site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa mow duuc furan cid kastaa ka qayb qaadan karto balse CAY iyo KAFTAN iyo BEENkafog*** ku jirin**

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waa mow duuc furan cid kastaa ka qayb qaadan karto balse CAY iyo KAFTAN iyo BEENkafog*** ku jirin**
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Friday, September 22, 2000 - 04:20 am
AS'SALAAMU CALAYKUM!!
waxaan jeclahay mowduucan inuu ku salaysnaado diin RUN iyo hadal wanaagsan la'inahu ilaahay waxuu inuu sheegay qowlka wanaagsan inuu sadaqo inoo yahay,
awalan waxuu mow duucan ka hadlayaa in wanaaga la is faro xumaantana la is kareebo
meelo badan oo bogan ka mida markaan aqris tay runtii waxaan ku arkay wax yaabo iga yaabshay
ku waasoo hadaan kala qaado ah ruux talo war sanayo markaas ayaa waxaa loogu jawaabayaa yacni wax aan munaasab ahayn qofkan jawaab ta bixinayoow hadaasd u aragtay su'aal warsaduhu inuu qal dan yahay ma aha adigana inaad ka darto ee sidii macaan oo wanaag san adigana wax kaa soo galayaan isgana wax u tarayso oo alla kacabsi ku dheehan tahay oga jawaab.

waxaan qabaa hadalo badan oo fool xun oo laga turjumayo in gabdho soo qoreen inaysan arintu sidaas ahayn ball hady jirto waa qof xishoodkii macaanaa ee ilaahay gabar mus limada ku manaystay geed soo saaratay" ilaahay baanu ka magan galiye"
walaal hadaad halkan aqrisato waxaan kuugu shaygaynaa ama gabar ahoow ama nin ilaahay ka cabso ilaahay ayaa ku xisaabinaya ku'arkaya wax allaale iyo waxaad samaynayso, wax aan wanaag sanayn adna waqtigaaga ha iskaga lumin cadaab ilaahayna ha ku kasban
wax la qoraa badane"


mida kalle waxaad moodaa in waxa meesha lagu qorayo nus kanus un naag laga hadlayo
haadii ay rag tahay waxaan ku leeyahay walaalayaal rag iyo dumar ilaahay iyaga ayuu kalla beeray sidaad olla socotaan
hadii wax xun walaashaa muslima aad ku aragto ha ceebayn oo ha fashiline hoos intaad wax ugu sheegto naa hoogto waa sidee dheh
ilaahay cabsidiisana u dar daaran qofkastaa ood talaabo wanaagsan tusiso isaguna ku dhaqmo
waxaad ogaataa in'alla intuu ku dhaqmayo wanaaga aad tusisay in ilaahay ajar kaaga qorayo waa shay mac ruufa oonu wada od soo nahay.

haday dumar tahay walaaleey waxaan ugu horayntii kuu soo gud binayaa cabsida alle ee qaado
kadib walaashayda mus limada ahay wax aan sumcadaada ahayn inaad ku hadasho iska ilali
illaalina diinta wanaagsan ee ilaahay kugu manaystay kagana xamdi naq alle oo meeyay xishoodkii gabar mus limada/ soomaaliyada lagu yaqaanay miyuu kaa guuray?
waxaan bogan ku arkay qoraalo magacyo gabdheed ku lifaaqan kuwaasoo xaqiiqdii markii la'aqriyo qalbi dilaac kugu dhacayo
su'aal maxuma oo in wax la faa iidaysto dhib malaha balse waxaan idan waydiinayaa gabdhaha su'aal lahaas soo qoray miyaysan magaalada aad dagan tihiin aysan culimo joogin??
hadaysan joogin fadlan maylkaaga reeb oo culimo ayaan kugu soo xiraynaa toos su'aalahaaga kaaga jawaabayso waa jaanis adiga oo qura aanu ku siinay walaashayada qaaliga ah ee magaca islaamka nala huwan.

walaalayaal hadii aan idiinku gafay
waxaan idan ka cod sanayaa cafis
ilaahay dariiqada saxda ah ha ina waa fajiyo aamiin
walaashiin muslima
deeqo2@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Sunday, September 24, 2000 - 10:57 am
asalaamu calaykum

jisaakalaahu khayra yaa ukhtii sadakalaahu cilma.baraka laahu fik. abaayo waa lagu waayay ee xagee ka baxday somalinet maa kaa hor imatay misa waqtigaa baa iska yaraaday

asalamu caalykum waraxmatulaahi wabaraaaktuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-muscab

Monday, September 25, 2000 - 05:19 pm
ASALAAMU CALAYKUM
Salaanta islaamka ee kor ku xusan kadib
walaal deeqo waxaan alaah kaaga baryayaa in uu
khayr kaa siiyo hadalkaagii qiimaha badnaa ee aad
soo jeedisay.
waxaan alaah ka baryayaa in uu gabdhaheena
somaaliyeed iyo walaalaheena islaamka ah
meel kasta ay joogaan uu alaah xaqa tuso
dariiqa saxda ahna ku toosiyo
waxaan aad u jeclaan lahaa gabdhaheenu dhamaan in ay adiga oo kale noqdaan
walaal waxaan ku leeyahay wad xaq sheegida
hana ka daalin in aad dacwada wadid
TO: walaashay KHADIIJO
WALAAL adigana waxaan alaah kaaga baryayaa
khayr iyo wanaag aduun iyo aakhiroba
waxaan kuu arkaa in aad tahay gabar xaqa jecel meelo badan oo khayr laga sheegayo ayaan kugu arkay marka haka daalin xaqa raadintiisa
WASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Thursday, September 28, 2000 - 03:45 am
SALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAH.

salaanta islaamka kadib waxaan jeclaystay inaynu isku kaashano inaynu ka munaqishoono
XAQULMUSLIM CALAL MUSLIM// qofka muslimka ahi xaga uu ku leeyahay walaalkiisa kalle ee muslimka ah
waxaan ku soo dhawaybnayaa walaalaheena nooga cilmiga leh
intii ilaahay iga karsiiyo anoo jeclaa inaan sheego waxaan ka xumahay waqtiga oon ii saamaxayn,

TO:Khadiija
jazaakallaahu khayran xabiibtii
abayo waqtiga oo iidiiday iyo meeshii oon fahmi waayay maahee waan joogay
TO: Abu muscab
jazaakallaahu khayran akhi
insha'allaah haduusan ibliis iga qaalib noqon taladaada waan qaatay illaahay baan kamagan galiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abadalla

Friday, October 27, 2000 - 01:01 am
deeqo iyo khadiijo iyo weliba walaalkeena kale waad mahadsantihiin hadaladiinii qiimaha lahaa laakiin waxa aad soo qorteen waxaa ku badnaa afka carabiga ee barakeysan ma diidani carabiga laakiin waxaanu leenahay af ka hodansan afkaan sharafta leh marka xasuusnaada qaladna yaan la ii fahmin iskuday baraarujin afsoomaali ayaan ahey............waad mudan tihiin mahad ilaahay ka sokow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.