site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naagi waa gacan ku ahey ragoow

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Naagi waa gacan ku ahey ragoow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Saturday, September 30, 2000 - 01:16 am
nin walba halkani waxbuu ku qoraye anna bal ila fiiriya arintani.
waxaa i qabsadey arin yaab leh waxaan isku xirneyn gabar soomaaliyeed oo aan aad u jeclaa taas oo aan dhibfarabadan iga qabsadey guurkeeda si kastaa ha ahaatee waan guursadey waxaanu isku guursaney afrika markaa mudo yar dabadeed ayaa ay aadey waqooyiga ameerika,waxaa na kala kaxeeyay waqtiga oo xumaa aawadiis.in mudo ah dabadeed ayaan anigiina imid yurub waayo ameerika waa igu adkaatay war iyo dhamaantii gabadhii waxaanu wada xiriirnaba waxaan isku qabanqaabiyey in aan aado meesha ay joogto.arinba arinbaa dabataalee waxaa war igu soo gaarey in gabadhii xaalkeedii wax iska badaley waxaa la iyidhi waxaad qoorsagaaro ku haysaa bacaad dhibane,war idaaya waxaad ka shaqeyneysaan in xaaskeyga aad igu dirtaane war jiraaba cakaare ayuu imaan ayaa la yiri waxay igu yiraahdeen waxaa u sareeya qofta jamaican?jamaica`n? maxaad tiraahdeen see wax u dhaceen ayada wareyso
waan niyad xumaatay waana rumeyn waayey arinta
waxaan la hadley ayadii oo ii cadeysay in wax ka jiraan.waagii baa igu baryay maxaa ii tala ah gabadha kama samri karo saana waa dhacday.
waxaa waqtigaasi aheyd xiligii iigu xumaa nolosheyda ma islaheyn malaaigteydii gacalisada ii aheyd ayaa sidaa ka suuroobi doontaa,waxaa ragii hore oran jireen geedka rag la yiraah iga soo jiida mooyee wax walba waa ku dhacaan.waxaa aan ku qasbanaa in aan niyada ka tirtiro waa suuroobi wayday marwalba waa i hortaagan tahay laakiin hada waxay arinta ka taagan tahay hablihii oo dhan ayaan u maleynayaa in sidaa ay igu sameyn doonaan maxaa ii tala ah ragoow?
arintana bal wax iga dhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadaam-Hussein

Saturday, September 30, 2000 - 12:36 pm
Hi Mr. Dhibani waa runtaa oo naagi waa gacan ku haayn.Qalbigaagana ka tir tir, marba haddii eey baratay addoon Jamaaican ah waxba kuuma yaalaan meesha ee sabar ee mid kale ka raadso.

Kaligeedna maahee ee waa fara badanyihiin dumarka somaaliyeed oo ajnabiga raaco hana ubadnaadeen magaalada Toronto iyo Ottawa.

Hana la yaabin hadii naag somali ah barato adoon, nin somali ah kuma qancikaro sariirta waa wax horey loo sheegay mase ku dambaabi kari oo waa wax aan maqley, laakinse waan arkey ayagoo wada socdo ama ku wada ciyaaraayo night-club.


By Sadaam-Hussein

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 30, 2000 - 03:37 pm
saaxiib dhibane ma waxaad u eg tahay qof hadalkiisa huf iyo hal kama jiraan ah ee haweenka soomaaliyeed ayaad caydooda rabtaa.......
2) arimahan in ay wax ka jiraan iyo in kale baaristooda weeye hadal kaadu ee wax ku qabsadey malaha hana wareerin inaga.....


qofkan kale ee kuu soo jawaabey walaal dumarka ceyda ka daaa , haddii ayse run kaa tahay oo aad indhahaaga ku aragtey inaga denbi ayey nagu tahay in aan wax ka sheegno ilaahood baa kala xisaabtamaya teeda kalena raggii soomaaliyeedba cadaan hindi indho yar bay la seexdaanee maxaa tan dumarka lee loo arkaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Sunday, October 01, 2000 - 04:07 am
asalamu calaykum

way ka qaldantahay haday adigoo qabo in kale ka racday . ilaahayna waxan kaaga baryaya haday runtahay inuu kugu badalo mid ka fiican oo ka khayr badan. laakiin gabdhaha oo dhan isku wada mid maaha walal tii ilaahay ka baqayso iyadoo nin qabto nin kale ma raacayso. marka iska samir waa iska xal aduun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huda

Sunday, October 01, 2000 - 09:11 am
Aslaamu calaykum, Walaalayaal.
Marka hora waxaan idiin shagayaa, arin i qabsatay, taas oo aan uga baa hanahay in aad wixii rayi ah iga sii saan. arin taas oo ah, inan aanu mudo wada shakay sanay nay, muda daas oo ahayd laba sano, arin baa nu maal dhignay, waxaa nu ku goo sanay in aanu is guur sano, waxaan daga nahay magaa lada in griiska, inanka aan lashaa kay sanayay na wuxuu dagan yahay magaa lada ayaanu wada joog naa, wax ba yaan badina, bari dhawayd ayaan magaalada layi dhaa New York, fasax ku gaa dhay, markii aan ari bood ka ka dagay, ayaa waxaan sugaayay, inan aanu wax si ku nahay, markii aan waxoo gaa joo gay ari bood kii ayaa waxa igu soo baxay inan iga cajaa biya, wuxuu igu yidhi walaal ma inan Somaliyaad ayaad tahay, haa baan idhi, mar kii aan cabaar shakay sanay, ayaa inan kii aan sugaa yay ii yimid, mar kaa tilifoon kii sa ayauu iiqoray, ana kay ga ayaan sii yay, calaa kulixaal, mar kii aan maalin joo gay ayuu ila soo hadalay, habaan ayuu icasha gaa yay, waxba wax bay hirdiyaan WE made Love,calaa kulixaal habaan kaa habaan kii ka dan baa yay, ayuu igu yidhi walaal waan ku jacalah, cid miyaad ku xidhan tahay, may baan idhi, waayo waan kalhalay, qudhayduba, malin tii aan rabay in aan igriiska ku soo noqdo, ayy juuc juuc igu dhacay, mar kaa ari bood ka ayaa abilaas la iga ga qaaday, uur baa laigahalay, malin tii kuxig tay waan soo dhoofay, markaa arin taa ka warama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amina

Sunday, October 01, 2000 - 09:18 am
walal mr dbibaane marka hore salan
walal all the girls an't the same - i dont like jamacan and noon of my somalians friends likes them too, i think is them somalians bicthes in america who falls for them . walal aniga iikali ana jecle niimanka somaliade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cambaro

Sunday, October 01, 2000 - 09:25 am
hello dhibaane, move on man and foreget about her, she is not worth it , iam more then a women then that woman, i would say the only reason she had him was coz she was a reer miiye and she only saw the black dick for the first time in her life lol. i have a question for you dhibaane did u had her before she had him lol ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Sunday, October 01, 2000 - 10:29 am
asalaamu caalykum

huda walaal ilaahay ha kuu gargaaro maxan ku sameeyaa adigaa sidaas isku galaye. hada ii aad uurka u yeelatay u sheeg haduu ku jaclaa wax wuu kula qabanaayaye hadii kalena ilaahay ha ku gargaaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Monday, October 02, 2000 - 03:31 am
asalaamu calaykum

huda sis sorry waxan ka xumahay qisada ku qabsatay laakiin maxaa saas u sameesay waaba sameesaye lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Wednesday, October 04, 2000 - 11:17 pm
To Khadija, Amina, cambaro
Walaalayaal aad baan ugu farxay fikradihiina, waxaadna tihiin gabdhihii u taagnaa magaca soomaaliyeed ilaah ha idinka dhigo kuwo wanaag ku dhameysta noloshooda (aamiin).

To Huda
Abaayo, horta waan ka xumahay dhibaatada ku qabsatay, oo waa wax iska qornaa, waxaana iga talo ah in aadan canuga iska soo tuurin ee aad haysato canugaada, yarka kaa dhalayna isku day inaad la xiriirto oo aad ka dhaadhicisid sidii aad isku guursan lahaydeen.

Inankii aad wada socon jirteena u sheeg sidey xaaladu u dhacday waxaaba laga yaabaa inuu ku jecel yahay oo uu sidaa kugu dhaafine.

TO DHIBANE
Walaal talo waxaa ku siiyey gabdhaha kor ku xusan iyo Sadaam Hussein, waxaanse aniga fikrad ahaan ku oran lahaa, inaad qalbigaada ka saartid taas oo aad history-ga ku dartid, waxaabase laga yaabaa in ilaah ku jecel yahay oo ku siiyo gabar akhlaaqdeeda wacan tahay samir leh kana wanaagsan midaas Jameykaanka ilbaxnimada mooday.

Inaad dib ugu laabatana iska iloow, oo cudurkeeda iyo saqajaanimada kale ee ay bareen Jameykaanka ayaadanba u adkeysan doonin.

Wabilaahi towfiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/fataax

Thursday, October 05, 2000 - 03:35 pm
Yaaqqay war yar qora si loo aqriyo hadalkiina maxaa waaye idinka intee joogtiin.

Wasalaamu calaykum.

BY Buccush.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Friday, October 06, 2000 - 04:45 am
walaalayaal dhamaantiin waad ku mahadsantihiin fikradihiina iyo talooyinkiina inkastoon la aan la soo daahay jawaabta waayo waan yara xanuunsanaa
hadaba waxaan salaan qaas ah iyo ubax walaalnimo si gooni u siinayaa gabdhaha i garab istaagay ee niyada ii dhisay sida khadiijo.cambaro iyo ekhyaarta kale ee aanan halkan ku soo koobi karin waad mahadsantihiin waana aan ku qasbanahay in aan sika iloobo qoftaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Friday, October 06, 2000 - 04:50 am
to: cambaro
abaayo anigaa inanta markii hore qabay ninkaa ayay baratay waad mahadsantahay markale macaan taladaada cilmiyeysan thnx again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aweys

Saturday, October 07, 2000 - 08:17 pm
assalaamu caleykum walaalkey dhibane qisadaan kugu dhacday anigaba wey igu dhacdey qofka kaliya ee dareemi kara waxa aad dareemsid maanta waa aniga ee waa runtaada naag gacankuheyn ayey u bahantahay qisada aniga igu dhacday haddii aan wax yar aan kaaga waramo aniga & gabadha aan hadda aan furey weliba waxaan isku soo guursane somalia 1991 kadibna waxaan u soo qaxnay nairobi lexsano ayaan noolal isla qeebsane lexdaas sano gudaheed ayaa illahey wuxuu iga siiyey sadax gabdhood sadax gabdhood ayey ii dhashey intaa kadib 1996kii ayaan waxaan nasiib u yeeshay in aan mareykanka soo aado markaas ka dib dhoor jeer ayaa xumaanteeda leysoo sheegi jiray anigana marnaba isma dhaheyn naag sadex caruur kuu dhashey ayaa xumaan intaa la eg sameyneso mar walba oo hadal xumaanteeda ku saabsan ley soo sheego waan wicijirey waan weydiinjirey weyna igu beeni jirtay marka dhowr jeer ayaan isku dayey in aan keeno mareykanka way ii suuro geliweyday markii dambe ayaan waxaan keenay yurub markaas ka dib ayaan isdhahay naagtadii weykuu soo dhawaatey ee utag ee mareykanka keenso laba caruur oo sadaxdii gabdhoodka mid ahna wey ila socdeen ee yurub ayaan ugu tagney markaan yurub tagneyna waxaan la kulmey naagteediyo wax yaabihii & macsidii leygaga soo sheegi jirey ayadoo ku dhax jirta anigoo tookadan aan dhaheynin waa ley soo sheegay ama waa leygu direy aniga ayaa in dhaheyga ku soo arkey ayadoo nin haysta meesha ayaana ku soo furey ilmaheygana waan ka soo kaxeystey mareykanka ayaana ku soo laabtey marka dhibane naaguhu waa sidaa gacan ku hayn ayey u bahan yihiin inkastoo aan dhaheynin dhamaantooda ilaa kuwii illahey iimaan siiyey mooye inta kale gacan ku hayn ayey u bahan yihiin ee marka walaalow iska sawar naag macsi barateyna faido malaha ee qalkbigaaga cesho wax anaga nagadarana weyjiraan wax nolalmid ahna weyjiraan ee wax qeyr qaba illahey haku siiyo anigana sidoo kale aan isku soo duceyno taasina waa imtixaan illah xagiis ka yimid ee ogow marka muhiimada waa in illah loo noqdaa sidda diinta islaamka ay sheegeysana waa naagtada haddii aad ka maqnaaneysid laba bil ka badan haka maqnaan haddii aad ka maqnaatidna waxii meeshaas oo dambi ah ka yimaado adiga ayaa ka masuul ah marka taas ayaa nagu dhacday walaalkey diinta haddii la qilaafo dhibkaas ayey leedahay maantana sida aan arkayo qaladka ayaga malaha maanta haddii ayaga aan ka soo ag dheeraan laheyn hdibkaan ma dhaceen ee illah aan dambi dhaaf weydiisano ayagana aan u duceyno oo illah ha soo hanuuniyo xaqana fahansiiyo

assalamu caleykum
walaalka aweys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Sunday, October 08, 2000 - 04:43 am
Assalaamu caleykum.
Walaalahay dhibane iyo aweys aad ayaan uga murugaaday dhibka idinku dhacay, ilaah kuwo ka kheyr badan ha idin kugu badalo.walaalkay aweys na waxaan oranlahaa waxba eeda ha isi saarin inkasoo aysan wanaagsaneyn in ninku ka maqnaado reerkiisa wax kabadan sadex bilood, hadana hadii daruufikeento in uu maqnaado ka badan uma maleynayo dhibsaas u siiweyn oo keeni karo macsiyo in ay gabar muslimadihi la imineyso ilaa mid laga roonyahay maahee oo markeetii horaba iska fududeyt,marka waxba yaan cudurtaar loo sameyn taas oo kale.Waxaanan idin kula talin lahaa guurkiina labaad si fiican uga fiirsada gabadha aad guursaneysaan oo qof ilaahay cabsidiisa u dhorsanaayo ha ahaato.

by: haboon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Sunday, October 08, 2000 - 10:34 am
asalaamu caalykum
´dhibane walaal waa wax waajib ah qofka walaal kaa ah inaad kula talisid waxa waanaaga ah marka waxan ku leeyahay adigaa mudan walaal. aways adigana waan ka xumahay qisada ku qabsatay ilaahay waxan kaga rajaynaayaa inuu kugu badalo mid ka khayr badan .
walaalsheey haboon abaayo jisaakalahu khayra. abaayo waa la qaldami kara oo waa in loo cudur daara dadka bili adanka ah ogowna qof wax lama yaabo ilaa isagay qabsataa arintaas oo kále marka aan u ducayno walaalyaal walaalaheena muslimiinta ah inuu ilaahay soo hanuuniyo . walaalyaal yeeynaan ilaawin sidoo kale walaalheen filistiin inaan ku ducayno mar walba waad aragtaan say yahuuda u galayaan. ilaahay aan ka barino inuu cawadgeena jibiyo iyo cawadga diinteena walaalyaal ducada yeeynaan ka ilaawin walaalaheeeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 08, 2000 - 05:42 pm
uma malaynaayo in marwo soomaaliyeed ay sidaas samaynayso ee saaxiib dumarka dhagta ha ka dilin ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Monday, October 09, 2000 - 03:05 am
saaxiib aweys waxaa horey loo yiri cadaabaha ilaahay ayaga ayaa kala daran marka aan arkay taada ayaan u arkay arinteydii mid fudud.sxb ilaahay waxaan kuu weydiinayaa in uu kuugu badalo mid kheyr qabta sxb waa dhacdaa arintan inta badan ilaahay ayaa wuxuu ku eegayaa samirkeena iyo sida aanu ugu samarno marka walaal waxaan labadeenaba isu dardaarmaynaa samir waadna ku mahadsantahay sida aad iigu caqli celisay iyo taladaadii wanaagsaneyd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhibane

Monday, October 09, 2000 - 03:12 am
haboon iyo khadiijo waad ku mahadsan tihiin waanadiina waana aan qaatay haboon abaayo waa runtaa in qofku aysan u fiicneyn in uu reerkiisa ka maqnaado mudo sadex bilood ka badan laakiin waqtiga ayaa igu xumaa waana aan ku qasbanaa in aan joogo afrika ayaduna ay joogto waqooyiga ameerika marka walaal taas ayaa sababtay laakiin hada wixii ka danbeeya ayaysan dib u dhici doonin hadii ilaahay ii sahlo gabar wadaad ah aloow ii wanaaji guurkeyga iigu duceeya walaalayaal waad mahadsantihiin markale waanadiinii aadka aan u qaatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA

Tuesday, October 10, 2000 - 01:40 am
hei hooy khadiija ,haboon iyokuwa kale
dhibane iyohuda hei
horta hablaha hore waa mahadsan yihiin talada ay bixiyeen waana idinku garab taagnahay.
ta kale walaalayaal qofki aan illaahay ka baqin wuxuu la kulma xumaan oo dhan marka illaahay ka baqa kuwa xumaanta sheeganayow.
waxaana layiri laxwaliba shilalka ay is dhigto ayaa lagu qalaa huda walaal mardambe bahalkaaga cayaarcayaar iyo waa ku jeclahay ha ku bixin walaal huda murti baa ah (hadii laguu qoslo ha moodin in lagu jecelyahay) (kala garo sax iyo qalad)dhibane waxa aan ku leeyahay u samir haday run kaa tahay waad heli nabsigee nabadee dhamaan
dadka diinta ha la gu waaniyo
aslaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.