site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA DIINTA LOOGA HADLI LA'YAHAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): MAXAA DIINTA LOOGA HADLI LA'YAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 03, 2000 - 04:06 am
Assalaamu alaikum waraxmatulaahi wabarakaatuh


salaan kadib maxaa dhacay walaalayaal oo diinta looga hadli la yahay hada waxaa meesha u badan wax weydiinaaya friends iyo wixi ka faaiideesanaaya cilmu duniyaa marka walaalayaal aan ka faaiideesano cilmu duniyaa anakoo aakhiradeena aanan seegeenin ee walaalayaal soomaalidu waxaan ku jeclahayba aa waxaa ah diin jeceel hada waxaan rajeynayaa inaan wada faaiideesan doono haduu alle idmo ee hadii dad muslimiin tihiin hala idinku arko roomkani oo idin faaiidaynaysa cilmul aakhira.

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA


walaalkiina muslimka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

k

Sunday, September 03, 2000 - 07:55 am
aslaamu calaykum

walaal halkee waaye meesha looga faa idaysto cilmiga akhiro ama cilmiga diiniga ah aad ayaan u xiisaynayaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 03, 2000 - 08:51 am
To k

ASSALAAMU ALAIKUM

salaan kadib walaal hadii la ogolyahay in lagu faaiideesto meeshan waan ku faaiideesa karnaa anagoo jamaaca ah labadeenana waan bilaabeenaa hadii alle idmo macassalaama

byeeeeee sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

k

Monday, September 04, 2000 - 11:01 am
aslaamu calaykum

to bashir noo bilow bro waaba alxamdulilah inaan helno qof noo fa ideeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Monday, September 04, 2000 - 01:43 pm
To k

assalaamu alaikum
salaan kadib sxb diyaar ma utahay waxaan bilaabi lahaa web bage yo laga helo tafseer al quran iyo axaadiista nabigeena SCW sxb hadaad diyaar utahay soo jawaab celi adoo kula socda asxaab insha allah hadii aad diyaar utahay jamaaca aad taqaanid haday jiraan oo raba ianay faaiideestaan
ok byeee sxb
WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islam

Monday, September 04, 2000 - 02:10 pm
Bashir meshani waa qolka siyaasada. dhinaca diintu waa:
http://somalinet.com/forums/ then taabo Islam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Politics

Wednesday, September 06, 2000 - 03:57 am
Hello,

Islam,

Yaa ku dhahay meeshan waa meesha siyaasadda ? macalinka bacaad aad ku dhegan tahay aan ku dhahay....... marax waaxid !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canab

Wednesday, September 06, 2000 - 06:13 am
Dabtii walaalayaal, waxaan marar badan fiirshey chatrooms, iyo hadalada ay dadka isticmaalaan balse waxaan lacajabey afxumada ay gabdhaha iyo wiilasha soomaaliyeed isticmaalayaan. Miyeysan muslin nimada ixtiraameeyn? Walaal ma ogtihiin in ay diinteena nafareyso in aan kudeyanin gaalada iyo jaahiliinta. Alle (SW)wuxuu leeyahay, qof walba oo isu ekeysiiyo qoom, kuwaasoo la mid yahay. Walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in aflagaadada la is ka daayo oo warar muhiim lagu hadlo ileen sidaas baa qayrku jiraayee. Fadlan fiiro gaar ah u yeesha arintaan. Sida walaalkeen Bashiir uu noo jeediyey,waxaan kawada hadli karnaa diinta oo aan is fari karnaa Sabir iyo waano. Mise waxaan ka sheekeen karnaa warar aad iyo aad u fool xun oo shaydaankana bal ha noo sido hogaanka.War sidaas ma ahee Allahii idin abuurtey kabaqa oo isku xishooda. Macasalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 10, 2000 - 04:03 am
To canab

assalaamu alaikum all

salaan kadib abaayo aad ayaad ugu mahad santahay fikradaadii suubanaa anigana waxaan jeclahay in ay kororsadaan walaalahayga inti aan dheerahay cilmu al aakhira ayakana aan ka kororsado inta ay i dheeryihiin marka abaayo hada hadii aan bilaabeeno oo diyaar loo yahay waan bilaabi lahayn , hala iiga raali noqdo waan mashquulayee

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.