdaad ay uga buuxdo waa run way dhacdaa, dareenkaaga ayaa xoog badan isku day, inaad jir dhis badan,samaysid iyo inaad is asturtid oo aadan gacan furan raga ku salaamin.
sis arag dhaqtarkaaga isku day inaad nin xalaal raadsatid.
kuwa ku caynayana waxaan leeyahay haddii aad saan ku joogtaan aduunka waad danbaysaan ogaada in waxa ka wayn dadku sheegataan .

by;Cirsankayeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, June 18, 2000 - 06:37 am
to nimco
abaayo nimco hadaad gabartahy oo aad waxad sheegayso ay dhab kaa yihiin anaa waxan khabiir ku ahay xaga kacsi beelinta ee ila sooxirrir [RAAXO XALAAL AH AMA DAAWO XALAAL AH] hadaad nintahayna gabdhaha ha ku ciyaarin wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ibrahim

Monday, June 19, 2000 - 11:55 am
nimco waa iga qoslisay, @@@@@@@LLLLLLOOOOOl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AliBile

Tuesday, June 20, 2000 - 01:20 pm
Salaan Dhamaan,
Naciimo Hadii aad tahay gabadh ama wiilba, walaal hadii aad haysato diinta muslimka salaada shanta waqti aad tukatid, waxa aad soo qortay way kaa haraayaan oo majiraayaan , adiga heerka aad gaarsiisantahay dunida dadka ku nool muslin iyo gaal midkood malaha waxaasoo kale .
Gabdhaheenana somaliyeed meel ha uga dhicin oo diintay haystaane, waayo waad sheeganaysaa, waano waxaaa iga ah diinta inaad qabsato oo ilaahaygii ku abuurtay ka baqdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Tuesday, June 20, 2000 - 09:05 pm
By anonymous
waxaan aad uganaxay arintan meesha lagusoo qoray umalaynmaayo gabadh soomaliyeed inay gudeeheeda kaga sheekaynayso meelcaam ah oo umad oodhan akhrisankarto saqiir iyo kabiirba markaa sida walaalahayga korkuxusan ay sheegeen waxaad tahay nin ee xusuusnow inaad hooyadaa,walaashaa,eedadaa,habaryartaa, iyo kuwaad waalidka utahay ceebaysay, dadbaa arintan oo kale u arka inay tahay waxlaga hadlikaro mase aha waayo dad muslim ah ayaanu nahay ilaahayna waxyaabo uu privat ka dhigay oo qarsoodi ah ayaa jira waxaa qarsoodiga ah ayeyna kamidtahay arintan, waxaanse leeyahay haday arintu dhabtahay oo aad nimcooy gabadhtahay ninhaduu kuqabana iimaanso oo hakugufilnaado ninkaaga oo kaliya ayaad qaadikartaa oo ku qancinkara ilaahay raga dumarbadan ayuu ubaneeyay laakiin dumarka midkaliya waayo ileehay mugeeda ayuu ogaa xigmad la,aana ilaahay wax umasoodajin ee sidaan kuusheegay ninkaagu hakudeeqo hadaadan hayna midguurso ilaahay sababta uu guurka usoo dajiyay ayay tahay oo ala waa,ogaa hamada biniaadmiga uu ku beeray inay u baahantahay waxbaabi iya, hadaysa arintaa runkaa tahay oo aad nimcooy naag tahay kuwa naqaba amase rage soomaaliyeed nagama aydacwoodeen, waayo waxay yiraahdaan dumarkeenu dareen maleh oo waa laguday. ogowse dareenku waa waxrabaani ah oo ay gabadhu markeedii hore ku dhalato waxa kaliya oo baabiya ama udiida ninka waa daalka haday ciyaal leedahay taasoo ragii ay kaalintii ayla korin lahaayeen ciyaalka si aanay udaalin oo ay hadhow wax ulaqabato gabeen. markaa walaalay waxba yaan hadalkugu daaline If you're a woman get married If you are a man please don't write this again and don't forget your mom feel a shame to your self brother, remember alaah doesn't like people like you. waxaanse kaa ilaaway inaad tiri markaan ninsalaamo waa layqabtaa walaal ninka haduuna muxramkaaga ahayn yaa kuubaneeyay inaad markaagii hore salaanto waxa laguugu kaco ayaad qabtaa get help from allah oo salaada tuko sidii horayba laguugu sheegay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Saturday, June 24, 2000 - 12:36 pm
ALLO ALLO SOMALIYAY

NACIIMO ama qofka magacaan sheegtay wuu niirigeestay ,ee ha isku daalina ,waxaan umaleeyaa qofkaan xaga xayawaanku buu u dhowyahay,sababtoo ah qofka bini aadamka ah wuu kacsankaraa ,laakiin ISKONTOROOLKA ayaa ka awaadween.
TALADEEDA WAA SXB GUURSO INTA AAD WAX XUN SAMEEN AMA NOQO SIDA XAYAWAANADA QAARKOOD OO MARKASTA KACSANAYA MARKUU ARKO XAYAWAANKALE HA AHAATO NINBA(MALE)

VIVA LAMOUR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Friday, June 30, 2000 - 04:09 am
Naayaahe Nimco xaggee joogtaa warba adaa keenaye!
Illaahow yaa i kaa tusa maalintiiba Labaatan mar baan ku salaami lahaa,
adigaaba raaxo ka dhergeye, hawl yaraa shuqulkaagu, naa hayska sheegin nacas yahay qaraaba salaan kana badso ileyn dan baa kuugu jirtee, markaad muraadkaaga gaadhona iska noqo, oo waydin soo salaamayey dheh, Meelaha soo dhoweyntana is taag oo maalintiiba ugu yaraan 60 qof la salaamayo ileyn waxaagu waa fooda'e.

kan ku helaa cawo iyo ayaan buu leeyahaye, waxan ku iri ka waran sheekadu hadday salaan dhaafto ma oydaa? mise waad qaylisaa? alla salaxanidaa yaaba hela adigoo kale, naa heedhee.....Ax! heedhee Xiiiiiiiiiiix! waxan ku iri...........?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILYAAS

Friday, June 30, 2000 - 06:36 am
naciimo

LOL ET LO ET LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCAAD

Monday, July 03, 2000 - 07:27 pm
LOOOOOOOOOOOOOLOLO,,MANAXE..ADIGAABA KA DAREE WAALAASHEEN NACIIMO,,WAA IGA QOSLISIISAY NIN YAHOOW..


TO,,NACIIMO..
WALAASHIIS,,AAD AYAAN UGA XUMAHAY DHIBKA KU HAYSTA,,LAKIIN SAAXIIBEEY WAXAY ILA TAHAY ANIGA MAADAAMA AYNU DUMAR NAHAY INAAN ISKU XISHOONO XOOGAA,,HADII WAXAAN AAD SHEEGAYSO AY WAX AAD U WAYN YIHIINA DHAQTAR AAD LA XIRIIRTO,,SALAADANA BADSO..IYO DIGRIGA ALLE,,NIYADAADANA KA SAAR SHEEYDAAN WAAYE WAXAAS. WA SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Thursday, July 06, 2000 - 07:09 am
Naciimo
Waryaa ciyaal suuq dumarka soomaaliyeed meel ha ooga dhicin ..Malaha waxaad tahay ragga ragga u galmooda sida qoraalkaaga ka muuqato ee Alle u noqo oo weydiiso in uu ku caafimaadiyo isagaa Caafimaadka iyo Asluubta wacan bixiyee .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaloocow

Friday, July 14, 2000 - 06:59 am
ooooh...that is easy use banana instead..of the man..then..every time you feel (KACSI)is ku xaluulu ma ifahamtay!sorry for the bad talking!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Tuesday, July 18, 2000 - 02:56 am
NACIIMO....

I know U R a man...so cut the CRAP C'PISHE

Manaxe......
LOL.......Tan yeesan ku wareerin....NAAYA/WARYAA gii la sheegi jirey waaye coz gabar somaliyeed sharafteeda sidaas uguma ciyarteen.......She would have self respect 4 herself.....like we all do

PEACE
TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Monday, July 24, 2000 - 04:26 am
guledyarre
markaan fiirino dunida iyo wax yaabaha la is waydaar sado dadkeena way danbeeyaan, haday qofka dhibaatadiisa cay ugu sii darayaan..

to naciimo..abaayo maleedahay taqtar aad kala tashan karto arintaas.
saaxiibo aad kaftantaan waxna isku sheegataan.

qofdumar ah oo wayn kaana naxayo waaya arag nimana leh.
waxaa qiima badan in aan maanta kuligeen jaanis u leenahay inaan netka wax isku gaarsiino.
lakiin bal isku day inaad qolooyinkaas la xiriirto.ilaahayna waxaan kuu waydiinaynaa caafimaad iyo nolol farxad leh oo kuu bilaabato.

waxaan kaloo bulshadeena ku dhihi lahaa isku daya intaas qofka caayi laheeydeen inaad isaga tagtaan. mida kale waxyaabaha qiimaha noo wada leh isku daya inaad ka doodaan wax badan yaan idinka faa ii daysanaynaaye.

mahad sanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Wednesday, July 26, 2000 - 03:11 am
naciima
horta abaayo aniga kuma ceynayo oo ceeb maaha waxaad sheeganeyso but.....
waxaan u naxsanahay kii ku aroosi doono...
illeen shaqa dhib badan aa sugeysee ...qoflee soo taagan qanciskiisa...fulltime job iska dheh..
haahahhaha only joking.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 31, 2000 - 05:55 am
hi nimco wiji xumeeeeey
aduunyada wax an daawo laheeynin majiraan
ee hadaad daawo ubahantahay ii imaaw anaa qooq meeshaan lajoogi la, hadaa ubaahantahay ila soo xiriir qooq danbe adigaa ilaaawayo ,by.by
qooqane ayaa leeyyiraahdaaaaaaaaaaaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 11:02 am
NIMCO DHIBAATAD KU HYSADO ILAAHEY HA KAASAHLO MA FUDUDEE MIDA KALE WALAAL WAXAAN KUGULA TALIN INAAD NIN GUURSADO. WALIBA DOOB CAANO GEEL KA DHERKAY ILAAH HA GUU SAHLO SXB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Sunday, September 10, 2000 - 03:36 am
a/caleykum
naciimo ilaahii ku abuurtay ka cabso
aduunka ha isa siinin adigoon ogeyn ayaa lagu keenay marka lagaa wadaayona ma lagu weydinaayo!
waxaa dhinacyada naga saaran labo mala'ik qoreysa waxa xun iyo waxa fiican oo aan sameyno
abaayo hadii aad tahay gabar(aboowe)waxaan ku dhihi lahaa wax yaabaha denbiga kuu keenaayo iska jooji
meeshan waxaa logu talagalay in la'isku weydaarsado ra'yi ee ilaah ka cabso waxaa ku qortay mar danbe ha ku soo qorin
ilaah in uu ku soo hanuuniyo ayan kuu rajeynaayaa
a/caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, September 11, 2000 - 10:18 pm
Samia,

Yaaqay xagee jiri jirtay adiga? mahaaneey waxaa looga baahanyahay gabartoo adiga camal ah noo. oo dadka runta u sheego isla markaasna waaniyo.. Dhanka diinta iyo dhaqankaba.

Allaha kuu siyaadiyo walaashiis..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, September 13, 2000 - 08:32 am
nacimo
dhib aan yarayn aa ku haystee!!!!waraa gabdhaha magaca howga dheelin isku xishood!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

say what

Tuesday, September 26, 2000 - 12:35 pm
such a great.....fiction teller

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gartay

Friday, October 06, 2000 - 02:42 am
waxaad moodaa meelha looga hadlo waxaabaha xun xun inay dadku ku badanyihiin hadaad wax ku saabsan diin qortid ma arkaysid cid ku soo ishtirakaysa waa nasiib daro markii waxaan oo kale la qoro meeshaba ma heleysid meel eed wax kaga qorto walaalayaal horta aadbaan uga naxsanahay arintaas nasiib darada ah marka labaad anoo la hadlaya axadka ama doqonkan isku magacaabay nimco caqligisa ayuu hadlay waana iska cadaan inuu nin yahay kolay wuxuu sheegay dareenkiisii dhabta ahaa asagoo adeegsanaya magac gabdheed marka waxaan oran lahaa haday dhabkaa tahay arintaad sheegtay waxaan ku oran lahaa ninyahow ka dheerow gabdhaha ehelka ah iyo qaraabada ha salaamine yaan ceeb taas ka weyn dhicine cidii taqaana waxaan oran lahaa ninkaas ka dheereysta gabdhaha yuusan idinkaga daaran cudurkaan uu xanbaarsanyahaye wa bilaahi towiiiq w/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gulled

Friday, October 06, 2000 - 02:49 am
ninbaagulled yare walaal waad ku saxsantahay inaan danbeeyno laakiin su`aal maxaad u diidaysaaaaaaaaa inay daku ka hadlaan caqligooda ilayn nin walba sibuu u fakaraaye suura gal matahyse inay dadku wada toosnaadaan????????????? to. nimco hadaad gabartahay taladu intaan kama go`dee jeebka gacanta galih

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Sunday, October 08, 2000 - 04:24 am
Hi whoever are you don,t make yourself ashame you are sick need to go to the doctor get some medican.

bye al haji sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yur

Tuesday, October 10, 2000 - 05:02 am
to nacimo
hadii aadtahay gabar shame your self hadii aad tahay wiilna grow up ciyaalyow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yur

Tuesday, October 10, 2000 - 05:04 am
to nacimo
hadii aadtahay gabar shame your self hadii aad tahay wiilna grow up ciyaalyow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar

Friday, November 17, 2000 - 03:33 am
acuudu bilaahi
naa naciimo waa maxay waxaad sheegeyso naartii ku dhacee, abaayo nin iska guurso koleyba qof yar ma tihidee. hadeey cayaar iyo af xumana kaa tahay waxaasi waa ceeb wax lagu hadlana maaha magacaygana ii dhaaf dufkubaxee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.