site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I dont know how!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): I dont know how!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatima

Thursday, June 22, 2000 - 03:48 am
Waxa jirey wiil aan isku glas ee heen.
marka ma isla hadli jirin,waan is salaami jirnay bes.iskola karmarki la xiri rabay ayo gurey.into gurin ayu maclimada dhibay warqad oo aniga igu socoto.markay macalimadi warqada aan aqristay.
wiilka waxo ku soo qoray ino ka xunyahay in oo guray oo waligisna i jaclay oo waligisana i jacladona i too nolyahay.marka warqadi aan aqristay waa xaan rabay in aan la xiriiro waa ii surto galiwayde.
4 sano kadib aan arkay asago la socdo abar iyo cunug yar,waan salaamaya,ayo iyiray gabardhan waa xaskeega iyo inaanteyda.markasa naxtin qarac la iray.hadana 2 bilot ka sowaregatay ayaa arkey walaashiis,waxay igu tiray,alaa walaakega woo ku radijiray in taas oo sano.
hada 1 sano kadib aan is araknay aso xaskiisa kala tageen.
hada daris ayaa nahay, waan is salaana bes lakin waxaan rabi lahay in aan waraaqadi weeydiyo ino xasusto ii in kale becouse aniga xata waan jaclaan jiray,ilaa hada waan jaclahay.
maa garaanayo si aan ku waydi lahay waraqadi.
walaalaheyo ila taliya sidan wax yelilahay!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Your sister

Thursday, June 22, 2000 - 03:59 am
Gabaaaaaaaarrrrr yaaaaaaaaaaa heeeeeeeeeeey aaaaaaaaaf sooooooooooomaaaaaaaaaaliiiiiii soooooooooooo baaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaroooooooooooooooooooooooooooooo maaaaaaaaaaaaaaaaaarkiiiiiiiiiiiiiiiiii
uuuuuuuuuuuuuuuuguuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu hooooooooooooreeeeeeeeeeeeeeeeeeey sooooooooooooooo OOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOKEY!!!!!!!!
BYE FROM YOUR SISTER!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ramlo

Thursday, June 22, 2000 - 12:34 pm
walaal waxaad samaysaa hadii aad jeceshahay waxaad
ku odhanaysaa waan ku mmacsuumay kadidna ariintii
hore ayaad uga sheekaynayssaa kadibna waxaad oranaysaa ilaa iyo 4 sano ayaan kuraadinaayay
hadana waan kuhelay kadibna hadii aad guri haysato
gee fiitka hore gurigana uunsi adiguna iskalaxir
maantay ayay kugu dhawdahay waa hadii aad jeceshahay hadii kalena walaalay nagadaa calaacalka anagaadba jcayl nagu abuurtaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 04:47 am
I know how you fell i had the same problem for 5 years when told him about it he told me he fell the same. I would say go for it.

You never know maybe he feel the same
good luck sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Wednesday, July 19, 2000 - 02:26 am
ASALAAMU ALEEKUM

FATIMA WALAASHIIS OGOW IN CALAFKU UU JIRO , HANA KU DEGDEGIN USHEEGISTA ,BARO OO BARO OO MAA AADA AAD TIHIIN DARIS FIIRI WUXUU YAHAY DHINAC KASTA ..
KADIB WAYDII WAXUU MUSTAQBALKA DOONAYO IN UU GUURSADO MISE IN UU SAAS KU JOOGO ,HADUU DOORTO TAN KOOWAAD SU AALO JIIRO JIIRO AH WAYDII SI AAD UBARATO WAXUU JECELYAHAY WAXAAN KAWADAA HADUU INAN KALE NIYADA KUHAAAYO EE BACDEN QAADO TALADA RAMLO

CAIO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.