site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibaatada loo yaqaano impotency yaa qaadku leeyahay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dhibaatada loo yaqaano impotency yaa qaadku leeyahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr.al

Thursday, September 28, 2000 - 07:47 am
walaalayaal gabdho iyo wiilasha soomaaliyeedow waxaan mowduucan u doorbiday in aan idinku soo kordhoiyo arin cusub oo laga helay qaadka arintani hadaba waxaa lagu ogaaday baaritaan dheer oo aanu wadnay mudo toban sano ka badan jawaabtase aanu helnay waxay aheyd mid aad nooga fajicisay waayo dadkeena oo dhan qaadka intooda badani waa cunaan hadii uusan hada cunin xitaa waa uu cuni jiray waagii hore oo xitaa result waxay muujisay xitaa in uu jiro.long infect ku saabsan qaadka marka bal aanu isla aragno.oo aanu ku baraarujino dhibaatooyinka faraha badan ee uu leeyahay qaadku dadkeena soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhibane

Sunday, October 01, 2000 - 01:09 am
sheeqoow seegada kawaran
bye wa dhibanahey ii soo jawaaaaaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr.al

Friday, October 06, 2000 - 11:46 pm
dhibane sxb waa cudur aad u xun laakiin waxaa uu ka soo bilaamay markii hore niyada oo aad ku qabatay in aad hesho gabar aad la tumato amaba guursato dheh kadibna kugu waynaaday ilaa aad gaartay noocaa aad u bixisay magacaa.waxaan soo jeedin lahaa dhowr arimood hadii aad sameyn kareyso
1 ismashquuli xiliyada aad u badantahay arintaa
2salaada ma tukataa hadii aadan tukan bilow
3baro gabar amaba guurso hadaad leedahay sxb gabar ah
3kaligaa hadii aad dagantahay udiyaargarow inaad ka baxdo kalinimada
4niyada ayaa iskaleh arinta ee ka saar
hadii aad dhowrkaa sameyso ilaahayna aad ka cabsato adigoo tukanaya islamarkaana sameynaya wixii uu ale ku faray waxaan filayaa inaad ka heli doontid caafimaad cudurkaa walaal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.