site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RABAA INAAN U SHAQO IMAADO AMERICA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): WAXAAN RABAA INAAN U SHAQO IMAADO AMERICA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adoomow

Tuesday, August 01, 2000 - 11:58 pm
Waxaan daganahay europa waxaan rabaa in leyga
siiyo figrad use, cilmi weyn malihi mana rabo
inaan ka shaqeeyo shaqo isborko ah ama wasaq ah
teeda kale marabo in aan ladago dad mana rabo
in aan isku dhiibo qaxooti macquul matahay
in aan ku sameysto lix bilood gudaheed wax walbo
aan rabo nolosheyda waxaan rabaa inaan dago
taxes
ps mana rabo in aan can shuur bixiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, August 05, 2000 - 05:15 am
comments to adoomow
meel kale raadso intaadan rabin oodhan waa khasab inaad samayso to servive,marka inankoow iska joog meesha aad lacagta qoxootiga ka qaadatid,iskana hurud....america maleh intaad ka helaysid europe.dad aad ladagi,tax aa lagaa qaadaa,waad xamaalee intaad wax ka baranaysid umana malaynaayo ninkaagaas oo kale ee madaxa adag inuu ku noolaayaayo meeshaan.........intaas usoo diyaar garoow ama laynka caydha iska gal week-giiba mar...ilaahayna halkaas ku sug.ama america imoow muruqaagana maal .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABIIDAD

Tuesday, October 17, 2000 - 10:23 pm
WAAR MA HOOYADAA BAA KU
U SAMAYSAY MEESHA XAYAWAANKAA TAHAY WASE
CABIIDAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 10:57 pm
ninyahow maxeey qabtaa europe???
tedea kalle ma uu maleyneeysa ineynaa haysaan
daad ku fillaan. KHarnigii labaad kadiib EURPE
waay iskuu filneeyd ilaa iyo haddanaa uma maleynayo ineysan isku filneyn, waxaan kagaa soo jawaabay, somaliya waxaan uu jeda sidad uu dhunsantahaay ee nin yahoow isqaabo markaa ka diib hadal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Wednesday, October 18, 2000 - 01:31 am
sxb sida laguu sheegay meel kale raadso waxa aadan rabin oo dhan america waad ku qasbantahaye hadii kale meeshaada iska joog cayrtaadana iska qaado oo ku qayil ilayn toosbaad beerta uga dhacdaye ama tala kale ayaan ku siine sooomaliyaba iska aad ayadaa wax walba free yihiine canshuur maleh wax walba waad helaysaa si sahal ah taasaaba ka wanaagsan ninyahow haday igu soo dhacdaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s mohamed

Sunday, October 22, 2000 - 10:32 am
to adamow
war waxaan ku leeyahay xagee yurub kajoogtaa.
war waxba USA ha aadin UK iska imaw xamaal iyo caydha iskutun. iga walee lacag baad ka samaynaysaa.hadii kale waxaa aadaa SOUTH AFRICA halkaasaa wax walba oo aad doonaysid ka helaysaaye
waliba waxaa degtaa CAPE TOWN gabar asalkeedu malaysian yahay ku guurso dukaana ka furo walee lacag baa taal halkaa
cid kasta oo ubaahan faahfaahin waalagasiinayaa
saedbarqash@hotmail

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.