This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, July 25, 2000 - 03:32 pm ASALAAMU CALEYKUM WALAALAYAAL WAXAA ISOO MARTAY UGU YARAAN 4 GABDHOOD OO AAN AAD U JECLAAA XILIYO KALA DUWAN. WAXAA NA U MALEEN INAAN KU WAAYAY QADAR RABI KA SOKOW CABSO BAAS OO ILA SOO DARSEYSA MARKAAN DAMCO INAAN GABADHA LA HADLO, WADNAHOO AAD II SHAQEYNAYA WAXAAN KAHADLIHAA OO IGA DHUMAIYO QALQAL BAAS. ILA TALI BRO/SIS WABILAAHI TOOFIIQ.
| |
Unrecorded Date ABDIFATAH/// Waatahay walaal koleey waan ku arkaayoo ilma towfiiqii fudeeydka badnaa aad kasoo jeedaayee,,,,,,,,
| |
Sunday, August 06, 2000 - 10:22 am comments to cabdifatax waad salaamantahay walaalkiis intaas dabadeed sxb wax laga cabsado aduunyadaan ma jiraan waxkasta indhaha inta laysku qabsado aa la sameeyaa marka sxb wadnahan baan ee yar ruxmaaya laxdooyinkaas usheeg inaysan wax dhibaata ah goobtaas ka gaadhayn una sheeg haday (maya)inantu ku tidhaahdo inuusan istaagin................ nin reer baadiye ahaana wuxuuu yidhi dhowr qarni ka horwaxba dhowrsan maynee iloow samada dhagaxyo ka soo daadi)adna waxaad tidhaahdaa waxba dhowrsan maynee iloow wadnaha mayada hanagu joojin...
| |
Saturday, September 09, 2000 - 05:47 am a/caleykum c/fatah waxaa u baahntahay tabo bar bro wadnaha hadii uu ku bood boodaayo shukansi lee abooowe sidee u guursan doontaa? aboowe gabrta aad la sheekeysaneysid ma ku cuneeyso ee la hadal waxaaan ahay gabar ma'aqaano sidii aan kuugu sheegi lahaa runta ee sxbo ma lihid? weydi iyaga ama walaalahaa(hadii aad leedahay) waxan ku rajeynaa in cabsida kaa bixi doonto a/caleykum
| |
Sunday, September 10, 2000 - 12:08 am WHATS AAAAAAAAAP LADIES MY NAME LLJAMAAL. I AM 22 YEARS MALE LIVING IN CANADA,SPECIALLY THE CAPITAL CITY OTTAWA, ONTARIO. ANYWAYS I AM STUDENT AT THE UNIVERSITY OF OTTAWA TAKING A COMPUTER ENGINEERING. I AM LOOKING THE RIGHT WOMAN TO SPEND REST OF MY LIFE WITH. IF YOU NEED MORE IFNO PLEASE EMAIL ME AT LLJAMAAL@HOTMAIL.COM. HOPE TO HEAR FROM YOU SOON SWEETIE. BYE FOR NOW.
| |
Sunday, September 10, 2000 - 04:07 am dhaaaaraaaaaami looooooooool
| |
Monday, September 11, 2000 - 03:33 am hallo LL Jamaal aboow ani aya ku qalma my name is Jasmin.A and live in Europe I am 17 year.bye honey dont forget me I am number one!!!!!
| |
Wednesday, October 25, 2000 - 03:52 am Waryaa cabdi fitaax waxad samaysaa wadnaha farta saar oo gabadha indhafara kaga galoo haka cabsanin WAKHTIGA KA FAA IDAYSO OO GABDHUHU YAYSAN U DHAAFIN.... CALOOSHA MARO KU XIRO OO MEESHA KA CAD SXB.
|