site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I Hate Somali Man /When He eats Jaad

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): I Hate Somali Man /When He eats Jaad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 01:04 am
Hi,Somaliyeey


Aad iyo aad Waxaan u nacay.
Raga Soomaliyeed ee jaadka Cuna

Inatay sedexda Habeenimo soo huluushaan
sariirta ayay, Ku Toosinayaan

Adoo ku jira Hurdo Macaan.

Saa haduu. Wax Macno Leh Kuu toosyay
Inay Dhibiq Ka Tidhaado Ayuu Xabad Sigaara
Shitaa.

Adoo Cir Iyo meelaba joogin ayuu Kaa Seexanayaa
Maba Oga Dareenkaaga
Hadii aad Ka Hadashana. Wuxuu Odhanayaa
Dhaqan Baynu Leenahay. ama Naagtu Waa Dhilo

Shame On You Somali Jaad Eaters

You sis Barako

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sitay

Wednesday, September 20, 2000 - 01:12 am
To Barako


Saaxiibeey. Raga Jaadka cuna Lama barto,
Raga Khamrada Cabaa Roon

Abaay si Fiicanay U raaxeeyaan
Nin jaad Cuna Ka dheeroow

Saaxiibtaa
Sitay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ExDane16

Wednesday, September 20, 2000 - 02:33 am
786 SALAAMA CALEYKUM

DEAR SISTER BARAKO I BELIEVE THAT SITAY IS RIGHT U SHOULD NEVER GET 2 KNOW JAAD-EATING MEN.

LET ME GIVE U SOME IDEAS AS 2 HOW U COULD TELL THEM 2 STOP THEIR TERRIBLE EATING HABITS.

FIRST U GOTTA TALK 2 THEM WHEN THEY R NORMAL, (WHEN THEY AREN'T HIGH) MAKE THEM SIT DOWN AND TELL THEM HOW U FEEL ABOUT JAAD.

SECONDLY TELL THEM IT'S AGAINST THE RELIGION 2 CONSUME SOMETHING WHICH CAN MAKE U HIGH, AS IT MAY AFFECT THEIR PRAYERS (IF THE PERSON DOES PRAY)

THIRDLY IF HE UNDERSTANDS AND U COULD CUT DOWN ON HIS CONSUMTION OF JAAD IT WILL ALL B GOOD.

BUT IF HE'S STUBBORN AND DON'T WANNA LISTEN GIVE HIM SOME ULTIMATUMS, HERE'S A FEW EXAMPLES

1) I WON'T STAY IN THE HOUSE WHEN U HAVE BEEN HAVE CHEWING JAAD (E.G I'LL GO 2 MY MOTHERS PLACE OR A FRIENDS HOUSE)

2) ONLY CHEW ON 1 DAY (OR 2 IF HE'S VERY ADDICTED) PER WEEK.

3) (MY OLD TIME FAVE) IF U CHEW I'LL CHEW WITH U!!! (HIS BOUND 2 SAY >>>NO WAY<<<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Barako

Wednesday, September 20, 2000 - 03:03 am
To EXDANE16

Thank you Vey Much
Thats Good Advice

I Know Now What i will Say
If You eat I eat too

I Know He Will Be Very Mad


Thank you

Barako

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabadkunool

Wednesday, September 20, 2000 - 05:46 am
To:Barako
aslamacalaykum

Walaal aniga waxaan kula talin lahaa in adan ku dayan ee aad ka roonataa,iskuna daydaa in aad ninkaga ka dhadhicisid in ay haboon tahay in uu cuno xili munaasab ah oo aad adigana la soo jedid, laakiin fadalan ha baranin jaad waayo wuxuu dhibatooyin farabadan ku yeelan karaa abaabinta caruurtiina hadii aad laydahiin hadii kale caruurta aad yelandoontaan.

walaalka
NAbadkunool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mirgan

Wednesday, September 20, 2000 - 09:41 am
Dear
If you can't love us don't curse us.
Jad is fantastic when you are single co's
you can chew the "damn" thing twice a day
I'm not telling loads of crap I use to do it
and what a pleasure!!!
Now I don't touch the damn thing co's I have responsibility toward my loved one.
Only fools stick to this sade routine all their life.
Don't get me wrong is good to experience
the Mafrashe and the Mirgan...

From MIRGANLAND WITH LOVE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ExDane16

Thursday, September 21, 2000 - 02:59 am
786 SALAAMA CALEYKUM

DEAR BARAKO
U R VERY WELCOME SISTER, I HOPE THE ADVICE WILL HELP AND THAT EVERYTHING WORKS OUT WELL 4 U INSHA ALLAH.

2 NABAADKUNOOL WALAALKIIS MY POINT ISN'T THAT SHE SHOULD ACTUALLY EAT THE JAAD (ANYWAYZ SHE KNOWS BETTER THAN THAT) BUT SHE SHOULD FRIGHTEN HIM BY SAYING I'LL EAT IT TOO, SO HE'LL SAY, O.K I WILL STOP EATING JAAD, COZ NO HUSBAND WOULD LIKE 2 C THEIR WIFE EATING JAAD WITH THEM.

BYE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MERU

Thursday, September 21, 2000 - 07:26 am
Waryaa mirqaanka naga jiidhay, naw, dee na daaya.

EXDANE, qof kaa talo xun ma arkin, oo kaalay hadduu ninku maangaab yahayna oo uu yidhaahdo, waa yahaye kaalay ila soo fadhiiso, oo reerkii oo dhan wada mirqamo sow khasaare ma aha oo reerkii ma burburin.

Midda kale hadday tidhaahdo waan kaa tagayaa intaad qayilayso, ka warran hadduuba cidlada ka helo, ama markay baxdo asxaabtiisa u yeedho oo gurigii mafrash isu beddelo.

War raggu ha iska qayilee iska daaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 04:29 am
YO MERU I THINK U R VERY WRONG!!! EXDANE HAS MUCH BETTER ADVICE COZ AT THE END OF THE DAY BARAKO ISN'T SUPPOSED TO EAT THE JAAD BUT ONLY MAKE HER HUSBAND THINK TWICE BEFORE HE HIMSELF EATS IT.

I ALSO TOTALLY DISAGREE WITH LETTING MEN CHEW COZ IT'S NOT GOOD!!! AS EXDANE16 SAID IT MESSES YOUR MIND UP SO U CAN'T PRAY OR THINK PROBABLY.
IF MEN R ALWAYS GONNA CHEW WHEN R THEY GONNA MAKE OR BRING UP A FAMILY AND TAKE RESPONSIBILITY!!!

GROW UP MERU AND LEAVE EXDANE ALONE!!!

I WISH U ALL THE BEST OF LUCK BARAKO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DMX

Monday, October 02, 2000 - 05:00 am
WAS UP THUGS
LIST UP G
I AINT FARAH
BUT I CHEW A LOT
SO DONT CLL FARAH
AIGHT
LICAMOR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Tuesday, October 03, 2000 - 01:24 am
Hi Barako cadeey/cabdeey (sorry)

Walaal, balwadu waa wax xun.... kolley waxaan jirta boqolaal somaaliyeed oo aan jaadka cunin. Dadka jaadka cuna waa dad buko una baahan kaalmo xagga caafimaadka ah, marka u garoow haddaad taqaanid qof jaadka cuna.

Rag iyo dumarba uma fiicano inaay jaadka cunaa...dumarkana xasaasiyad ayaa ku dhacda. Anigu waxaan ku oran lahaa, la hadal haddaad qabtid nin qaadka cunaa.... badanaaba waxaa arrin lagu xalin karaa wada hadal.

siteey waxaay tiri, waxaaba roon kuwa qamriga caba.....waa kud ka guuree qanje u guur taasi....waa kadaro dibi dhal....


waayahan dambe waxaa soo batey naago ayagana qaadka cuna, oo ku dhaqmo si ka sii daran tan ragga. waxaa iguma maqal ah inaay xataa jirkooda gadanaa si ay u masaruufan balwadooda.


waxaan kaa codsanayaa inaad generalisation ku sameeynin ragga oo dhan.


ila soo xiriir haddaad faafahin dooneysid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asiya

Tuesday, October 03, 2000 - 08:45 am
der dmx

let me tell you exactally that you sound typical
FARAH and all farah's chew like a dog you piece of low life. majority of somalie men look like diying skeleton becouse of qaad.GET A LIFE YOU DISGUSTING litle farah, and let me tell something else we beautifull somali girls dont want no farahs.


asiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SMOKEY

Friday, October 13, 2000 - 11:34 am
NAAGAHAAN WADA CABAADAAYO NAA KAN XASHIISHKA CABAAYO FIIRI HABEENKII MARKAAD SEEXANEYSAAN XABAD DHEER U SHID OO XASHIISH AH WASMO LA YAQAANO AA HELEYSAA I MEAN SUBAXAAS SHAQO MA AADI KARTID DABADAA KU XANUUNEYSO.SMOKEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

man

Saturday, October 14, 2000 - 12:39 am
hey guys not all somali-men chew that grass looking thing I myelf can't stand it let alone chew it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASIYAH

Monday, October 16, 2000 - 03:19 am
TO MAN
I BELEIVE YOU BROTHER, YOU DONT HAVE TO EXPLAIN YOUR SELF. I WILL ADVICE NOT TO TO EAT IT BECAUSE IT AINT WORTH IT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooye

Monday, October 16, 2000 - 12:44 pm
Lol asia wrong wrong wrong,, what a bout all overweighted sisters,,,,,,, and those with a big uglu assessss,,,lol,,,,,,,i ain't chew that grass and majoraty dosnot.

To: anonymous sorry sis that ur man is what u say, but can't he make 2 or three rounds, i mean if the first one is dhibic as u say then the second and the third r the best so ask him to have a sex several times a day , i think i'm not the only nigga who does that,,, lol,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Wednesday, January 10, 2001 - 06:37 am
to; barako walaal aniga waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo mahersan oo waligeey waan necbaa raga balwada leh oo yarkan malaha balwad balse hada waxaan aaminsanahay ninka balwada leh inuu yahay best becouse kankale aduu kaa dhiganayaa shaqo so keep him oona xaawil inaad kasha qay siisid more and more

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Wednesday, January 10, 2001 - 06:39 am
to; anamuus walaal aniga waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo mahersan oo waligeey waan necbaa raga balwada leh oo yarkan malaha balwad balse hada waxaan aaminsanahay ninka balwada leh inuu yahay best becouse kankale aduu kaa dhiganayaa shaqo so keep him oona xaawil inaad kasha qay siisid more and more

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 05:33 pm
YOU RIGHT SISTER ME 2 I HATE JAAD
THAT MAN HE EAT JAAD HE'S NOT GOOD FOR BE

ASHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 05:37 pm
I MEAN FOR BED HE CAN'T F YOU GOOD
BELIEVE THAT GIRL

ASHO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.