site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qanjiidho ayaa igu dhacday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Qanjiidho ayaa igu dhacday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Monday, October 02, 2000 - 12:51 pm
markii aan soo galay qurbaha ka sokow waalidkay waxaan ku hamiyayey inaan keeno oo ay meel ila joogto tii aan aduunka waxa ku nool ugu jeclaa ma harsan mana seexan ilaa xaqiijiyey inay wax walba u dhamaadeen oo ay wiiga danbe ila joogi doonto waa yaab markii aan airportka ka soo qaaday ayaan dareemay in wax qaldan yihiin gabadhaas meher ayaa ii hayey laakiin lama aqal gelin calaa kuli xaal saaxiibtay iga dhaqaajisay hal habeena bismilaah ma dhihin ragow gabadhaad soo guursataan xagaa ku soo cuna hadiikale qanjiidho ayaa idinku dhici doonta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Tuesday, October 03, 2000 - 09:43 am
asalaamu calaykum

qandhiijo maxaa ka wadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Tuesday, October 03, 2000 - 09:44 am
asalaamu caalykum

sory waxan ka waday qanjiidho maxa wadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Wednesday, October 04, 2000 - 11:40 am
first i getta say sorry of what had happened to u and second miyaad u ciil qabi lahayd hadaad halhabayn cuntid oo ay kaa tagto,,,,,,,maxay taasina kuu tari bro.

iska sug calaf kaagu wuu kuu imaniye..

qadar

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.