site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALI WALAAL WAXAN DOONAYAA GUUR IS THAT MUCH TO ASK.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): ILA TALI WALAAL WAXAN DOONAYAA GUUR IS THAT MUCH TO ASK.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEILA DUALEH

Monday, August 21, 2000 - 08:16 pm
SAAXIIB BAAN LEEYAHAY WAANA JECLAHAY AADIYO AAD ASAGUNA SIDOO KALE BALSE CILAD BAA JIRTA WEEK KASTA WAA DAGAAL JOOGTA AH OO WALIBA LEYSKU DAGAALAYO WAX BILAAMICNO AH TAN KASII DARAN ISKU MEEL MAJOOGNO OO WAAN KALA FOG NAHAY GUUR WWAN KAWADA HADAL NEY OO ASAGA AYAA MARKII HORE IGU BUSH GAREYN JIRAY HADANA MARKAAN OGOLAADAY OO AAN FAMILYGA U SHEEGAY BUU WAXUU ILEE YAHAY HADA DIYAAR UMA AHI WAXAD KALOO MOODAA INUU IS KABRINAYO SABABTOO AH WAXUU OGAADAY INAAN MEEL USOCON RUNTIINA HORE AYAA RELATIONSHIP BADAN IGA SOO XUMAADEEN MARKAN MADOONAYO INAAN SII DAAYO SABABTOO AH WAAN DAALAY ASAGUNA WAA INAN AAD IYO AAD U WANAAGSAN MARKAA DULQAADKEYGU AAD BUU U BADAN YAHAY OO WAXAN DOONAYAA INAAN NINKAN SAFE GAREYSTO MARKAA MAXAN SAMEEYAA OO INANKAN USOO XERO GASHADAA ANIGANA MAXUMI OO WAXAAN AHAY QOF LA FAHMI KARO DHINAC WALBA HE KNOWS THAT TOO BUT SOMETHING IS WRONG AND I NEED YOUR HELP WHAT U SAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laguma kibraan.

Wednesday, August 23, 2000 - 02:04 pm
Asalamu caleykum.
walaal miyoo ku qabaa inanku?soo shukaansi uun idinkama dhexayn, hadaba haduu is badalay laabtaada ka xiro oo ha is raacin nin islaameed oo shalayba is barateen.Mida kale waxaan arki jiray gabar is qaaliyeyso iyo ninkadaba cararee!!!
ee arinkaagu waaba CAKSIYE.Abaayooy nin hada kibirkeenay bari markuu ku guursadana waxkale iyo in uu ku adoonsado ayuu la imane walal ka fiirso.
waxaanan la yaabay markaad leedahay wuxuu arkay in aanan meel kale u socan! maxaad ugu socanweysay miyuu ku qabaa, gayaankaa baa badan
nimana meelkasta ayey buuxaane adigu qiimo isku yeel oo raga ha iskaga dhigin wax meel ay qabsato weysey.Xiriirkaaguna ha ahaado mid waafaqsan diinta islaamka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saddam-Hussein

Wednesday, August 23, 2000 - 03:11 pm
To: Leila Dualeh, dhibaaatada labadaiinuba idiin heysata waxaa usabab ah kala fogaanshaha aad kala fogtihiin ee labadiinuba isku soo dhawaada oo hal meel iskugu imaada.

Inkastoo dhibaatooyin fara badan eey iska jiraan hana u badnaadeen financial and Immigration status. If the financial problem and Immigration status are solved, then the problem will end.

Haddise uu wiilka uu horeyba kuula yimid arin guur xallalah ah umma maleynaayo in uu wax iska badeleen ama kibir uu ku jiro based on your story.

Ee waxaa laga yaaba in eey jiraan wax la yiraahdo miscommunications,lack of Immigration status, financial problems and may be jealous either one of you. Hadda iyo dan, Labadiinuba ilaahey waxaad ka barisaan sidii aad meel isugu imaan laheeydeen.

To: MISS LAGUMA KIBRAAN...aad iyo aad ayaad uqaldantahay midna waad ku saxantahay.

Mid waad ku qaldantahay,wiilkii iyo gabadhii isku soo dhawenytoodii kama aadan talin dabna waad ka sii dhagax shiday oo taladaadii mid wax tar leh ma
noqon. Maxaadse ku keentey in aad tiraahdo nin hadda kibraayo adinkoon isqabin, markuu ku kuursado waa ku adoosanaayaa. Waad qaldantahay ee wax iskula har.

Midna waad ku saxantahay oo waxaad leedahay wiilka waa in uu wafaqsanyahay diinta islaamka.

Su'aal to CAWRALO DHAGA LA ama Miss laguma kibraan? waligaa reer degan ama isdhaqanaayo guurkoodii ma dumisey, mise? ma laga yaabaa in aad dumindoonto reero cusub guurkooda,reekooda iyo gurigooda? jawaabta adlee waaye madam laguma kibraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila dualeh

Wednesday, August 23, 2000 - 05:28 pm
sadam hussein aad baad u mahadsan tahay jawaabtaadii, maya finantial iyo immigaration problem midna nama heystaan oo wax walba oo dhinacaas ah waa dhag dhag but still thanks bro

laguma kibraan jii weyn baad tahay hadaad nin ama naag tahayba sababtoo ah sida advice ka loo bixiyo ayaa kuu goosay oo waxaa laqaatay in aad iska aamusnaatid raali noqo but it's true mida kale advice aan ku sii yee jaceylku maaha mid aad sidaad doonto kayeelisid, waxaase lagadabo ordana waa arin baa ku jirta markaa believe me maaha meel aan isku khasaarinayo waa meel kheyr ay ku jirto iyo heer uu iga keensaday just because how uu ii dhaqaaleeyo so it's not nothing it's something haa waa runtaa nin wuu buuxaa balse adigoo miiran oo wax isku heynin oo kibir iyo wax aan loo joogin ka hadlaya baa buuxa taasina waa cilad, taasaana keeneysa inaad kan aad heysatid ku dhagnaatid so there's no problem daba orad haday qiimo ku jirto,,, i think u gatt the point macalinka raali noqona hadalka ayaan kugu badiyey but still aad iyo aad baad u mahadsan tahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Wednesday, August 23, 2000 - 05:37 pm
leyla.........abaa waxaa kugu waaninaa inaad adigan ka roonaato......oo aad na runta u sheegtid.........Teeda kale haduu guur diyaar u ahayn..........is ka sug...ileen adigaba dan ayaa kuugu jirto.....cause you only talk to him.........isma araktaan.........intaa kala kulmeeysid sug........markaas face to face uwada hadla.......


Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslimah

Wednesday, August 23, 2000 - 06:30 pm
Leila Dualeh, naageeska badan iska dhaaf; dhareerka iska duu, don't be a wimp, wuxuu Ilaahey ku qoray weeyi meeysidee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 23, 2000 - 07:26 pm
Baryo badan iyo bukaanba babaygaa ku xumaada.
.
.
.
Layla naga daa dawarsiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila Qaalid

Thursday, August 24, 2000 - 09:46 am
Abaayo laila macaan badan, waxaa iila muqataa qof waayo arag ah oo aan maanta la qaldi karin.
Hal mid waan kugu waaninaayaa adiga iyo gabdhaha Soomaliyeed oo ah nimakeena waa calaacal iyo cagga jiidnimo badan yihiin, go'aanka adiga in aad u gaartid waaye.

Somali men are weak .....it makes me sooooo sick.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadaam H.

Thursday, August 24, 2000 - 10:13 am
Hi Jamila Qaalid say something for advise to Laila instead of insulting to all Somali men.

You think Jamila needs complement or reward, no she needs an advise to relieve her problems.

What you mean by "Somali men are weak", and who makes you sick? Hey watch what you saying or look before you leap.

Thanks but no thanks

By Sadaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila Qaalid

Thursday, August 24, 2000 - 11:32 am
Samaad,
Sensitive subject....huh, nothing personal.
Ilaahay ayaan KARTI IYO CAQLI idiinka tuugaynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Thursday, August 24, 2000 - 12:21 pm
Jamila Qaalid...................I feel your pain girl.......and understand..............


Indeed it is a very sensitive subject.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Thursday, August 24, 2000 - 04:04 pm
salaama caleykum u know what horta all of u aad baad u mahadsan tihiin marka labaad this is realy fun it,s really working haaaaaaaaaaaa i love it marka sedexaad iska raali ahaada sababtoo ah tan tijaabo ayey iga aheyd but next time i'm gonna be big time serious oo all my problems baad iga caawini doontaan hadana alxamdu lilaah dhinaceyga wax walba waa perfect alxamdu lilaah again, i know hada jawaabta isoo socota iney ley gu soo caayaayo but every thing is "xaaraan caleyk" yaah akhyaarta lol lol i'm still laughing how aad isku jawaabeysaan ama leysku kululeysanaaayo i liked if hadii aan wakhtiga idiinka qaadaeyna no ofence ha leyga gabisto well guys it was first time ever aan arkay (forums) so markaan arkey calaacalka meesha ka socda aan anigana is xoreeyey and i think calaacal kii ugu darnaa aan qaatey anyways hala raali noqdo walaahi u guys good thou, well keep it up bro's and sist's hadana peace and love i'm your freind and u r mine ppl bye....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila Qaalid

Thursday, August 24, 2000 - 07:22 pm
leila abaayo macaan, hal mid iga hoo horta af somaliga qoritaankiisa soo baro...lol.

Hakad ,joogsi, calaamad su'aal ama calaamad cajaa'ib sida loo isticmaalo soo baro marka hore,
markaas ka dib dadka soo dhex gal...lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sad..Hussein

Friday, August 25, 2000 - 03:54 am
To: Jamila Qaalid no need to tell leila or any others people to learn how to write Somali language or it's Grammars. Good luck madam.


By Sad..Hussein

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Friday, August 25, 2000 - 06:18 am
TO LAILA DUALE

YOUR CALAALAL WAS BIG TIME THE BEST I HAVE SEEN SO FAR HAHAA LOL!!!

SO LONG GIRL AND NEXT TIME DON'T WAST PPLE'S TIME

CUZ I WAS THINKING OF GIVING YOU ADVICE TILL I SAW WHAT YOU WROTE LAST
THAT'S WHEN I GOT DISAPOINTED

BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cornell

Friday, August 25, 2000 - 08:00 pm
Guursahee nooooo maxaa anaga maa ku joojihoonno dukha hadiid su'aal khabtid soo gan hadii kalena warguurso arroos nikaaxso shahrul casal gal nicmeeso,dukha bisha hore aduun dhan haka fekerin ilaahaa daberaa lakin after a month ay dheheen ingiriiska dheedheel ma jirto saxibkis guur xalaal ilaah aa barakeehayo walligaa ha makhlin kii ku dhoho gawar dawa warwareeg caashaq been intees jiraa caashaq dukha caashaq waxaas imaahaa aroos kadib hadiid raadihesid jeceel aroos ka hor orod bax TITANIC fiirso haween walba dukha garabkaa allaha galo isoo salaam hee marmarkoo by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Saturday, August 26, 2000 - 07:00 am
sadam hussein thanks iga dhici iga dhici qoftan jamiilo ah amaan ka fiicanahay xaga qoraalka somaaliga, mida kale qof yahay hadii aad khatar tahay abooyo ibarnoo waan ku tuugaa macalimada somaliga khatarta ku ah.

mida labaad mahad waad mahadsan tahay hadii aad ka heshay calaacalkii tijaabada ahaa and sorry to disapointed u i did't meant... but still u can give me your advice any time ha haaaaaaaaaaaa,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabrina

Saturday, August 26, 2000 - 07:05 am
hey jamiila khaalid marka hore u need to have alife mida labaad shacatiree aad isleedahay but jiq ay kugu tahay ee leila qash qashaada ka dhaaf jiiiiiiiiiiiiiiiii, reerbaadiye weynaatay bye,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL KULA MID AH

Tuesday, August 29, 2000 - 12:09 pm
ASALAAMU ALAYKUM,

LAILA, iga hano Salaanta Islaamka ee aan kor ku xusay, Salaan kadib Waxaan kuu rajayanayaa Guur khayr badan oo aad ku dagtid, Noloshaada inta kaaga dhimana aad buuq la'aan ku noolaato, sidoo kale dhamaan Wiilasha iyo Gabdhaha GD ah waxaan u rajaynayaa sidaas iyo si ka wanaagsan inay noloshoodu noqoto.

Intaa kadib, War horta Qofyahey Aniga kula talin maayo, sababtoo ah aniga ayaa Talo u baahan oo waxaa aniga iyo adigaba nalaga hayaa isku meel, problemkeeununa waa Isku mid, marka ma garanayo si aan wax iraahdo, koley waad garanaysaa baan u malaynayaa Dhibka jira, anigana sidoo kale ayuuu dhibkaa ii haystaa ee Walaaley Markaad Talada hesho oo Ilaahay uu ku waafajiyo Anigana ha i ilaawinee Talada iisoo Hambee, oo adigaan kugu daba jiraayee ogow.

Dhibka kale ee gaarka ii ah waxa weeye Gabadhaydu Iyadu Waa qof aad u Kibir badan oo isla weyn, Aniguna waxaan ahay Wiil Maskiin ah, Walow ay Run badan tahay Haddana Isla Weynaanteeda kaliya Waan oga tagi waayey oo waxaan is leeyahay bal waxan waa dumaree u dulqaado, mida kale waxa ugu muhiimsan ee igu haya waxa weeye Waa gabar Da'deedu ay yartahay oo DHUC ah, Yacni isku dhacaysa.

Waxba yaanan hadal kugu daalininee LAILA Abaayo inoo soo wada tali, aniguna Ducadaan Dabada haynayaayee.

NB.
MASSAGEKAN Waxaa leh kaliya LAILA iyadaana kasoo jawaabi karta, Waad mahadsan tihiin hadaad akhrisataan.

ILAAHAYOW KHEYRKA NA WAAFAJI
OO KHAATUMADA KHEYR NOOGU KHATIN ANIGA IYO LAILABA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAR HADDE BALO

Tuesday, August 29, 2000 - 12:15 pm
ATTENTION TO JAMILA

War ilayn balaayo waa tanoo kale, JAMILA Naa heedhe gabadhu talo ayey doonaysaayee ma waxay ku tiri typing error kayga sax, adiguse ma waxaad ahayd KABIIRKA DUGSIGA, horta intaadan soo jawaabin akhri qoraalka meesha ku qoran, kadibna ka fakar qoraalka ugu haboon ee aad dadka ku qancin kartid, markaas kadib soo dir, laakiin adigoonba fadhi baran baad doonaysaa durbaba inaad INAMIHII yaryaraa kala cayriso, NAA BAL NA DHIG OO NA DHIG OO DHIBKAAGA LA TAG.

WAAD MAHADSAN TIHIIN KULIGIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Wednesday, August 30, 2000 - 05:40 am
War inleen mashaqa badanaa, war yaa tanoo kale arkay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Wednesday, August 30, 2000 - 08:34 pm
wiilka ila midka ah, hotra marka hore waan ku salaamey aad baad iga qosliisay markaa waxan ku oran lahaa horta aniga sheekadeydu waa qiil qiil laakiin wax walba waan samrayaa sababtoo ah anigaa danta wata, don't get wrong asaguba wuu wataa balse aniga ayaa saaid ah markaa hadaad arintan ayada ah aad aad u doonisid samirka badi aakhirkuna waad ku guuleysan oo qofka asaga isla yaabi oo tartiib isku soo dajin buuq la'aan hadii calafku noqona waa ilaahay amarkii oo insha allah mid dhalo ah ama dheelo ah oo ka daran tan aad heysid hada baad heli insha allah Aamiin.
Markaa dulqaadka badi oo dhinac walba kala soco anyways u gat nothing to loose, insha allah waa kheyr wiilka ilamidkow kheyr baa kuu dabeen hadii aad daacad tahay macasalaama..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Friday, September 01, 2000 - 01:42 am
Sabrina


Is that really U?? I mean the Sabrina in UK....If UR please let me know....


Sorry Leila I know I'am off UR subject but I believe U have enough advice, and good luck sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SERGENT

Tuesday, September 05, 2000 - 09:12 am
WAR NIMAN YAHOW WAXAA LAYIRI, ADIGOO HARSAN WAAYEY, MA LA GUU SOO HARGALAEY...LEILA, INA ADEER, DADKA BAAD DHIBTA KA DHAAFTID, WAXAY SOOMAALIDU TIRAAHDAA, (NINKA WARANKA KUKU DHUFTEY
IYO KAN KUGU LIGLIGA KEE KUU DARAN)...LAILA, MEESHAN INTERNETKA WAXAA SOO BOOQDA, DAD JACAYL DILOODEY OO TALO U BAAHAN.ADNA WAAD KAFTAMEYSAA.

LIALA,HERE IS MY ADVICE TO YOU

IF I HAD MY WAY, WAXAAN KU DHIHI LAHAA, DO 200 PUSH UPS AND RUN 20 MILES A DAY.

TILL THEN ON MY GAARI GACAN!

SERGENT

MPLS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Saturday, September 09, 2000 - 05:32 am
a/caleykum
leila mid dhintayba waa laga sbraa ee kan isu kaa micneeynaayo maaa iska iloowdid
waxaan ku siinaa waano
1)sawiradiisa jeexjeex
2)telephonekisa iska tir tir kaaga badel
3)dadkii aaad wada taqaaneen oo ku soo xusuusinkara ka go
4)meelihii aad wada tegi jirteen iyo wax alaale iyo wixi ad ku xasuusan laheed ha sameynin
labo week ha aadin magaalada.
guriga aad degantahay dariishadiisa fur oo si fiican u qeeyli dhoowr jeer
waxaan hubaa in kaas danbe maskaxdaada ku soo dhaceynin
a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

storyteller

Wednesday, October 18, 2000 - 02:09 pm
samia lol do u think it's gonna work,,,,,, yeah it seems to me very logig besides u must being through the same problem am i right sis?

To: leila abaa ninkaas aniga waxaan ku dhihi lahaa wax yar u samir waxaa la yiri kaadi badane waa loo gogol badiyaa marka hadii uu kasoo roonaan waayo waxaa sameeyn laheeyd Samia aaba horay kuugu sheegtay bal duqa wax yar jaanis sii.
wish u good luck.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.