site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa gabar aan wada socono 5sano ama 4

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaan rabaa gabar aan wada socono 5sano ama 4
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23jir

Tuesday, August 01, 2000 - 08:56 am
waxaan ahay wiil ku nool n.america,waxaa igu adkaatay in aan helo gabar doonaysa mudada aan halka hore ku qoray in ay isugto waayo gabdhihii waxay doonayaa muddo gaaban anna wax inaan barto ayaan rabaa.marka waxaan rabaa qof xiisaynaaya waxbarasho doonaayana inuu guul ka gaaro.haday jiraan please leave a message.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAX

Saturday, August 05, 2000 - 06:34 pm
WHAT U GONNA DO FOR 5 YRS WATCH HER? SO PATHETHIC!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaynab Cabdi

Sunday, August 06, 2000 - 07:21 am
Walaal waxaa la i yiraahdaa Zaynab Cabdi oo waxaan ku noolahay Kenya. Waxaan raadinaayey wiil sidaadoo kale. gacaliye, ila jilo jaceyl jirid leh. Macaane waan jeclaan lahaa in aan jecelyl kula jilo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nadiifo.

Sunday, August 06, 2000 - 07:29 am
Heede Ilaahey kuqarib. Ma gabarbaad ka weydey N. America oo idil. Oo maxaad gabdhaha Soomaaliyeed uga raadineysaa suuqa sidii lax iib ah. Alla kuqatal. Dib isu laaboo oo raganimadaada ciseey. Walle wixii lagugu diidey ayaa jiro. Dhabtii halkee baad la' dahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Sunday, August 06, 2000 - 05:13 pm
saxibey gabdhaha somalida ha luggoyine iska baro waxaad baranaysid maalintad dhamaysid adaa helaayo mid ayadana dhameysaye ama sidaada camal raga inay waqti ka dhumiso rabtee.
Maxaa ka wadaa 5 sano saxib ma waxaad rabtaa in shan sano aad darbiyada compuse ka ku lugaysisid

saxib aniga horta 18 jir aan ahay waxaana hada kaaga soo qorayaa UNIVERSITY OF CALIFORNIA LOS ANGELES toban sano hadan kadib ahna waxaan rabaa in aan wax barto lakin gabar ma gaadgadayi ilaa aan ka dhamaysto iskuulkayga maxaa yelay waxan ogahay in ay tahay westing time and money +lugoying some body else gabar 5 sano askari camal compus kula wareegeyso ma ogiye ilaahay too qawaaf ah ha kuu jersho.
hana ilowin in cilaqada aan guurka ku dhisnayn ay xaaraan tahay.

saxib bye mida kenya kaa soo wacday buufis aa haayo iska jir yaysan kaa dhax bixin byeeeeee
iisoo qor wixii cusub and please take it easy bro i'm just ..................................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 06, 2000 - 06:58 pm
sxb hablahu shan sano ma hayaane lix bilood maad uga
dhigi?
.
.
.
Saacadii baa mardhow beterigu maran doonaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23jir

Thursday, August 10, 2000 - 09:21 am
comments to fahad
waad ku mahadsan tahay wakhtiga aad ku qoraysay maqaalkaagii,balse waxaa iga yaabisay 18aan jiraa university aan tagaa sxb-boow da'daasi waa tii bugta aad utanga uga soo tagtaye ha'iisheegin taas.
comments to nadiifo
abaayo meel mali'i waxaan necbahay uun inaan been sheego runta ayaa layga yaacay balse inaan qaato waaye hadeer taladii ahayd(naag been ayaa lagu soo xero galiyaa runna waa lagu dhaqaa).
comments to zeinab
abaayo ha'inoo ahaato markaad ka soo gashid kenya markaas aan hindiga wada jilaynaaye....
comments to ubax
yes ubax,i'm going to watch her like a queen....
so why don't you tried for your self.
comments to hebel
sxb taladaada inaan qaato aaba hadeer iga haysaa nooh,inaan lix bilood u sheego lix sanana uga dhigo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Thursday, August 10, 2000 - 10:03 am
saxib horta waligay ma aadin utanga iyo meelaha aad ka hadlaysid kumana dhihin waan dhigtaa ee waxan kaaga soo qorayaa U.C.L.A. oo ah meesha aan deganahay insha allah next year ayaan u socdaa university of california l.a ama barkely hadana waxan dhigtaa beverly hills college waxana bartaa computer sceince,marka ilahay ha i garabgalo ii soo ducey mida da'da ah waa sidan kuu sheegay oo iskol waxan finishay when i was 17 soo agteena waa normal i don't know mn iyo compuse yadiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 15, 2000 - 03:30 am
Dear, Adiga ahaan hadii aan aniga ku weydiisto walaashaada muddo 5 sano in aan wada soconno maxaad ka dhihi laheyd????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23jir

Tuesday, August 15, 2000 - 09:19 am
comments to anonymous
xaq iiguma lihid inaad i waydiisato adiga ayaa ka dhamaysan iyada......aan is aragno uun marka aad ready tahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Tuesday, August 15, 2000 - 02:24 pm
How about 10 years Lol...........or maybe 20......What do you said about that.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23jir

Wednesday, August 16, 2000 - 01:32 am
comments to mariah
that will be fine,gacaliso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Wednesday, August 16, 2000 - 12:06 pm
yeah....I know.......but not in this life time LOl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Monday, August 21, 2000 - 08:55 pm
bro, don't worry there's alot of girls who willing to wait that period time u mention so insha allah u'll find some one just take the time and every thing will be alright with u ok........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miski

Monday, August 28, 2000 - 12:47 am
23jir waxaa la yiri nimaad beri ku baranweysid bil kumaad baratid 5 or 4 sow aad uma dheero aniga waxaa iga talo ah aboowe taas diin ahaana kuma fiicnee ee dhameso waxbarashadaada weli waqti waad heysataa hadaad samirto waad gaariyeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23JIR

Sunday, September 03, 2000 - 10:58 am
COMMENTS TO ALL
WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAAN,WAXAANA MAANTA RABAA INAAN IDIIN SHEEGO IN AAAN BADALAY CODSIGAYGII HORE INA BADALY:
GABAR GUUR RABTO BALSE AAN CARUUR DHALAYN INTA AAN ISKU KA DHAMAYNAAYO!!!HADAY JIRAAN DAD XIISAYNAAYO TAAS PLEASE MASSAGE KU DHAAF WAA INUUNA QOFKAASI KU NOOLAADAA UNITED STATES-KALAYA!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADRA

Monday, September 04, 2000 - 04:42 am
WALAAL WAAN KU SALAAMAYAA WAXAANA I CAJABGALIYEY BARYOOTANKAAGA IYO QABKA KUGU JIRA WALAAL GABDHIHII KU AG JOOGAY BAAD LA DAHAY MID KAAMA QAN XAGEY JOOGTAA MIDA KALE WIIL YAR BAAD TAHAY MAXAY TAHAY BALADA AAD KA CARARAYSO HADII AAD GUURDOON TAHAY TII RABI KUU QORAY ISKA SUG WAX BARASHADAADANA DHAMEYSO MIDA KALE WAXA ADUUNKAAN LOO ORDAYO WAA AWLAAD SICIIDAH OO XALAALA IN UU QOF WALBA ALLE SIIYO WALAAL HADII AAD TIRI CARUUR MARABO OO RAAXO KALIY BAAN RABAA MA WAXAAD RABTAA IN AAD ADOO 50YEARS JIRA ILMO DHASHID OO KORISID WAQTIGA QAALIGA AHNA AAD ISKA LUMISID OOD HADHOW SHALEYSID MANA KORIN KARTID OO ADAA MARKAA ILAALIN UBAAHAN IYO MASAAJAYN WALAAL WAX BARO GUURSO CARUUNA DHAL INTABA WAAD AWOODAA ALLENA TAWAGAL ANIGUNA UNITED STATE KUMA NOOLI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Tuesday, September 05, 2000 - 12:00 pm
Meeqa caruur aa rabtaa.........4, 9 12 hee


By the way why did you change your mind about the
5 years dating........LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, September 06, 2000 - 10:47 am
I think she finely looked at the time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Saturday, September 09, 2000 - 05:04 am
a/caleykum
hadii aad rabto gabar ku sugta 4-5 sano
waxaan talo kugu siinaa
wax barashada waa muhiim ee dhameyso.
weli waxaa tahay wiil yar markey ku dhamaato waxaa heli doontaa mid kuu qalanta.
gabdhaha somaliyeed ma'aha (geed) ma jirto mid intaas ku sugeysa.
waxaa tiri waan badalay ra'yigii waxan rabaa mid aan ilmo dhaleynin waqtiga aad sheegtay
ilaaaaah ayaa haya ilmaha dhalistooda ee aboowe iska daa denbiga(yaa kuu sheegay in aad dhaleysid)
waxaad isaga soo qortay iska hadal ee ka fiirso wax yaabaha qaarkood.
a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23jir

Tuesday, September 19, 2000 - 07:48 am
comments to dhamaan
dhagaysta, i didn't open this page for waano iyo sheeko kale marka if you aren't the one please get out of this page....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaxey

Tuesday, September 19, 2000 - 09:58 am
All I can manage is looooooooooooool...:)
U guys rock the place yo... Kings of Comedy in the house.. yo.. check it out.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miski

Wednesday, September 20, 2000 - 01:53 am
waxaan u maleynayaa in ey wanaagsantahay in qof walbaba runta ka hadlo leysnana caayin marka 23jir fikraduu ku furey bejkan wuu badaley taasna waxa ugu wacan aan u maleynayaa isagoo ey u sura gali weydey wuxuu jeclaa marka madaama uu badaley ha xumeeynina wilkii qoftii wax la qaban karta hala qabato tii kalena dee ha iska aamusaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAX

Tuesday, September 26, 2000 - 12:29 pm
Nacas lagu meel gaaro waa loo baahan yahay.....siiba ladies in africa who want to come to the west.

Got that fool...ya such a •••••••...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasiin

Sunday, October 01, 2000 - 10:54 am
waaaaaaaw
net-ka maad ka dhex qaraabsanee?fish-na waad ladahay saan u jeedo!!!!aryaa anna ma tuurtaa?
maya waaye maxaa dhacay?sabax oo aflagaado loo daayay aa dhakada iga fuulayso.laa allaah sabax waad iska rabi lahayd mid aad iska ruxruxdid illaa pennies-ka aad ka ridid haye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troublenboy

Sunday, October 08, 2000 - 05:56 pm
comments to 23jiroooooos
walaalkiis ha walwalin waad heli taad rabtay ahna mid kuu qalanta waxaad doonaysana kula doonaysa nasiib wanaagsan aan kuu rajaynaa sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 09, 2000 - 02:46 am
To:hebel

adiga waxaan imaleynayaa inaad waalaantahay
cuz adiga bahal dheer oo dheer baa kugu taagan !!!!!
ee islayaab!gabdhuhu sidaada may waalan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAYE

Monday, October 09, 2000 - 06:38 am
MR,23 JIR,, SXB ADIGA MA IDHAHAA LAGU HAYS TAA , ADII AY WAX BARASHADU DHAB KAA TAHAY SIIGAYSO , MAKA WAX BARASHADU KUU DHAMAATO WAXAA HUBAA TA U GU QURUXDA BADAN INAAD HELAYSO OO LAGUGU BARYAAYO INTA KAHOREYSA MIYAA,, GACAN TAADAA KUU MACALINA ,, (((BALAN BAAN KAAGA QAADAYAA ,HADII AAD RUN SHEEYEESO IN AAN WALASHAY KU SIINAYO MALIN TA AAD WAX BARASHADAADA DHAMAYSATO ..WAA HADII AAD WAX KALE WAY DO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, October 09, 2000 - 09:27 am
Mahbuudka ii Wata-yasir eh xeey yihiin waxa dheer oo dheer ee iga so taagan?
.
.
.
Abaa iga siib xanuunkood.
.
.
Maalhmahaan dhan calooshaa i taagneed ee armaa wax kale ku qaldoosaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajiga

Tuesday, October 10, 2000 - 01:22 am
yoow
ahahahahahah waan qoslay.
arya xaytahay waxa aad sheegi sxb mar waxa aad tiri gabadh aan shansano la noolaado ayaan rabaa marna mid aan wax ba ii dhalin adi ma walan tahay sxb ma soo cabtey mise (buufis) baad qabtaa aryaa gabadh kiiniya joogta aa ku ogalaatay aaadiidey
ar wax iskufal oo illaah u noqo nacas yahow dhareerka leh hana af lagaadeyn hablaha somaliyed ma geyasan shan sano iyuo lix toone .
hablahana waxa aan leyahay iska ilaaliya kaas camal nacaska dhareerka leh .
lax dhukani abaarma og
inanyar oo aan ogeyn waxa reerkoodu ku noolyihiin baad tahay aar isdaba qabo doqon ........
yaa badow..........
qurbe ku ilbax............
nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.