site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dr-troubleboy and miss troublegirl waa is qabaanaa la dhahay maxaa ka jiro????

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dr-troubleboy and miss troublegirl waa is qabaanaa la dhahay maxaa ka jiro????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

troubleboy-and-girl-aan-q-khaati-billaahi-ka-taagannahay

Tuesday, July 25, 2000 - 06:50 am
waxaa war xanshashaqo ah igu soo gaartay in ay laba shaqo laawe ee net-ka meel kasta aad furtid ka qudbadeeyaa ay yihiin nin u=iyo xaaskii waxayna dagan yihiin waddanka ingiriiska ,yaa war dheeraad ah uhaayo taas?????????/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Thursday, January 01, 1970 - 12:56 pm
Another pathetic ploy to grab my attention... LOSERS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaatibillaahi#2

Unrecorded Date
to:sxb-kayga dhibaatada ila qabo ee page-kan bilaabay
aboow daris aanahay habeenkii aan kaseexan waynay computer ka may isku dilaan magaraaayi qaylo lee ka soo yeerayso xaafadaas ee ka seexan waynay computer kiina waa nooga soo horreeyaane maxaan samaynaa?????aryaa naga qabsado labadaan ardal....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxaa-idiin-daran

Unrecorded Date
akhyaarta maxaa idinka hadlinaayo oo waxaan shaqo idiinku jirin idin galiyay????
camal la'aan aa idin hayso miyaa??mise jaadkii aa laga waayay ingiriis ka ??
camal ilaahbaa badshay ee shaqo kale raadsada labadaas magaaraysaane...........losers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, August 05, 2000 - 05:00 am
salaan dhammaan
waxaan garan waayay waxaan ku mutaystay magaca ardal...waxaan ka si waayay oo kale waxa laba qof aan islahay dhakada layskaga saaraayo.....kaba soo qaada inaan is qabnaba maka xuntihiin mise gabadhu horay idiin diiday..??????
qaad la aan haday idin haysana anigu qaadka magado mana cuno ee i'm sorry....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XclusiveGirl

Tuesday, August 08, 2000 - 12:59 am
TO Mr Maxaa idiin Daran

Jaad leenba taajir ka nahay sxb......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sxb

Friday, August 25, 2000 - 06:27 am
aboowayaal anba waan jeclaan lahaa inaan mar lee waso dr-troubleboy..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Friday, August 25, 2000 - 06:34 am
DR-TROUBLEBOY

AFKAAGA CAANO LAGU QABAY KUWAAN JAADKII AA UGOOYAY MARKA ANAGEE RABAAN INAY NAGU MARQAAMAANA UMALEENA

TO SXB AFKAAGA SUUBSO WHO EVER YOU ARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BuuloXuubeey

Sunday, August 27, 2000 - 06:03 am
DhoocilRabsho,

Yaaqay ayaantaan waaba lagu waayay xagee ka baxday adiga...? CAPISH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekhul baxar

Friday, September 01, 2000 - 09:38 am
waryaara labadaasi meher isu xirine ma xaaraan bay isku haysteen?waan arkaayay rabshooloowgaas in uu gabdhaha hallaabinaayay!!!!!doctor kaaga maahinee waa in dowladda cusub ay wax kaa qabataa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 01:49 am
to:losers
Rag waaweyn oo shaqa la aan hayso baa tihiine
shaqo yeesha oo dhoowcil iyo dhoowil wakh tigiina
ha iskaga luminine.

any time sis qalanjo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheekhul Bar

Sunday, September 03, 2000 - 02:58 am
Sheekhul jawi aaway mugoo? adaa lagaa rabaa sheegbo xagee geeysay qaablaawayahoow..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR-TROUBLEBOY

Sunday, September 03, 2000 - 10:51 am
COMMENTS TO ANONYMOUS
DHOOCIL AA??????YAAB!!!!ABOOWE AMA ABAAYO AFKAAGA CAANO DAMEER OO BAQAY LAGU QABAY!!!!!!WALAAL CIMRIGAYGA YAA KUU SHEEGAYNA?????MIDDA KALE GABARTAAD SHARAFTEEDA KU DHACAYSID YAAD U TAQAAN?
AFKAAGA DHOWR.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Monday, September 04, 2000 - 04:57 pm
TO "donkey boy"

looooooooool....war aduunka in taad joogtid maxaad
wax arkaysaa dhoocil xun oo shalay dhashay oo baa diyihii buudhoole laka keenay baadtahay dr nimana waxba kama ogide go back to school anigu adigoo kale waan aqanaaye school kii baa kugu ad kaadoo cumputer baad in taad heshay baad wax kale oo qabato garan weyday cay ma'ahee.
on the other hand maax aqoon teeda kufalayaa inta aan allready halkan ka arko baa ba igu filane
by the way jiri yahow xunkaa oo kubtay edeb yeelo.................

peaci qalanjo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Monday, September 04, 2000 - 05:00 pm

HADII AAD SAA UJECESHAHAY DR NIMO WAA LOO SHAQAYSTAA YE AF LAKA MA DHAHO

peac qalanjo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, September 06, 2000 - 09:32 am
comments to qalanjo
abaayo allah ya cizak.
waligay qof sidaas iila hadlaba ma'aanan arag!!qosol ayaan ku dhamaystay akhrinta maqaalkaad labada jeer qortay!!!laakiin ogoow anigu waxba ma caayine anaa dhakada layga saaran yahay oon is idhi ka gilgilo,midda kale abaayo ma'ihi (jirri)da' jirri ama jirri lagu noqdana ma joogo,adi laakiin cay badanidaa?and i'm proud to be reerbaadiye..lol.adi dhibmaad taas u aragtaa ilbaxyaheey!!lol.byy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Wednesday, September 06, 2000 - 08:29 pm
to troubleboy

sorry aboowe caydaa ku cayay anu wax hard feelings
ah igu majiraan.waxana se ka xanaaqay arayka aadan
cilmiga uleheen oo igu tiri kaa soo ahaa(Afkaaga caano dameer lagu qabay)
walaal daacad nimo adigoo u hadlaya adiguba soo maad ka xanaaq deen?............
walaal cafi iyo masaabax

peace and love qalanjo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Tuesday, September 19, 2000 - 07:53 am
abaayo qalanjo maxaad ka wadaa baadiyihii (buudhoole)?
abaayo maxaad igu samaysay aan kaa cafiyaa?abaayo dhitaato ma jirto don't worry...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Tuesday, September 26, 2000 - 10:08 pm
Ha ha ha maxaa dad shaqo la'aan hayso mahaan isugu yimid....Warba idinka aa ii haaaya

BUULOXUUBEY
Macaan waa joogay lee Busy aan iska ahaay nooh sxb...adiga lo'di sey kuu tahay & waxarahii ceelka gadaashiisa kuugu xernaa??? LOL

Dr TroubleBoy...
Weli ma ii dharanooysa sxb? Mise waad ii qaleynee? Waa ku legdaaa walle..Iska jir Karate aan kasaaa haye lafahaaaga U baq yaan DR lagula raadine OK??????????????

'T'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaatibillaahi#2

Saturday, September 30, 2000 - 04:50 am
ha,hahahaahaha
maanaan sheegin?karatee!!! waa waxaan ka seexan waynay!!!!!karatee!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Saturday, October 14, 2000 - 05:27 am
dr-troubleboy
I have a questions for you sxb:
meel kasta aan furo(page)adi lee ku dhex jiro,maxaa sababay?
xaas malihid miyaa iyo caruur aad ku mashquusho?
xaggee dagan tahay?
soo jawaab!haddii kale (f) aan ku siinaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, October 14, 2000 - 05:57 pm
comments to wasakh
horta saaxiib magacaagaan karhay runtii waxaad tahay ku cay badan,balse intaanan kugu fogaan aan bal ka jawaabo su'aalahaagii umana malaynaayo inay wax kuu taraayaan,waa kuwane dhab dheh yaysan ku dhaafin,ku celis malahan yaah:

sxb waxaan daganahay magaalo soomaali aysan daganayn,aniga lee u soomaali ah,marka sxb net-ka aan saaxiibo nahay iyo TV-GA,marka saas aad had iyo jeer aad ii aragtaa.
taad tidhi caruur malihid miyaa iyo xaas aad ku mashquusho?jawaabtu waa maya ma lihi hadaan school dhameeyay marka tii aan nolosha la qaybsan lahaa aan daydaygeed ku jiraa!!!!
waxaana aan daganahay state-ka la dhihi south coralina.
A+ sow ima siinaysid dee?mise f -tii uun.....
wasakh waaxid illeen waad is ogtahay!!!!???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Sunday, October 15, 2000 - 06:06 pm
dr-troubleboy
waar waxaad keentay (B)waxaa kuu hadhay qaybtii labaad ee imtixaanka,sxb maxaad baratayna?
kali haddaad nooshahayna ka waran xiiranta?ma'isku fiican tihiin?
ikhwaan muslimiin miyaad tahay?
missT xaa idinka dhexeeyo aad iskugu camirtaanna?
intaasi waa gaba gabadii imtixaanka sxb waan iska su'aalo badnahay iga raali ahoow.
haa waan is ogahay waxaan ahay.

atlanta,ga, baan daganahay .......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 22, 2000 - 06:16 pm
maar ma meeshii baad budh dheertahay?
sxb waxaan bartay engineering hadana waxaan aadaa law school .
xiiiranta iskuma fiicnin iyo noocyada kalaba waana mahad ilaahtaasi.
maya ma'ihi ikhwaan muslimiin.
miss t walaashay weeeye dhib miyaa nin walaashii inuu u camiro.
laakiin adi maseer aa ku haayo waad muuq muuqataa laakiin aan isku kaa sheego sxb
waxaan ahay nin waynoo
waayo badana soo jiray
illaa sabankii willwaal
hablaha tii u wanaag badan
la wadaagay caashaq.
su'aal danbe aan kaaga jawaabaayo malahan sxb
byyyy

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.