site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan kuloolahay MPLS, waxaana rabaa qof aan ka wada hadalno guur xalaala !!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaan kuloolahay MPLS, waxaana rabaa qof aan ka wada hadalno guur xalaala !!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

eheludiin

Friday, August 11, 2000 - 08:39 pm
waxaan rabaa gabar soomaaliyeed oo aad u jecel diinta wanaagsane, oon kawada sheekeesano guur
macnaheedana ma ahan hadii ay ila soo xiriirto inaan isguursaneeno ee bal waan wada hadleenaa hadii ay noqoto inaan iska helno {falilahi xamdu}
hadii aynoqon weeydane dad walaalo ah oo si fiican isu bartey runtiine dadkeena badankii oon aniga ugu horeeyo waxa aan aaminsanahay in hadii uu qof isku soo qoro meel sidanoo kale ah inuu qofkaas cilad leeyahay ama uu foolxuyahay laakiin sidaa ma'aha oo aniga hada dhihi mahayo waan gurux badnahay laakiin waxaan leeyahay wax iin ama cilad ah ma lihi waxaanan ahay nin dhaliyaro ah runtiina guur rabo laakiin waxaa ogaan doono waxa aan ahay qofka ila soo xiriiro runtiina waxa aan jeclahay runta marka gabdhaheena soomaaliyeed soo dhowaada aan kala faa,iideysano ..igala soo xiriira emailkayga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslim

Saturday, August 12, 2000 - 08:18 pm
Saxib ballan ay igu tahay inaan gabdhaha kuu soo sasabo maxaa yelay way ii cadahay inaad wallahi muslim caaqil ah tahay noocagana haday gabdhaha heli lahayen waligood kama fuqeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sarha

Monday, August 14, 2000 - 12:03 pm
aslaamu calaykum

walaalkiis maxaa ee emailkaga ma so qorine by walaalshaaaaaaaaa oo jacel dadka dinta ku dhaqma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Monday, September 11, 2000 - 02:53 am
Walaakis waan ku faraxsanahay in ey jiraan wiilal ugu hormarinaaya wax walba diinta waana jeclaan lahaa xiriir waalatinimo a,ma mid kale key noqotoba in aan kula yeesho laakin awey E-mealkaadii??

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.