DALJIR | Wednesday, September 27, 2000 - 12:36 pm Dear Somalis Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado opinion kiina meesha aad ka taagan tihiin inta ay kufiican tahay in aad qofka is ka barataan si hadhowto labadiinaba confusion idiinku dhicin, waa arin hada ila soo daristay, balse aan lasugayo the second opinion, oo ah tiina, for real. for your honest opnion will appreciated. Daljir |
T-GIRL | Thursday, September 28, 2000 - 03:46 pm SADEX SANO |
Jeego | Thursday, September 28, 2000 - 09:13 pm One Hour is more then eneough! if your looking trouble then listen her?!! |
dr-troubleboy | Saturday, September 30, 2000 - 04:34 am 3-5sano,less is nothing. |
Sadaam-Hussein | Saturday, September 30, 2000 - 12:12 pm Hi Daljir 6-8 months are enough otherwise forget it.Hddiise sharuudo eey wadato kan iyo kaas ee sameey say good bye honey................ By Sadaam-Hussein |
nabadkunool | Sunday, October 01, 2000 - 03:48 am TO:daljir Guur waa calaf uma baahno in aad mudo sugtid, waayo kolayna sir nageed ka salgaari maysidee iska nasiibso midii ku qancisa. |
hebel | Sunday, October 01, 2000 - 07:30 pm 2 hrs & 25 mnts does it for me... . . and 3 mnts behind doors. |
HEBLAYO | Tuesday, October 03, 2000 - 08:57 am TO MR HEBEL HOW DISCUSTING YOU ARE HOW COULD YOU KNOW THE PERSON IN LESS THAN TWO HOURS, AND EXPECT OT MARRY THEM. GET A LIFE TOU PIECE OF SHEAT YOU SOUND HALF CRASY OR YOU ALWAYS DRUNK.THE MINIMUM YOU COULD AT LEAST GET TO KNOW THE PERSON IS 1Y SAHIBADA HEBLAYO |
Anonymous | Wednesday, October 04, 2000 - 01:12 am AH AHA HEHEHEHEHEHE!!!!!! GUUUUUR MA WAALAN TAHAY MAXAA LAYIRAAHDAA GUUR!!??? WAR NAAG MA GASHO BALAN IYO CAHDI??? JUST HER. I WOULD LIKE TO ADVISE U NOT MARIE A NEGRO GIRL, THEY ARE MASTERS IN SHEETING. |
talo wanaag | Wednesday, October 04, 2000 - 02:13 am qofaad saacad ku baran weydo sanad kuma baratid sxb daljirow horaa looga maahmaahay taas haday ku waashayna iska waalnow hadii kalana runta dhabta ka saar kana tag ayadaa goaan dag dag ah gaari doonteee |
qadar | Wednesday, October 04, 2000 - 11:36 am walaal,sir naageed lagama salgaaree,iska nasiibso,wixxi calaf ah marna maseegeysid keep that in mind and i would say @ least 6month. qadar |
Dhegey | Wednesday, October 04, 2000 - 04:15 pm Daljir - It depends! Sometimes waxaa u baahantahjay saacado kaliya mararna waxaa u baahantahay bilo badan. sida iyo meeshay kugu qabato waaye. |
T-GIRL | Saturday, October 07, 2000 - 01:04 pm Calaf cagahaaga ku doono saxibayaal |
sayid | Saturday, October 07, 2000 - 08:14 pm dear friend , u dont have to know the person for years to find out if u wanna share your life with them or not. Just long enough to tell they are your soulmate. And that could be between hours and years. If u like the person , "i would say, go for it pal". |
QALANJO2000@HOTMAIL.COM | Sunday, October 08, 2000 - 05:44 pm 2-4 YEARS MORE THAN THAT IS WASE OF TIME |
QALANJO2000@HOTMAIL.COM | Sunday, October 08, 2000 - 05:46 pm 2-4 YEARS MORE THAN THAT IS WASTE OF TIME |
gabar | Friday, December 15, 2000 - 01:11 am ma ogtahay qofka in aad ku baran karto saacad gudeheed waxaadna kukala ogaan kartaa marka waxaan ku leeyahay guurku waa calaf waana wax ilaahay ku qoray mana garan kartid goortaad guursan nimaad saacad baran weyday sanado isma barataan hal ila iyo hal sano iyo bar waa ok. |
HonestGirl | Thursday, December 28, 2000 - 07:29 am Did u guys hear of pple that were together for more than 4 years and never ended up together........and other pple who got married weeks after they met who r happily married...... So guur is all calaf............time has nothing to do with it!!! I have another question..............just what da hell goes on when u r with some1 for more than a year...........it would seriously kill me!!!!lol Hebel: i always thought u were funny.........but dont u think 3 minutes is not that long!!!lol adios |