site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN MAQLAY GABDHUHU BERIGII HORE WEY HEERMI JIREEN AMA MARKA AY GUURSEEGAAN WAXAY TEGI JIREEN MEELKALE OO AAN DEGAANKAAS AHEYN SI AY RAG GUURSADA U HELAAN:

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): WAXAAN MAQLAY GABDHUHU BERIGII HORE WEY HEERMI JIREEN AMA MARKA AY GUURSEEGAAN WAXAY TEGI JIREEN MEELKALE OO AAN DEGAANKAAS AHEYN SI AY RAG GUURSADA U HELAAN:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiir

Thursday, September 14, 2000 - 06:53 pm
waxaan ahay ardey soomaaliyeed oo ku dhaqan wadanka mareykanka waxaan aad u xiiseeyaa suugaanta soomaalida iyo weliba History of somalia
ama sheekooyinka AMA DHAQANKA SOOMAALIDII HORE
waxaa layiri berigii hore marka ay gabdhuhu ku guurseegaan gayaankooda wey ka tegi jireen waxayna tegi jireen degaano kale si ay nasiibkooda u soo helaan
waxayna ahayd dhaqan wanaagsan laakiin suaasha aan isweydiiyaa ama aan doonaya inaan ogaado ayaa waxay tahay miyey gabdhuhu aad u fara badnaayeen oo raga ayaa yaraa
mida kale hada waxaad arkeysaa ragii oo meel walba taagan oo raadinaya gabar soomaaliyeed oo uu guursado taasina ay adag tahay inuu soo helo marka hadana ma ragii ayaa fara batey oo dumarkii ayaa yaraadey
mida kale dumarka maanta jooga 90% waa garoob maxaa ugu wacan waan ku wareeray taladiina ayaan u baahanahay walaalayaal
waadna mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Friday, September 15, 2000 - 05:52 am
Amiir walaalkis saan sheko ku maqleyba gabdhahaas aad sheegtey waxay ahaayeen reer badiya ku dhaqan baadiyaha soomaaliyee marka maadama eysan laheen meel sugan oo ey ku jogsadan wey adkeed sey kula kulmaan rag gayaankood ah amaba waxaa dhici jirey in reerka gabadha ey ka dhalatey ahaayeen kuwo xoolo badan oo lagu tilmaamo taajiriinta baadiye hadee gabadhooda nimaan xoolo tiro badan heysan muu u hawoon jirin taaso gabdhihii ku kaliftey iney markey da gaaraan ka safraan meeshey joogeen si ey guur u helaan.
mida kale u maleynmaayo in wiilashu gabdhaha ka badan yihiin ee madaama guurkii hada noqdey mid waqti yar ah wiilkasta waxuu raadinayaa gabar hade hadaay garoobadi badnaadeen maxaa la yeelayaa iyaguba sow dumar ma ihin una baahan in la guursado nabigeena(SCW) sow tey xasaskisa u badnaayen garoobo ku dayda dee.
waa ku salaamey walaalkis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Monday, September 18, 2000 - 05:39 am
saaxiib yaaloow iisheega meel lagu heermo anigaa hada waxaan ahay laba iyo labaatan jir walina gabar ayaan rag badan waa lasheekeystay laakiin wali wax guur diyaar u ah mahelin nin waliba wuxuu rabaa wuxuu waqtiga ku dhumiyo ama haasaawa anigana waxaan doonayaa inaan hada guursado cuz i cant wait everynite when i sleep all i think about is when will i be married
so please i need you guys advise on where to fine a guy that's ready for mariage in other words i'm to ready inaan heermo wax yar baa iga dhiman balse ma aqaan meelaan u heermo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.