This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, August 15, 2000 - 07:59 pm waxaan rabaa inaan halkaan ka barto gabar soomaali ah oo diinteeda ku dhagan isla markaasna ah xalaal quudato sababtoo ah waxaad u moodooda somalida badankoon ineey xaaraantii xalaal macaan ka dhigteen...akteeydana ma jiraan doolada in been loo sheego si wax looga cono ayadoo xujo laga dhiganaayo dadkeeygaa baahan....
| |
Friday, August 18, 2000 - 03:32 am haaaaaaaaaaaaa
| |
Friday, August 18, 2000 - 04:56 pm ala haayeeeeeeeeeeeey haaaaaaaaaa hoogayeeeeeeeeey haaaaaaaaaaaaaaa dheh.
| |
Friday, August 18, 2000 - 05:22 pm Hebel.......you aren't a girl.....and we all know that you aren't between 28-30......... Maku kashifaa.......sanadkaaga runta ah ma sheegaa wir haa dheh...........car
| |
Saturday, August 19, 2000 - 08:53 am war diinta aan ku dhaqano baa hoogay laga leyahay?
| |
Saturday, August 19, 2000 - 08:54 am mariah adiga maxaa ku gubaayo???
| |
Monday, August 28, 2000 - 06:42 am Waa laga yaba in aan noqdee tad raadineysid ee keen meel lagaa helo
| |
Monday, August 28, 2000 - 12:03 pm amina walal anigaa ku rabee iikeen mailkaaga gabdha ayagaa la raadsadaa ee iyagu waxba maraadsadan
| |
Monday, August 28, 2000 - 02:23 pm Waxna anon..............................Unless aad ii haysid wax iguba......................
| |
Monday, August 28, 2000 - 06:30 pm colonel waa yaab!!! war geedkii nin ahaa maxaa naag daba geshey aniga maalintaan kulliyadda ciidamada galey baa jaceyl iyo dumar iigu dameysey xaggee madfac iyo Gantaal laga ridaa baan....waxase yaabka kale igu dhaliyey in jaceylkii iigu dameeyey een....la oran jirey Mariamurwo.
| |
Tuesday, August 29, 2000 - 10:22 am How about Cocktailed rubber sheesh-kabob on Fire?
| |
Tuesday, August 29, 2000 - 11:48 am walaal waxaad igala soo xiriiri kartaa E-MAILKAAN dalmar67@hotmail.com
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 05:43 am Shidni ka waran Mariah?
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 05:57 am WartaLOL....................But I like basbaas cagaar better...................................
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 11:53 am Cusbo ii liin mise sidiis?
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 04:06 pm With cusbo iyo liin..............Thanks Hebel for reminding me.................also.......with bajiyo........uuummmmm....you got to love that........>>>>>>>>>>>>>
| |
Wednesday, August 30, 2000 - 11:23 pm ,,,,,Kakac aa lagu yiri!!!!!!!Labuknanac yaay leenta leentada ah,,,,,,,Afkeed lee day sii welli i soo fiirihooso,,,,,Dabool aan ku dhihi!!!!
| |
Thursday, August 31, 2000 - 12:55 pm aJaaJa af maabo laguu leeriyi adne kibir ii in nee-neefsi aabo bilaawdi? Magacaa camal? . . Ka shumi no. . . . Waxaasaa jeestoo ii isfooto eh...baska gadaal yaa? . . Isiibo.
| |
Thursday, August 31, 2000 - 12:57 pm Mariah su'aashaa waa gafi ee sanadkeey maa kasee? . . . Isiibo abaa. . . . Soo feedo warkaa inta keen xada xaalkaan.
| |
Friday, September 01, 2000 - 10:58 am Hebel...........Don't make me say it bro.......... please can I keep it to myself for Now...........
| |
Friday, September 01, 2000 - 11:11 am Abaay maya maya maya ii sheeg noooo pleaseeeeeee.
| |
Friday, September 01, 2000 - 04:23 pm What is the magic word Hebel.............? it aint please....................but something elese>>>>>>>>>>>>>>
| |
Friday, September 01, 2000 - 09:57 pm LOL, Mariah.. Aniga Hanuun u jeclaay bisbaas cagaar but not anymore. Tabasco is safe nowadays. You know why? As hebel experienced at once, he advised me actually that positive possibilities to have Baabasiir.. Waraa Macalinka weeyn Neefoow, Shimee Carta kasoo laabatay adi.. Xagaanba kugu soo arkiye. Gacan Jabshe, Abaa lugti ka waran bryahaan ?
| |
Saturday, September 02, 2000 - 05:23 pm Canbarka???? . . . Cuudka????? . . . sacfaraanka???? . . . Warkaa keen hee macaanta.
| |
Sunday, September 03, 2000 - 03:07 am Ar hebel, Yaa boorane & mingis ka tumee adiga? bisinka. Waxaasaa supper html. lagaa dhahaa. Acuudka..
| |
Sunday, September 03, 2000 - 04:39 pm ,,,,Mariah aaba iska gacan gashee!!!!Hebel ii Warta ,,,,,,i iiiiih ,,,,,,abootareed loo sheekho ay ku fiicanaayti!!!!!!Bacdigeed Shidni Qumbe loo sii Cunnaa a ka huro ahaan,,,,,Basbaas garuud mirihiis ii Chicilliiini iid ha laga mariyee!!Mariah da!1!!!!!!
| |
Tuesday, September 05, 2000 - 11:57 am Hebel.........you still don't get it do you...................... Saad ii kaseesid lee hadaa ogalaheed........ But still ma i fahmosidLOl............WHY? Warta..............maxaa waayne Tobasco........basbaas cusub mi.........an makasi roobe....... Neef.......LOl ....you crack me up.....
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 10:45 am maxaan isla sameenine abaa macaaneey Mariah? . . . Abaa isu keey sheeg no. hebelhebel@hotmail.com . . . Bye abaa Mariah.
| |
Wednesday, October 18, 2000 - 01:52 pm TO : samatar see camal abaa meeshaan nin aa dantiisa soo bandhigay adigana sidii duqsi camal lee kusoo dhexdhecee. To: Amina abaa hadaa rabto far duco waxaan kuugu duceeyay anon hadaa habaar rabtidna samatar loooooool,,, peace.
|