site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar soomaliyeed oo xijaaban inaan guursado:

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaan doonayaa gabar soomaliyeed oo xijaaban inaan guursado:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Wednesday, September 13, 2000 - 01:28 pm
Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku dhaqan wadanka mareykanka waxaan doonayaa gabar soomaaliyeed oo xijaaban oo diintana ku dhaqanta inaan guursado
Illaaheyna heyna waafajiyo diinta dhamaanteen walaalayaal waad salaaman tihiin
asalaamu caleykum waraxmatu laahi wabarakaatu;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar_xijaban

Friday, September 15, 2000 - 11:27 am
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

walaal gabar xijan meelahaan oo kale laga raadiyo ee waxad ka raadisa masaajida. waad helaysa haduu ilahay idme ka xeeg ku nooshahay adiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Friday, September 15, 2000 - 12:22 pm
Waad mahadsan tahay gabar xijaaban
illahay hakaa abaal mariyo taladaada
waxaan walaal ku noolahay wadanka mareykanka
Capital area,
waxaanse ku weydiiyey hadii aan halkan laga
helin maxaa adiga ku keenay ileyn waadiga labaxay
magaca gabar xijaaban.
mida labaad gabdhaha xijaabani miyaaney waxba qorin oo aaney computer heysan waadiga leh halkan lagama helee
walaal marlabaad waad mahadsan tahay
aana is cafino
walaalkaa Mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar_xijaban

Saturday, September 16, 2000 - 03:51 am
asalaamu calaykum waramatulaahi wabarakaatuhu

waad iga raysay walaahi. laakiin waxaan ka waday gabar fiican oo aad taqaanid yacni aad aragtay ayad masajidka ka baran kartaa . haa way qori karta wax computarkana way haystaan . waan ku cafiyay walal waxbana igama adaan samayn mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Sunday, September 17, 2000 - 12:35 am
Asalaamu caleykum
salaan kadib waan idin salaamay labadiinaba walaal gabar xijaaban horta waan kugu wafagsanahay talada aad walaalkeen u so jedisay ileen sida aan wada ognahay wax faro lagu radiyo & wax indho & lugu radiyo isku mid ma ay aha. lakinse technologygaan casriyeed oo sobaxay waxaad modaa in ay ayamahaan danbe aad ugu dheyreeyso wax indho & lugo lagu raadiyo. war & dhamantii walaal mohamed good luck to ur search. & cafis & masamax hadii aan qaldamay. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Sunday, September 17, 2000 - 05:03 pm
To Biibto


Salaamu caleykum

waad ku mahadsan tahay ra'yigaaga
illaahayna hakaa abaal mariyo
sida aad waqtigaaga qaaliga ah iigu soo hurtey inaad talo wanaagsan i siiso
insha allaah illaah ayaa amuuraha furfuri doona
kheyr ayeyna noqoneysaa
waad salaaman tahay
walaalkaa Mohamed

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.