Saalax max. | Wednesday, July 05, 2000 - 08:07 am AAH. AAH. MA SHEEGI KARO? WALAAL WAX IGA DHEH!!! |
Ubax101 | Thursday, July 13, 2000 - 01:54 pm see wax u jiraan aboow? |
GULEDYARRE | Tuesday, August 01, 2000 - 10:48 pm kula talinay walaal, korkusoo xus wixii aan kaala talin lahayn. |
caydiid | Wednesday, September 27, 2000 - 10:14 pm anigaa talo ubaahan run ahaan tii hala ilo taliyo |
waraf ama amadey | Thursday, September 28, 2000 - 05:01 am meeshaan waa meesha inta waalan ayaan u malaynayaa iga raali ahaada dad fayow ayaan raadinyaayay saaxiibayaal |
CALI | Thursday, September 28, 2000 - 08:34 am WAA WAX WADA WAALAN |
kgb | Saturday, October 14, 2000 - 06:34 am waxaan idinkula talin lahaa inaad walaashiin igu dartaan. |
Anonymous | Monday, October 16, 2000 - 02:18 am ciyaala suuqnimada ka daaya meesha |
anilka | Friday, October 20, 2000 - 03:06 am doowlada cusub hala taageero (ma idinla haboontahay) |
sadex | Friday, October 20, 2000 - 03:30 am waalidu dadka way gashaa qaarna ayagaa u gala kuwaan ayagaa u galay alah idin caafiyo dhamantiin |
sadex | Friday, October 20, 2000 - 03:30 am waalidu dadka way gashaa qaarna ayagaa u gala kuwaan ayagaa u galay alah idin caafiyo dhamantiin |
Anonymous | Wednesday, November 01, 2000 - 04:38 am KUULA TALIYEE TOOGADAADA NOO SHEEG WALAAL. |