site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN KU WAREERAY SIDAAN U XULAN LAHAA MIDII AAN GUURSAN LAHAA MARKAA WALAALAYAAL ILA SOO TALIYA:

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): WAXAAN KU WAREERAY SIDAAN U XULAN LAHAA MIDII AAN GUURSAN LAHAA MARKAA WALAALAYAAL ILA SOO TALIYA:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

/malik

Sunday, September 17, 2000 - 07:06 pm
Asalaamu caleykum

waan idin salaamay marka hore
marka labaad,


Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku dhaqan
wadanka mareykanka waxna ka barta kana shaqeysta sidaas oo ay tahay waxaan doonayaa inaan guursado laakiin waxaan ku wareeray sidii aan u soo xulan lahaa midii aan guursan lahaa
midwalba dhinac ayaan ku nacaa markaa sidee waxyeelaa
waxaan isu keenay gabdho badan laakiin ilaa hada weli mahayo mid aan is iraahdo midaas guurso sababtuna waxa weeye midkasta oo kamid ah cilad aanan jecleyn ayaan ku arkaa markaas ayaan ka cararaa hada gabdhihii badankoodii halka aan joogo waan soo wada shukaansadey waxyar mooyee welina mahayo ee sideen waxyeelaa
hana u qaadinana hadalkan inuu yahay mid ciyaara laakiin dookheygii ayaan illa hada garan la'ahay
wixii aad igu dhaantaan ee aad igu siyaadineysaan diyaar ayaan u ahay inaan dhegeysto aana qaato ra'yigii aan is iraahdo kaas ayaa kugu haboon waad salaaman tihiin
wasalaamu caleykum dhamaantiin walaalayaal
hana ila yaabina danta ayaa igu kaliftey inaan danteyda halkan uga hadlo dhibka i heysta
marlabaad salaamu caleykum byeeeeeee
/malik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAABERI

Monday, September 18, 2000 - 06:33 pm
Ku Malik. Runtii waa wax aad u adag in dookhaaga lagaala taliyo, waayo qofnaa ma garan karo waxa aad necebtahay iyo waxa ku raali geliyey, isla markaa ma aad soo sheegin waxyaalaha aad ugaa baahantahay ama sifooyinka aad jeceshahay inay lahaato gabadha aad doonaysid inaad nolosha la qaybsato. Talada aan anigu ku siin lahaa waxay tahay iska qaado qofta aad is leedahay way ugu dhowdahay dookhaaga, waayo had iyo jeer ma dhacdo inaad heshid 100% waxa aad rabto. SALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

/MALIK

Tuesday, September 19, 2000 - 07:50 am
To waaberi

Asalaaamu caleykum


Aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad isugu deydey inaad dhibka i heysta aad wax kasoo tiraahdid
waa runtaa anigii ayaa ku wareerey wixii aan sameyn lahaa
laakiin ciladaha aad dumarka soomaaliyeed ku arkey ayaa ah kuwo aan la qaadan karin oo ay kamid yihiin
1-iyaga oo been kuu sheegaya marka aad kusoo qabatoba kugu oranaya walaal iska key cafi
berina sidii oo kale ayey sameyneysaa.
2-iyagoo kugu dulwadayo qofkale marka aad tiraahdo waamaxay qofkan kalena waxay kugu oraneysaa waa wiil walaalkey ah oo aan mudo badan isnaqaaney hadii aad arintaas usii dhabo gashona waxaad ogaaneysaa iney isagana ku tiraahdo sidoo kale
3-iyagoo aan marnaba eegin qofka dadnimadiisa ee eega muxuu heystaa sida hanti iyo wax lamid ah
4-iyagoo aan eegin rabitaankaaga ee eega kooda keliya
Marka kuwaas oodhan madoonayo inaan waxla qeybsado
waxaan doonayaa gabar diinta ku dhaqanta
xishood leh qofka ku raacda dadnimadiisa iyo kartidiisa iyo wuxuu yahay
beenta iyo xaaraantana iska illaalisa
dhaqneysa gurigeeda oo aan dhegeysan sheekada kuwa aan waxkale ka shaqeyn iney burburiyaan guryaha mooyee
aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida aad waqtigaaga iigu soo hurtey
waa walaalkaa /malik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Wednesday, September 20, 2000 - 08:54 am
asalaamu calaykum

malik horta awalan maalik ilaahay aya boqornimo u sugnaatay .malik kaaliya inaad isku bixiso waa qalad C/malik ayaa ka fiican inaad isku bixiso ama laguu bixiyo. mansha alaah ilaahay subxaana watacaalaa ha kuu salho taad raadinayso mid diinta ku dhaqanto kugu adeecdo waxuu ilaahay raali ka yahay. daacadna ku ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Thursday, September 21, 2000 - 02:47 pm
\Maalik

or whatever your damn names is. Maxaad tiri gabar ii qalanta waan waayey,hahahah Alla yaa ila qosla. wale waa yaab. maxaa isu maleeysey.
Mid walba waxaa si ka ah.
Well, waad u khaldantay gabdhaha adigoo kalena waa lagu yaaqaanaa. Gabdho badan ayaan shukaansaday!!!!!!!!!!! Waaba yaabe xageey beey kuu joogaan, maadse Ragga kale wax ka siisid.
Inta aadan gabdhaha dhan isku wada qaadin.
Adiga horta hore did ma isugu noqotay???????
Adiga oo kale waa la yaaqaanaaa.
waxad tahay loser, Iyo kuwa ah "Isheey aragtay,uurkeey doon" walaal hadii aad qof fiican tahay waad heli lahay gabar fiican. Marka adigaaba marax ah, Alla yaa ku ogaaada.
Ama weeydiiya the ladies whom you dated. hahahah.
I wonder what their respond would be.
Negative, Positive, or what.
You are a party guy, right????? That is where u met the fine ladies. hahahahha. Hakugu taagnaato.
U know what u will never find Mr.right.........unless you change your damn bad attitude. (:) SMILE YOU GOT NO GIRL, AND U NEVER WILL, INSHA ALLAH.......LOSER.
WAX KALE AABA ISU MALEEYSEE.WELL, HAHAHA
HAKUGU TAAGNAATO. FOREVER AND EVER...... JERK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Friday, September 22, 2000 - 06:40 am
Waah waah muxuu yir mid ii qalanta aan waayay wiil dheh. Horta waxaan ku weydiiyay adiga ceebahaaada ma xisaabisay inta qof kale ceebihiisa aadan sheegin. Waa runtaa qofwalba ceebuu leeyahay saad adiguba boqol ceeb u leedahay..ceebahaada waxaa ka mid ah:

-Bidaar dheer aad leedahay
-Caloosha waa kuusantahay
-Afartan sano qaa dhaaftay
-Modowgaada indhuhuu dadka ka gelaa
_Faqiir ceer ku nool aa tahay

marka adoo intaasoo ceeb leh maxaa gabdhaha wax ooga sheegee. Weligey ma ku arkin, laakiin adoo kale waa aqaanaa hadalkaadaan ka fahmaayaa qaabkaada sababtoo ah nin isku toosan hadaad ahaan leheyd waa hore too fiican ku dafi leheed.

Duqa raali ahow laakiin marax aad u ektahay!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carfoon

Friday, September 22, 2000 - 07:34 am
s/Aleekum:


Salaan ka dibna horta Gabdho wiilka waxuu ka hadley aqligis mahaa in aad caaysan hadii uu waye qof u qalmo qalad maah wixi waano ah lee siiya.Malik aboowe armaa cilad xagag jirta saa waxas gabdho ah ma wada xumaan karaan Hadii aad Ilaah amiinto waa heli bal Ilaah la tasho waxan ku rajeen In Ilaah ku garab galo aboowe iska nasiiibso hadii aad Run kaa tahaye.

S/Aleekum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mehraawi

Friday, September 22, 2000 - 09:23 am
Dear bro ans sisters
waxaad moodaa confusion on going inuu dhex yaalo wiil soomaliyeed iyo gabar soomaliyeed oo qurbo ku nool balse xaqiiqdu waa maxaa keeney? sidee looga bixi karaa? yeyse ku kali tahay? mida hore confusion ka dhexyaala wiilasha iyo gabdhaha oo uu keenay dhaqankeenii diinta ku salaysnaa oo laga tagey, isagoo labada qofba haminayaan wax aan necessary ahayn sida hanti iyo qurux taasoo isugu biyo shubata aakhirka dhamaad oo ay soo harto qofka dadnimadiisii, ma xuma qofku inuu dookh leeyahay balse to be a picky is sickness.sidee looga bixi karaa dhaqankaaga iyo diintaada ha katagin qofkii fiicani qof fiican ma waayo, laakiin bad relationship can happen, also nasiibkuna waa meeshiisa, also if limit your options to midway is not bad idea.
Waxaad moodaa Pary boy/girl is most likely who suffers this confusion, hey if you think you could live with dream go ahead but life is too short dont miss happines and your baby girl, she is right there for you, and dont be bing ball (cali duul duul) somali women are fine so are the somali men.
any way my point is there is body to blame but those who want to be.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mehraawi

Friday, September 22, 2000 - 09:25 am
Dear bro ans sisters
waxaad moodaa confusion on going inuu dhex yaalo wiil soomaliyeed iyo gabar soomaliyeed oo qurbo ku nool balse xaqiiqdu waa maxaa keeney? sidee looga bixi karaa? yeyse ku kali tahay? mida hore confusion ka dhexyaala wiilasha iyo gabdhaha oo uu keenay dhaqankeenii diinta ku salaysnaa oo laga tagey, isagoo labada qofba haminayaan wax aan necessary ahayn sida hanti iyo qurux taasoo isugu biyo shubata aakhirka dhamaad oo ay soo harto qofka dadnimadiisii, ma xuma qofku inuu dookh leeyahay balse to be a picky is sickness.sidee looga bixi karaa dhaqankaaga iyo diintaada ha katagin qofkii fiicani qof fiican ma waayo, laakiin bad relationship can happen, also nasiibkuna waa meeshiisa, also if limit your options to midway is not bad idea.
Waxaad moodaa Pary boy/girl is most likely who suffers this confusion, hey if you think you could live with dream go ahead but life is too short dont miss happines and your baby girl, she is right there for you, and dont be bing ball (cali duul duul) somali women are fine so are the somali men.
any way my point is there is no body to blame but those who want to be.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaberi

Saturday, September 23, 2000 - 05:22 pm
Ku: Quman iyo Manaxdo
Salaan kadib.
Wiilka walaalkeena ee C/Maalik waxbaa la tusay, mana filayo inuu ku qaldana su'aasha uu meesha ku soo qoray ee uu dhamaan ina soo weydiiyey waayo dee gabdhaaha soomaaliyeed waxaa ka mid ah idinka oo kale oo aan xataa garanayn siday dadka ula hadlaan inay cayaan oo u arkaan qof xun oo isaguba caaytamay moyaani. you have to express yourself or give your point of view without insulting the other party. What is wrong with you girls. You definielltly discouraged him by labelling him as the bad guy while you are even worse than him.Qaladna qalad ma saxo.

C/Malik, doesnt look to me neither a bad guy nor picky, he is just strugling how to make the right decision when it comes to his partner.
Brother, Trust me and take my advice, your Nationality, your Culture and your religion are something precious so is our beautiful girls, Be proud of them. Kana xulo tii Eebe calafka isugu kiin daray a proverb says "Don't judge a race by the worse man in it but look for the good ones" Salaamu Calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

/Malik

Sunday, September 24, 2000 - 09:59 am
TO Waaberi
salaamu caleykum
aad ayaad ugu mahad san tahay sida wanaagsan ee add taladaada iigu soo jeedisay waana kaaga mahad celinayaa
mida kale madoonayo inaan gabdhahaas u jawaabo
waayo adiga ayaa la hadley intii aan oran lahaana adiga ayaa ku yiri
marlabaad waxaan kaloo u mahad celinayaa mehraawi iyo walaashey khadiija illaahay heydinka abaal mariyo sida aad u dooneysaan inaad caawisaan qof walaalkiin ah oo dhib sheegtey
illaahey haydinka abaal mariyo
wasalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axlaam

Monday, October 02, 2000 - 10:45 am
s/calaykum dhamaan
c/malik, walaal Ireally feel for you Iknow excatly what you saying it's just that we meet the wrong people and we some time's give up.Iam now 24years old Ihaven't dated anybody for the last3years it's more or less the same problems as you having don't get me wrong Ilove my somali brother's but it's not there any more, all i am saying is it's a comon thing so don't worry inshalah things will work out good luck walaalkiis inshalah waxaad heli doontaa Boqoradii haweenka.Gabdheheena somaliyeed walaalayaal inanku advice ayuu idin waydiistay qumayooyinyahow waa idinkoo miidhan waxa wiilashii somalida eryaday most somali girls care about the kind of car howmuch money he has the best one i like is can he pay for my rent,who is he to do that, your husband,brother,father, uncle...... just a man you met any ways all I am saying is lay off women if you don't have advice to give shuush.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Sunday, October 08, 2000 - 05:01 pm
KAA DAACAD MIYAA?HADAY SU'AASHU HAA TAHAY WAAKAN EMAIL-KAYGA EE IGALA SOO XIRIIR
HODAN3000@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA

Tuesday, October 10, 2000 - 01:53 am
ASLAAMU CALAYKUM
C/ MALIK WALAAL HORTA WAD MAHAD SANTAHAY WAXA AAN KUU HAYA GABADH BUURAN OO NAASA WAA WEYN OO CAS OO DHEER OO GABAN OOILKA WANAGSAN DHAMANA MADOW CAATO AH WAA DUUKHAAGA EE MAQRABTAA ? TAASI WAA SUAASHAAADA WAAYO DEEMA NAQAAN DOOKHAAGA WAXA AD U MUUQATAA MID BACAW AH OO HABLAHA SOMALIYEED AYNAN LA HESHIIN KARIN WAAYO ID AAD FURTAY KUWANA WAD QAS TAY SXB ILLAAHA U NOQO OO HABLAHA CAYAARTA KADAA
BY XAAJIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhianor

Tuesday, October 10, 2000 - 04:10 am
tuesday, october 10,2000-2.00 pm


to; c/maalik

aniga waxay ila tahay inay waxa kaa qaldan yihiin so gabdhaha soomaaliyeed haceebay san waxaan umalay nayaa waxaad tahay maseeroow tan kalana usa bar keedna gabdha kunool maada arag ee nanac nacda kalatag that's all ahmaq yohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Tuesday, October 10, 2000 - 04:22 am
to maalik

waryaahe miyaad soo waalatay oomaxaa lagaa siiyaa inamada is laameed warheede gabari wax kugu mafaysee get lost noocaada oo kale gabari wax ladhoho way layihiin oo qaboga baa banaanka kugu dily hadii aad inan fiican ahaan lahayd maadan way deen tii aad doonay say taasi waa rayigayga ee haka xanaaqi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Wednesday, October 11, 2000 - 03:22 am
to;maalik,
nin waalan baad tahay nadaa wax yohow jiran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar

Wednesday, October 11, 2000 - 01:45 pm
Ladies why don't u respect malik, first of all he may have dated punch of losers,, believe i've lived in holland and saw hundred of our ladies, u 'll not hire them even to clean ur house forget to marry them, on the other hand there r a lot good and smart ones but u must be lucky to find the right anyways don't judge while u don't know, the bro maybe right,,,,,,,, if a is says she can't find a good one i 'll not say ur ugly or loser,,, alot of brothers in uerope r damn losers just chewing jaad who will marry this guys lol,, they all have wives, so u telling me my brother malik who works n study can't find a woman? i don't believe that, give advice or leave him a lone.
to malik: man where do u live? come some time in arlington and hangout with me,, ladies come where i'm lol,,,,,, i mean i can arrange 4 u one but i can't guarante u she will be miss right 4 u ,,,,,peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

/malik

Sunday, October 15, 2000 - 10:56 am
To all the ppl who tryied to gave me advice
thanks alot but same ppl they dont understand how to talk to sameone is looking for help or advice
if u wanna help sameone say samething nice other wise dont wast your time for nothing or abusing sameone you dont even know who is he
that is my comment
thanks cumar for asking where i live
i live in VA same as you do thanks for your advise byeeeeee /malik
your bro,
and thanks all of my bro/and/sis who tried to share my difficalties
wasalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Sunday, October 22, 2000 - 08:01 am
Assalaamu caleykun.
TO;Cumar well said brother.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.