site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War dumarkii miyey bedelmeen mise

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): War dumarkii miyey bedelmeen mise
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Monday, September 11, 2000 - 01:33 pm
Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo doonaya inuu guursado gabar soomaaliyeed oo u qalanta laakiin waxaad moodaa inay adagtahay sidii lagu heli lahaa gabdhihii soomaaliyeed ee raga sida loo ixtiraamo yaqaaney iyo sida loola dhaqmo .
inta aan arkey ama aan lakulmey weli ma arag gabar i cajebisa
waxaad moodaa iney ku dambeeyaan gabdhaha aan raadineynaa wadankii
kuwa dibeda jooga waa qaar isla weyn iyo qaar lacag doon ah
aniguna waxaan doonayaa qof aan isku jeclaano qofnimadiisa iyo dadnimadiisa
markaa gabdhow anigoo aan dooneyn inaad maqaalkeygan ka xanaaqdaan bal ila eega waxa aan ka hadlayo una fiirsada hadalada meesha ku qoran markaa wixii aad ka oraneysaan waa idiin furan tahay
peace and love

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.