site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MUJRIM MUXUU DHEX DHEXAADIN KARAA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): MUJRIM MUXUU DHEX DHEXAADIN KARAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQO

Tuesday, August 01, 2000 - 10:48 am
XASAN ABSHIR SHIR GUDOON MA U QALMAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jubbeste

Tuesday, August 01, 2000 - 05:47 pm
To: Mujrim wax waa dhex-dhexaadinkaraa, shir guddoonna waa uu noqon kara waa haddii eey adiga kula tahay Xassan Bshir Farax in uu yahay mujrim.

Afkana sameeyso oo ha caaytamin, haddii xanuun kaa hayana shir gudoomiyaha uu hadda ka yahay shirarka ka socdo magaalada Jabuuti orod oo ugu tag Jabuuti oo la dood. Other wise leave him alone.Is that enough madaam? Good luck.

Thanks

Regards

Jubbeste

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 02, 2000 - 07:45 pm
Soomaali dadnimo ma u qalantaa?
.
.
Cabdulaahi Yuusuf Madaxweyne ma u qalmaa?
.
.
.
Somaliland wadan ma u qalantaa?
.
.
Xamarse Magaalo-Madax ma u qalantaa?
.
.
Soomaali dowlad ma u qalanataa?
.
.
Aniguse inaan wax qoro ma u qalmaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiiro

Thursday, August 03, 2000 - 11:03 am
hey hebel wax kale oo la sheego alle ayaa badiyey ee muxuu C\laahi Yusuf Madaxweeyne ugu qalman waayey, teeda kale soomaliyana maxeey dawlad ugu qalman weeysay.
Xamarna waa hore ayeey qubuuro noqotay marka ma u qalmato. {it's the ghost city} The innocent people who have had been genocided will haunt it for ever.
And last but not least your question, haa waad u qalantaa qoraa and u know what u are funny.
I like to read your dirty little jokes.
cafis yaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 03, 2000 - 07:48 pm
Amiiro Cabdulaahi Yuusuf cida miyaa?
.
.
Cafis macaanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Thursday, August 03, 2000 - 09:43 pm
CID KALE IGU SHEEG C/LLAHI IGA DAA PLEASE INTA AANAN JAAKADII AABAHY EE XIDIGAHA DUL TAXNAYEN KUU XIRAN QOF YAHAY QAWAAF KA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, August 03, 2000 - 10:34 pm
waan idin wada salaamay. dhalin yaro kuligeen qof walba wax uu shaqsi ahaan inuu is waydiiyo leeyahay yaa jirto.anaga maxaan ka nahay dunida maanta. (maskiin tuugsada. yeey ooman. umad duntay oon laabasho diyaar u ahayn)
taas waxaan u iri laba jeer ayaan klasse aan dhigto somaliya lacag looga aruuriyay mucaawina ah. dadkaas gaajada u dhimanayo.maxaad u malay naysaa marka dad koonbooyin wata oo somaliya u ol olaynayo ay galaaska kuugu yimaadan sawirana ka wada dadkaagii. hadana anaga oo arintaas noo muuqata dhalin yara deenii ay qabiilkii wali aamin san yihiin.
hedel duqa suaal qiima leh yaad is waydiisay duqa lakiin hada sad u dareensan tahay dadka uma wada dareen sana duqa.
amiiro qofyahay qofwalba oo somali ah madex wayna wuu u qalmaa lakiin yaawaye c/lahi yusuf?? ma qof danbiila ah baa sida caydiid oo danbi ka galay dalka iyo dadka.
aan usoo laabto pointigii xasan abshir ma maqlin cid uu wax yeelay hadana waxaa ka muuqata shacuur wadani nimo. marka wuu u qalmaa shir gudoo miye.
wixii qalad ah hala i saamoxo.
mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 04, 2000 - 05:48 am
,,,,ma Madax weyne Cabdullaahi Yuusuf Axmad baad maantana Afkiina kor ugu soo taagteen,,Heedhahaya Xushmadii iyo Sharaftii meeday!!!!!!Hogaa!!!!Heedhe waanan la kala xishoonayne!!!!!!Sharafi ba'day,,,,,ISTAAQFURULLAAH afku yaanu idin maroorsanee towbadda!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 04, 2000 - 08:00 pm
Neefoow jump-ball-kaaga maxaan dhahaa mid lagu wada gubto tuur no.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.