xanuun | Saturday, June 17, 2000 - 09:04 am intii mudo hal sano waxaan niyadayda mashquulisay gabadh soomaaliyeed oo aan aad u jeclaaday markii aan mudo waday oon tusay dareenkaygii waxaan ka helay jawaab aanan ku farxin . waan rabaa waanan jeclahay waana qof wanaagsan seen u hantiyaa hadal iyo shukaansi waa iga dhamaaday. |
Quman | Sunday, June 18, 2000 - 02:51 pm Dear Xanuun Soomaalida ayaa waxeey ku maah maahdaa dadaalaa waa helaa marka walaalkiis if you try your best i hope that she will understand you better and there is no question for her love for you because you said that you have been together for one year i think that she would dumb you if she didnt love you, The only thing that i can tell you is call her talk to her and tell how you feel then from that point on she will understand you may be there are some thing that she is not happy with. good luck bro |
Waayo-waayo | Tuesday, June 20, 2000 - 09:46 am forget it. ma fahantay.maybe your love was my place last night your the one she told me?!!!! Never run after women and Bus there is always another one if you can wait at the stop. don't call. don't camp before her house. don't begg. Finitto |
AliBile | Wednesday, June 21, 2000 - 03:47 am Xanuun, Nolosha ma,aha tusin dareen oo kaliya ,barashada iyo wada socodka gabadh iyo wiil waxaa isu keena inay isku dheeraadaan dhaqanka iyo wanaaga dhexmara taasoo uu ka dhasho jeceyl, shukaansiga ma,aha hadal qoran oo la akhriyo markasta,mana aha dareenka laysku dhego, waa is afgaradka iyo sheeko aan dhamaad lahayn oo ah inay kuwada fekaraan in ay noqonkaraan laba qof oo guri dhisi kara, hadii aad wanaag ladoonayso naftaada, gabadha aad jeceshahayna wanaagladoon,kana har wixii ilaahay uu xarimay , dareenka iyo nolosha macaan waxay bilaabataa guurka kadib oo keenaysa ciyaal inuu kadhasho meeshaa.diinta raac. |
QUMAN | Thursday, June 22, 2000 - 01:52 pm TO ALIBILE" MAASHA ALLAH WALAL YOU ARE ONE OF THE BEST ADVICERS EVER. MAY I SAY THAT YOU ARE AN INTELLIGENT, SMART AND WISE MAN, I AM NOT JUST SAYING THIS CAUSE ANYONE WHO READS YOUR ADVICE TO OUR BROTHER XANUUN CAN REALIZE WHAT AND EXPERT YOU ARE!!!! ANY WAY I JUST WANT TO TELL U THAT I WILL ASK U FOR ANY ADVICE IF I NEED, AND I HOPE THAT U WILL NOT HESITATE TO HELP ME LIKE U HELPED OUR BROTHER XANUUN. |
Anonymous | Friday, June 23, 2000 - 01:22 pm To: alibile hello brother I'm ptoud of your positive advice that u gave our bother so i may say you are intelligent and smart so keep u the good job bye |
Mariah | Saturday, June 24, 2000 - 09:20 am To: alibile I agree with anon and Quman....You are a good adviser...... Waayo-Waayo......He can wait the next bus cause he is in Love....Ok |
abdi | Saturday, June 24, 2000 - 12:55 pm SALUTI TUTTI SAXIIBKEEN ALIBILE AYAA KULI SHEEGAY EE SAXIB XANUUN ANI WAXAAN KUGU DARILAHAA JACEELKA DAAWADIISA WAA sabarka ,EE SHEEDAANKA ISKANAAR EE SHEEKADA U WAD WALAASHEEN ,adoona waxkale kufagareen,LAGAYAABO BARI WAXAY KUSIIN JAWAAB +++ ah saaxiib sabar dhalinyarada somaliyeed qaarkood NASIIBKAADA oo kale maheestaan in ay jeclaadaan inan udhalatay dalkeena hooyo, saxiib soo ducee |
dr-troubleboy | Wednesday, July 19, 2000 - 09:20 am comments to xanuun salaan dhammaan,intaad dabadeed walaal, xanuun, runtii waad u egtahay qof jacayl haayo balse aan helin tuu rabay sxb mar aan akhrinaayay qoraaladii laqoray qortay ayaa waxaa qofka mid ihi yidhi (da'daalaa waa gaadhaa)waa maahmaah carabi ah oo ahaa lafdigeediina sidan(man jadda wajada)marka walaal maahmaahdan mid jacaylka utaala maahan waa qaaciido utaal nolosha inteeda kale aan jacaylku kujirin,marka ulajeedadaydu waxaa weeyaan sxb mar hadii jawaabtu ku qancin wayday oodna daashay sxb dumar ilaahbaa badshay yaysan tabtii cilmi liibaan(boodhari)kugu dhicin...ee iskaga hadh ....waan ogahay ma'samaynaysid taas balse waxaan hubaa inaysan kuu soo xaroonayn taasi............waayo arag ayaan ahay kunna akhriyay kunna arkay kunna maqlay....ka fiirso>>>>>>>... |
Quman | Thursday, July 20, 2000 - 08:31 am TO TROUBLEBOY YOU KNOW WHAT.... I CAN'T WASTE MY TIME RESPONDING TO YOUR CRITICS SO "WHATEVER" BRO THAT IS ALL I CAN SAY. |