site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaad heysaa oo aad latagi doontaa Dalka haduu ilaah noo hagaajiyo, Wel I have

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Maxaad heysaa oo aad latagi doontaa Dalka haduu ilaah noo hagaajiyo, Wel I have
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Tuesday, July 04, 2000 - 10:47 am
Salaamu caleykum waad ku mahadsantahey fikradaada ogow in dadabadan kafaiideesan doonaan waxaad heysid. Before i satart let me remind u this.
Ilaah waxuu kuyiri aayadahiisa quraanka wax qeyr qaba sheg haddi kale iska aamus. Taas waa iga xasuus. Haddi aan usoo noqdo hadalkayga. Well aniga waxan latagyaa Waxyaabahan.
1. Inaan dadka wax is dhaamin cadaan, madoow, gadduud & qabiil toona.
2. waxaan walaalahey u sheegeyaa qiimaha dalka uleeyahey iyo dhibaatad qurbo oo tan iminka aan joogno oo reer galbeed eynu kale soo kulaney jab kabadan tan aan kafileyney.

Iyo waxyaabo kale oo aad u badan such as shaqsiyan waxaan bartey oo ah dhisida guryaha oo aan dalkeyga sida Hong Kong oo kale kadhigi doono haddu ala idmo AAAAAMMMMMIIIIIIIIIINNNN.
I am in London.
Adiguse maxaa kuu diyaarsa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, July 08, 2000 - 06:24 am
comments to cabdilaahi
kow sxb inta aadan wax daliil ah qorin iska eeg waxa aad cuskanayso inuu xadiith yahay iyo aayad quraan ah tahay.marka xiga sxb qaadnoocee ah aad cuntay oo sidaan kaaga daldalansiiyay?aryaa malahubaa inaad noqonayso?hadda cayr laguma bixiyo soomaaliya.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Saturday, July 08, 2000 - 01:51 pm
Dr trouble sxb AAYad quraana waaye ee alaha kusoo hanuunsho AAAAAAAMMMMMIIIIIIINNNNN>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Thursday, July 13, 2000 - 01:52 pm
ma fahmin r we talking about invisible to be taken with us when we leave? ooppps, who every said we will be leaving?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAdowe

Friday, August 04, 2000 - 01:52 pm
Aniga waxaan lanoqonaa gabar yar oo aan dhaley iyo waxa soo socdo iyo xaaskeyga qurxoon ee lana from Jamaica.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Friday, September 01, 2000 - 10:01 am
comments to ali
waa yaabe adigu quraanka iyo xadiith-ta miyaad kal taqaan,marka culumadu hadlayso aamus oo indhaha uun ka gabadh gabadhsii!!!haddii aadrabto inaad hesho xadiith-kaas waxaaad ka heli kartaa kutubka la yidhaahdo (arbaciinul nabawwii,li sheekhil nabawwii).

comments to madoobe
afkaaga caano baqay lagu wabay anigaba waxaan la tagi dooonaa mid haiti ah iyo laba caruur ah oo iyada u eg sankuna bagaf yahay caloosha baaldi aad moodo inay soor kadhargeen madax kuwa kenyaatiga ah leh cagtu waa masaf ilka ay ku dhasheen kuwaan hadda leeyahay way ka waaween yihiin.marka sow qurux uma dhama naagtayduna waa carruurtoo halkan taagan,maansha allah qurux badanaa duulku.....
madoobe laba naagood malaa waa habra wadaag?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.