site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I len adin ka adaga"""""

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): I len adin ka adaga"""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malyuun

Monday, June 26, 2000 - 04:28 am
wan idin dalamay waxan ahay gabar somali yed
waxan bartay wil somali yed waxan wad soconay modo ah 1sanoo´waxa rab nay in an isguesanoo lakin manoqon. waxan jecelahay in at qof la jeclan karoo isaga maqan in u sasa i jecela yahay iyo in kalee.
waxaa dhacay in u malin mal maha kamid ah dhahay waxn leyahay xass oo lay gu daray waxa dhashay habar yar tay aboyo ee iga rali noqoo.
waxay na jirtaa somaliya oo waxa i manay saa bisaha soso cota ee ogowa mada xaa i waragay oo tas mar naba man fila neen waxan so ogaday in ay run tahay isagun waxuu dhay aniga gaba dhas waa walal shay oo marabo in an xu meyoo ee adigan wan ku jecelaahy ee hadaa rabto waxad noqo nee xas ka labad koley wanga i mahayoo wan ogahay tas lakin wan jeclahay mar kas ton iska daa is dhahaba waxan ar kayaa anigoo wacaya.
waxan sameyo maqan walaalyal maxad igula talin la heden in an sameyoi din koo raliyaay
hay la yabin waa jecel kii igu horeyaya
wan da yarahay18san jiraa ee hay layabin
waxan idin ka cod sana yaa in ain an waxa iga shegin ama in ana i af la gaed thankzz
by
malyuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikalaq

Monday, August 14, 2000 - 08:36 am
Asalamu calaykum

Runtii imay soo marin arinkan oo kale (i dont have experience) laakiin waxaan u maleynayaa markay gabartu timaado oo uu guursado waxaa laga yaabaa inuu jaceylku kaa yaraado ama uu kaa tagaba, markaad imika isaga xasuusatidna wax kale isku ilowsii ie film aad jeceshahay daawo, qof guriga jooga la hadal, dibada u yara bax, saaxiibadaa u yara tag, phone garee si aad u ilowdid.

Hadii kale oo aad u doonaysidna dee raga afar xaas baa loo baneeyey ee u noqo xaaskiisii labaad.
Wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 19, 2000 - 09:12 am
sis malyuun dhalin yarada badan kood waxeey aamin san yihiin gabdhaha dabada joogo la tumo kadibna soomaaliya mid ka imaato guurso ee indhahaaga fur ha kadib iskuna day inaad iska iloowdid wiilkaas wax uu kuu haayo ma laha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.