site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila taliya walalayaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Ila taliya walalayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Friday, August 25, 2000 - 02:00 am
Waxaan ahay gabar soomaliyeed oo jecel in ey guursato nin soomaliyeed rabtana in ay barato mid aan aheen tan cadaanka marka wey igu adkaatey sidaan ku heli lahaa wiil aan barto anoo dhowraya diinteyda iyo sharafteyda saxiibadey waxay i yiraahdaan in aan hay qof aad u danbeeyo marka dadeyduna waa 28 jir marka seen ku helaa nin aan na dhex marin wax aan aheen sheekeysi???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 26, 2000 - 01:45 pm
Go to the mosque and add your name to the list and they will find you a "sheikh"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Saturday, August 26, 2000 - 03:11 pm
Dont wory sis its very simple leave your address and we will write to u and pick the one you realy liked him.

My name is mahad I leave in london and student if you think i am qualified leave your address sis.


Soo nabad ahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 26, 2000 - 04:49 pm
Dear leyla

Aad baan kuu salaamayaa waxaanad tahay gabar fiican mana danbaysid ee waxaad garanaysaa diinta iyo qiimaha ay inani leedahay, waxaanad helaysaa midkula garanaya waxaad fahansantahay ee marna hamaqlin dhalinyarad ilbaxnimada moodaysa waxyaabaha xun ee diinteena iyo dhaqankeena midna ogalay, samir waxaad heli qof aad kuu cajabiya kaana farxiya marwalba noloshaada.

waa walaashaa hadana kula magac ah.

nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Monday, August 28, 2000 - 12:37 am
Waxaan kuligiin idinka mahadcelinayaa waanadiina fiican qaas ahaan Leyla iyo mahad thanks sis and bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LLJAMAAL

Thursday, September 07, 2000 - 07:18 pm
SISTER LAYLA MY NAME IS LLJAMAAL I AM 28 YEARS OLD I LIVE IN USA AND I WOULD LIKE TO GOT TO KNOW YOU SIS SO CONTECT ME FROM THIS ADDRESS AND I WILLBE GLAD TO ANSWER YOU BACK AIGHT LOVE TO YOU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Monday, September 11, 2000 - 02:30 am
Mahad and LLJamaal thnks hadaad ii soo qortaan E-mailkina anaa idinla soo xiriiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 10:36 pm
Walaal waxaan rajeynayaa inaan sharuudahaaga buuxin karo bal waa laisbaran ee qaado anoo ah axmed (ymed@al-huda.ca)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALARAADSHE

Wednesday, September 13, 2000 - 12:25 am
A/S CALEEYKUM DHAMAAN YAA MUSLIMIIN waxaan wiil somaliya oo kunool WESTERA. waxaan idinka rabaa talo taasoo ah hadii aad saaxiibtaa gabadh somaliya oo aad waxwalba iskaga midtihii sida Dabeecada, dhaqanka, iyo wixii lahalmaama tankalena aad waxba usheegi karin gabadha hadii aad damacdo inaad waxa u sheegto kudhaheysa saxiib somaliya lama joogo oo aad jeceshahay qabadhii xataa ay rabto waxaad rabto baldadoo maxaad sameeyn laheyd adigu oo aad igula talinlaheyd ama kadhi laheyd arinkaan meesha yaal aniga iyo my lover. ila soo talin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, September 13, 2000 - 08:30 am
comments to leila
walaal runtii sidaan u arko waxaad tahay qof wanaagsan taasoo ah mid qiimaynaysa diinteeda dhowraysa gabarnimadeeda ixtiraaxamysa dhaqankeenna soo jireenka,walaal siday kuugu sheegeen adna aad u ahayd mid og walaal runtii ma'danbaysid ee waad ka horaysaa ee sug inta calafkaa ka soo bixi doono.
comments to taloraadshe
sxb aan kula talinee maad page-kuu gooni ah furatid intaad manjo habaabinayso page-yada dadku furteen doonayaanna danahooda inay kaga hadlaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.