site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Oday habar doonaya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Oday habar doonaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday biiqay

Monday, July 31, 2000 - 12:53 pm
anigoo ah oday biiqay da'deyduna aanay weynayn waxan ku dhashay duleedka magaalada ceerigaabo dhamaadkii afartanaadkii waxan hada isku deyayaa inaan helo habar anigoo kale ah waayo gabadh yar oo boodboodaysa isuma keeneyno nasiib daro kuwa aan doonayo oo da'deyda oo kale ah meeshaan ma soo galaan oo wax ma qori karaan fadlan hadii aad tahay 35jir ama ka weyn ila soo xiriir hadii aad ka yar tahay jeega xiirada la ciyaar isku geli maynee waa kaftan...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAX

Saturday, August 05, 2000 - 06:31 pm
LEE ODAY BIIQEY, SOMALILAND CHAT AAD NOOH NAAGAHA KU JIRO 40 KANKII KOR AY U DHAAFEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday biiqay

Monday, August 07, 2000 - 12:37 pm
ubax adiga waa is le,eg nahay ama labo sano ayaan kaa waynahay ee weysada may shubaysaa labadeenaba suuqa waa inagu xun yahaye ilaahay ferej haynoo furee......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

carfaaye

Tuesday, August 08, 2000 - 08:37 am
hahaha lol oday biiqey
you finally got one!!!!!!!!!!!
Arooska Ubax iyo oday biiqay aamiin.
Nab nagatam nikaaxatum nab!!!!
wiil iyo caano gabar iyo caano!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikalaq

Monday, August 14, 2000 - 07:56 am
Asalamu calaykum
Oday biiqay ha sii daynin ubax, maxaa yeelay haday ogaatey dumarkaa 40ka ah wey la sheekeysatey, ogowna shimbarba shimbirkiisuu la duulaa markaa way is sheekho furayaan.

Dhuuso kaga keen
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Sunday, September 10, 2000 - 05:30 am
a/caleykum
aniga waan yaabay
oday habar raadinaayo
gabar nin raadineyso nin nin raadinaayo
naag nag raadineyso
qabiil qabiil wax ka sheegaayo
naag ninkeedii ka hadka hadleyso(waxba ma'iga taraayo)
mid hooyadeed ka hadleeysa
waxaan ahay (bouche bée)
somaliyeey maxaa idiinku dhacay?
aniga duq ma'ahi walahi
ma'ahi dadka hada yimid dibada
waxan ahay qof wax bartay
oo wax walba waan maqlay
ma'anaa waalan mise idinka?(kuwa waxan soo sheegay qoray)
aduunka waxaa ugu xun kuwa dhaqan kooda ka taga
waa tan somalida haysa
waxan aqriyay journal ay ku qorantahay somalida waxaa ku filan labo sano si ay dhaqankood u iloowaan ma'aan aamin saneeyn lakin waxaa ii cadaatay in ay run tahay!
somaliyeey aaway xishodkii?
aaway diintii?
dhaqankii?
su'aalahas ayan jawab u heli waaye
ee duqow adiga ma ka jawabi kartaa?
ilaaaaaaaahow somali soo hanuuni
a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Tuesday, October 03, 2000 - 02:11 am
to odaybiiqay iyo ubax
waxaan idiin hanbalyaynayaa kuna faraxsanahay nikaaxa idiin dhacay ee uu fadiilatu garfaaye idiin dhmeeyay waxaanan idiin rajeynayaa kuwii isku kacsi beela wasmana kala hela anagana baaqiga nasiiya in ilaahay idinka dhigo.
odaybiiqay waad heshay habartii aad doonaysay eesuxulada u aaso adgana ubax ha sii dayn odaybiiqay waa lambarkaagiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 05, 2000 - 12:03 am
To:UBAX

1)naayeehe gabdhaha Somaliland waxaad moodey
sidiinoo kale!gabdha somaliland ee jira 40yrs ma soo galaan chatka ee keep quit!
2)Adigaa jiraa 40yrs oo hadana nin raadsanaya ee
oday biiqay yuu ku dhaafiin!!!!!!!

SOMALILAND 4-EVER!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Tuesday, October 10, 2000 - 09:54 pm
To: anonymous walaalo jawaab fiican ayaad sisay naagta Ubax isku shekeysa waxay mooday inay gabdhaha somaliland soo gaadhaan 40 jiro iyaga 40 jiro lagu guursadaa


To: ubah gabadha gabdhaha somaliland waxba ha ka sheegin hadii kale waxa kugu dhaca arag somalilandna magaceeda hadii aanu kaa maqalo naftaan kaa jaraynaa shdhq!!!!!!!!!!!!
waad fahantay maaha?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.