site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibka intuu kajiraa{furiin iyo qeylo}

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dhibka intuu kajiraa{furiin iyo qeylo}
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Sunday, September 17, 2000 - 02:58 pm
ASSA LAAMU CALEYKUM
Walaalayaal wax is weydiin maxumee dhibka intuu kajiraa, haddaan nahay soomaali madow waxaan kawadaa soomaalida cad cad {gibil cad} guurgooda waa raagaa rabshadana weyku yar tahay{dhinaca qoyska}waxaad maqleysaa caawa aroosaa hoteelkaas kajiro tommorowna ninkii waa lasoo ceershay ama waa lays diriray maxaa naheysda, kuma mar marsiyoonkarno wadan kaalaan soo galnay sababdoo ah dad anagoo kale wey dagan yihiin dhibna kuma qabaan.
xalgeedu waa maxay arinkaa?
sideena uga bad baadi karnaa ama ula mid noqon karnaa dadkaasoo kale oo aan kor ku sheegay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Monday, September 18, 2000 - 11:00 am
asalaamu calaykum

walaal way jiraan dad badan oon is firin iyo kuwa is furaba .laakiin waxaan ay u badan yihiin kuwa arooskooda markii horeba waxuusan ilahay rali ka ahayn ku bilaabay oo musik iyo dansi iyo xumaanoo dhan arooskooda laga dhigay de marka waxaan ilahay magaciis lagu bilaabin barako ma yeelanayso. marka waxan walaallayal naftayda iyo nafahiinaba u talinya arooskeena anaan ku biloowno magaca ilahay iyo ayado quraan ah.

dr-troubleboy

Tuesday, September 19, 2000 - 07:37 am
sababta keenaysa inaan laysku raagin waxaa weeyaan iyadoo lagu dagdago guurkii iyadoon wali labadii qof is baran hadhoowna ay ogaadaan inaysan isku dabeecadba ahayn (nin matahay,naag matahayda halkaas ay ku danbeenayssaa)fadlan ha laga fiirsado....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gentle amiin

Tuesday, October 31, 2000 - 02:12 am
ekhyaarta waxaa loo baahan yahay sidaas oo kale in aan anaguna ahaano jaceylkuna waa shey muhiim waa in laga fiirsadaa mustaqbalka meeshaad wax dhigi rabtid marka waxaan idiin rajeynayaa kuwa ay dhibaatada ka haysato isku waar la,aanta in ay mustaqbalka noqdaan kuwo isku waara

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.