site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar Soomaliyeed oo ku tilamaantey in reerkeeda ku iibiyeen lacag u dhiganta £50.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Gabar Soomaliyeed oo ku tilamaantey in reerkeeda ku iibiyeen lacag u dhiganta £50.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Saturday, August 12, 2000 - 02:37 am
Waxaa naxdin leh in gabar soomaliyeed qurbaha timaado islamarkaan u aragto nolosha ey kusoo jirtey iney aheyd mid mugdi ah oo aanaysan xuquuq iyo wax dadnimo laheyn. Waxaa dhacdey in gabar somaliyeed iney ku soo qortey article joornal kasoobaxa ingiriiska lana yirahdo DAILY MAIL 10/8/00 iney reerkeedi ka iibiyeen wiil ina adeerkeed ah iyadoo shan jir lacag dhan £50. Gabadha dida ey qoraalkeda kutiri waxey daganeyd degmo yar oo layiraahdo ISIOLO oo dalka kiinya ah iyadoo ka hadashey waxyaabo yar oo aan qof damiirleh qori karin iskadaa iney isku soo sawirtee. waxey tiri gabdhaha maloo ogolo iney heer wax barash gaaraan balse markaan baasey imtixaanki dugsiga dhexe ayaan heley Scholarship oo waalidkey wuu kuqasbanaa inuu idiro, 17 jirkeygana waxaan heley jaamacad dalka kiinya ah oo aan bartey accounts. Jamacada final yearkeyga reerka waxey ii shegen inaan aado Tanzania oo aan isu diyaarsho guur. Markaan imid tanzania guriga eedadeyy ayaan joogey marka qof dariska ah ayaa ibarey qofeey is la shgaqeeyaan oo cadaan ahaaa waxa laoran jirey Stephen Coll Iyadoo anan wiilki soomaliyeed oo walaalkeed ahaa arag ayaa ninklan dhowr cisho sheekesteen. Wxey tiri habeen buu yimid guriga isagoo sita mooto dabad ayaan kaga boodey mootadi oo waxan tagney meel xeeb ah ayaan qosqosloney inyar then he said, Would You mary me
waxey tiri yes wuxuuna bilaabey inuu dhunkado(ACUUDUBILAAH) aad baan ugu farxey ayey tiri.
Waxaan isu diyaarey guur, reerki islaanta eedo oo aad u diidaneed ayaa tiri anaa u sheegayo walidkey wey diidaan gaal maiiraceysid ba lyiri waana ladeyriyey I dont care parents all she care was what she see. Ugu dambeentina stephen ayey is la aqal galeen iyadoo kahadashey wax aan macquul ah such gurigiisa fridge baa yaalo microwave wich all somalian doesn't have as she said in her article. Maadaama lagudey odeygeeda isbitaal buu uqadey inuu soo furo sieey hoiwsha u gu fududaato.

Ugu dambeentiina waalid waa beer waxdhalee wuu iskacafiyey inant xiriir beyna layeesheen.
Hadan waxey heesata labo cunug oo kala h JASMINE and VINCENT, iyadoo ku boorineeso in gabdhaha soomaliyeed ineyu jiraan rag naxariis leh xuquuqdoodan yaqaan saas awgedan indhah furtaan. Hada dharki xijaabka waan iska dhigey oo waxan xirtaa dhar qurux waxaan jooga UK Model ayaan noqdey lacagta aan helena waxaan kubaraa gabdhaha soomaliyeed ee dagan tuulada ISIOLO oo aan doonayaa ineysan ku dhicin guur qasab ah iyo in laiibsho midna.

Sory hadi an badshey balse waxey aheed wax ad u badan oon lakoobi karin.
Hadab raga soomaliyeed diinta halagu dadallo reerkana halabaro, walee qabiil iyo dagaalkiis wax kaweyn ayaanagu hoos socdo.
EE dumarka beenta sheegayoo waalidkiin kabaqo nin wuu idin dhalee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Saturday, August 12, 2000 - 05:57 am
Wadani: Ninyohow aad ayaa u mahadsantahay laakiin ani wax weyn uma arko naag gaal guursatay, waa mida koowaade ayada iyo Allah ayey ka dhexeysaa tan labaadna waa anigoo aan somalinimo ka xigin gabartaa sababtoo an soomalinimo micnaheedu maaha soomaali guurso ee waa u dhalasho.

Waxaan fahmi waayey marnaba ma arkaysid nin dad soo dilay ama naago xaq daro ku soo kufsaday oo lagu soo qorayo meelaha lagu sheekeysto laakin waxaa arkaysaa nin donut fadhiya oo aan cid danbi ka gelin ama gabar nin iyo caruur leh oo la eedeynaayo.

Wadaniyoow adi qof qof kale dilay oo aad taqaano ma jiraa? hadaa taqaano taas nooga sheekee iyo sidii dilaagaa wax looga qaban lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Saturday, August 12, 2000 - 02:52 pm
Dear Somali,

Thx for u comment in the first but let me say this. Malayaabin gabar gaal guursatey cause iyada illah weeye kii qof dilana isna sidookale balse soomaliyow maogsoontahey ineysan waxyar aheyn guursashada gaalada? ama qaadashada dhaqan aan kii toosnaa aheyn miyaase qof mmumin ah loo baneeyey iney ama inu raaco qof mujrim ah?

Ta kale aan u ga jeedey qoraalkeyga maheyn eedeen qofkaa dumarka ah balse waxey aheed ka been abuurista ey kan abuurtey dhaqankeena & diinta islaamka aheyd oo ey marki dambe dharki xijaabka ah tuurtey iyadoo moodey dadka iney layaabayaan.
Waxaa udhineyd iney timaado WHITECHAPEL & agagaaaarkeeda hadi ey LONDON joogto siey u aragto sida gabdhaha islaamka u xafidan yihiin jirkooda. Waxaana aad uga walwalaayey taagerada ey isu dayeeso iney u fideeso gabdho walaalaheen ah oo hanuunsan waxaana rajeyneyaa iney taas iyada ku ekaato.

Thx once again SOMALI it was night to talk to u.

PEACE bro or sis.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Saturday, August 12, 2000 - 04:28 pm
Somali:

Anigaa aqaan rag wax dilay oo wax soo kufsaday oo caruur iyo waayeel iyo dumar laayay oo masaajiddo gubay. Naagta haddaad ii soo sheegtaan meesha degan tahayna raggaasaan u dalbayaa inay shaqa ka qabtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin-xanaaqsan

Wednesday, August 16, 2000 - 07:36 am
Haweyneyda aad sheegeysid waan maleynayaa, sow tan qortay maaha buugga la magacbaxay "Ubaxii Saxaraha Afrika".Buuggaas waxey uga hadleysaa waxyalo aan dhaqankeena soomaalida ku jirin.
Warkeyga waxaan ku soo koobayaa allaha soo hanuunsho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi Yousof

Saturday, August 19, 2000 - 11:59 pm
Ceeb beynoo geestey rageena taas qalid beyna is taahishaa garoowe haleygu keeno,,,,,,, peace bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Sunday, August 20, 2000 - 02:13 am
Asalaamu caleykum
To Wadani
Laa xawla walaa quwa ilaa bilaahi caliyul cadiim. Taa wax qof baniaadim ah oo aqligiisa udhanyahay uu ku hadli karo ma’aha. Walaal wadani qofkaa saa u hadlaayo waa qof dariiq Alle og yahay ku socdo waaye ma’aha wax miir qabo oo uu aqli u dhanyahay. Somali badankood waxey ilbax & heer sare modeen gaalo & dhaqakooda marka taa dariqaa ayee lugta sartay waxey ka helilayso oo aan aheen caro Alle, dad la’aan & habaab majiro ee Mid Alle aan ku deyno.

Walaal hablahaan kibray inta ay korkooda beciyaan dadkooda, dhaqankooda & diintooda been ka shegaayo maalin waliba, sida ay ku qataan lacag qura meel loo raaco ma’leh waa ciyaal suqiin. Hadalkoodana waxaa wanaagsan in aan wax laga soo qaadin waayo qof aan micno laheen oo aan diintii Alle ku tagneen maxaa hadalkood wax ugu so qadenaa waan ku daleynaa moyee. Is like what Waris dire & Iman exactly did. Inan somaliyeed mida dhabta ahi waa lawada garan dabciga ay leydahay & Aqlaqdeeda wanaagsani, so walaal mid habaabday marna hala garab dhigin kuwa wanaagsan oo diintooda & dhaqankooda xafidsan. Umada isku wada mid ma’aha imisa ayaa qurbaha joogto oo wanaagsan tani waa midkale oo ahi kuwa sharafteena ku ciyaraayo ilahay ha abaal mariyo Amiin.

Wacaleykumu salaam byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yow

Tuesday, September 12, 2000 - 10:11 am
Sxb waa arin mucjiso ah taasoo kalena wey buuxaan balse dadkeena wanaagsan ayaa kabadan hau bixin bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS. ALI

Wednesday, September 13, 2000 - 03:37 am
to xoogsade:

adiga dadkii waxaas sameynaayey marqaatigooda maad ahayd mise simply fulay ayaad tahay.

If you are xoogsade cap driver oo degan Washington DC...your bitchy assssss mooryan will be mine!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 03:51 am
Xoogsade Ceyr maa tahay sababtoo ah waxan maqlay Mooryaanta Ceer aa u badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac-aar

Wednesday, September 13, 2000 - 05:23 am
ms ali

Gaw!! isagaaba •••••••• iyo murderer ba eh. heedhe dadkan uu sheegi waa uu isaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac-aar

Wednesday, September 13, 2000 - 05:27 am
wadani


waar inanta dabadeeda uga har maxaa ku daba dhigay haday nolosheeda cusub ku farxsan tahay so be it. maxaad noogu sheegi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, September 13, 2000 - 01:54 pm
Ms Ali: I don't live in DC. And I am not scared of you......much,lol.

Anonymous:

Walaal annagu caydh ma nihinoo reerkayagu Daaro waaweyn buu ku leenahay Burco, Berbera, Laascaanood iyo Cadan oo dhawaan la wada cusboonaysiiyay. Xamarna waanu ku lahayn laakiin ma rabno inaanu ku noqono dhinacaa. Geel iyo xoolo kaloo badanna Hawd baa naloogu hayaa oo adeerkay iyo wiilashiisaa maamula iyo weliba gaadhi xamuulka qaadoo Siisow ah. Aniguna Torontaan joogaa oo waa meel shuuci ahoo dad badani ku gaajeysan yihiin laakiin jeebkaygu ma madhna haantuna waa ii qoyan tahay.

Iyadoo ay sidaa tahay markaa waan garan waayay waxaad caydha iigu sheegtay.

Jaamac Atoor:

Maxaad qaatilka iigu sheegtay anigu wadaad baan ahoo mawlaca Sheekh Suufi kama bixi jirinoo waa layga yaqaanaa. Weligayna dhagar ma gelin....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.