site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Alla yaab badanaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Alla yaab badanaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geele

Thursday, October 05, 2000 - 07:59 am
waxaan la yaabanahay gabadh aan jeclaa oo aan donayey inaan guursado ayaa iga diiday inaan guursado waxayna ii soo jeedisay inaan meshii guurka ku bedelo raaxeysi iyo faro ka ciyaar waa yaab xalaal bey diidey oo xaaraan doonaysaa aniguna laga bilaabo maalintaa qorshahaygii guurka ka noqday waayo adigu ma guursan lahayd qoftaas oo kale...ila taliya..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Thursday, October 05, 2000 - 09:44 am
asalaamu caalykum

subxaanalah. waa wax lala yaabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gulled

Friday, October 06, 2000 - 02:03 am
ahahahahahah waxaan ku qoslay waxaad qortay geelew walaal waa yaab aan yareyn bal aan ku weydiiye geeelow maxay ku diiday guurka iyo inay kaligaa kuu xalaalowdo mise waxay rabtaaaa in ragu qaybsado oo maalina aad lahaato adiga geele ah maalina cidii kalee soo gaarta iyo maalin walba ceelkay soo gaarto inay wadaanta darsato walee waa yaab tana ma noo danbaysay war dumar allow ka taliya dhibaatadaas la soo daristay walaalkeen geele walaalkay geelow waxaan u malaynayaa ayadaaba markii hore ku dhalatay fara ciyaaaaar iyo wax ay kaa dalbatay adiga waayo wayba cadeysatay qof xalaal ah ma dhaafsadeen xalaasha xaaraaaaaan waa yaabka yaabkiise horta gabadha yaa dhalay sxb ilaahay ha duleeye ka dheerow waxy xanbaarsantahay kii dilaaga ahaa ee afrta xarafe hiv a i d s

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilWaal

Friday, October 06, 2000 - 10:25 am
Dear lover
Hadii uu jacey ku hayo, la yaab maleh, laakiin gabdha jacey ma hayee kacsi baa haya,sidaa lasoco
Labo maado mid samee, either you walk away or listen Ahmed aden Samater's song
Mar hadaan go'doomoo gaariwaayey taan rabey gar bay noqotay caashaqa inaan dabo gurguurtee xaga gabi xagana gabi gudcur daaha soo rogay
You got to do what you got to do
Peace out
WiilWaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Saturday, October 07, 2000 - 08:16 pm
macilnka qoftaas kuma jecla hadday guur diiday ee , fogaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bokh

Sunday, October 08, 2000 - 03:57 am
Sub xaana alla taniina mayno danbaay say adunyada waxwalba waa lagu arkayaa saxiib ka dherow agteeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon.

Sunday, October 08, 2000 - 05:04 am
asalaamu caleykum.
Dhabaatada nimanku ka cabaadaan ha dhow waxaa sabab u ah tan oo kale, nin baa wuxuu guursan gabar ciyaalo suuq ah oo uu banaan iyo meher la aan ugu soo dharkay ama midkalaaba soo cuni jiray, markuu guursado mudo kadib haduu meel aado midkale ayey soo xareysaneysaa ileen horaybay u taqaaney waxaase,halkaas bay nimankii qeylo ka bilaabaan NAAGTEYDII NINKALEY IGA RAACTAY!!!WAA YAAB, bal is waydiiyoo qof aan ilaah ka cabsan ma wuxuu ka cabsan qofkale oo isaga la midah, marka yaan la guursan gabar ama wiil ciyaalo suuq ah in ay ka soo noqdaan maahee,hadii aad guursadana ha layaabin falkii ay hadhowlayimaadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA

Tuesday, October 10, 2000 - 02:04 am
ASDALAAMU CALAYKUM
BACDA SALAAN WALAALAYA HORTA ILLAAHAY KA BAQA ISAGA AYAA WAX QAYBIYEE.
TAKALE WAXA MEESH UGU HADAL WANAAGSAN GABADHA LAYIRAAHDO HABOON WAANA CAQLI MIIDHN RAGA MEESHA KA HADALAY WAX AAD TIHIIN MALAHA SIDAA DARTEED KA DAAYA HABLAHA SOMALIYEED CAYDA KHALADKOODHANA IDINKA AYAA LEH WAAYO DUMARKU WA CARUUR OO KALE WAXAAN LOO BAAHAN YAHAY IN LA MASLAXO OO WAXA WANAGSA N LOO SHEEGO LAAKIIN HADAAD WAXA XUN USHEEGTAAN WAY LA QABSANAYAAN.
MARKAA YAAN LA CAAYIN HABLAHA SOMALIYEED WAA IDINLA DHASHEEN OO IDIN DHALEEN OO IDIIN DHEXEEN OO AAD DHASHEEN MIDA KALE GABADH SOMALIYEED OO GUUR U SOCOTAA ODHAN MAYSO II RAAXEE MARKA HOREE KADAA CEEBTA GABADHA NACAS YAHOW HANA CAAYIN HABLAHA.
BY XAAJIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gulled21

Tuesday, October 10, 2000 - 05:02 am
walaalayaal dhacaddan yurub ayaan ugu nimid marka layaab maleh waxay aragtay ama ku weynaatay meel xalaasha aan lagaba aqoon waxkasta waa xaaraaan sidaas darteed waxyba la noqotay inayba iska raaxaysato marka geelow walaal hady jirto arintaas isga dheerow qoftaas ayadana alaha soo hanuunsho waa walaasheene waxaan gabdhah soomaliyeed kula talinayaa anigu waan arkay arintaan oo kale wadamo badan oo yurub ah ayaad waxaad arkaysaaa ayadoo gabdhihii la nool yihiin niman aaan qabin acuudu bilaah waxaa iigu yaab badnayd saaxiibkay aan mudo ismoogayn ayaan isku aragnay wadan ka mid ah yurub mudo kadib ayuu maalin wuxuu igu yimid magaaladii aan daganaa markaas ayaan israacnay iimana uusan sheegin meesha aan aadayno magaalo kale ayaan nimid markaas ayuu inta meel gaariga ku baarkin gareeyay ayaan soo wada dagnay guri ayuu garaacay gabar ayaa naga furtay waana fariisanay mudo ka dib casho ayaa la noo keenay waan iska casheeyay runtii aad baan ula yaabanaa xaaladaas waayo saaxiibkay iima sheegin in xaas uu leeyahay xaqiiqduna saas ayay ahyd oo saaxiibkay xaas malahayn waxba yaana hadal idin ku daalina meeshaas ayaan ssexanay habeenkaas subixii ayuu ii yimid wuxuuna igu yirih inta qoslay war ninyahow waan u jeedaaa inaad yaabantahay laakiin here is yurub waxba lalama yaabo wax kasta waa caadi waxaan weydiiyay yaab kaliya maahee sxb waaban dhimanrabaaye naagta ma adaa qabah wuu qoslay wuxuuna iigu jawaabay maya sxb laaakiin waan wada noolnahayhalkan noloshaas waa caadi sxb iga bixi ayaan irih meeshan yaan ilaahay igu gubin meeshana ayaan irih walaahi walaalyaal waa wax aan aakhiro ka markhaati kacayo mahan wax been ah sheekadaani wuxuu intaas ii raaciyay war niyahow maxad la yaabantahay uurbayba ii leedahaye marka walayaal xaal waa saas ee alah gabdhaha soo hanuunsho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Thursday, October 12, 2000 - 03:03 am
to; geele
waxaan umalay nayaa inayan gabadhu kaa helin ee ay sidaa kugu diiday waxa aad sheeg tayna aay yihiin caay ee waxaad tahay axmaq
to;haboon naa waxaad tahay mid caqliga la qud kubaaya xaliib isharabii and iqtamid habaala yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waraf

Thursday, October 12, 2000 - 06:05 am
ilaa shamis xathratak eeh yaa shamis min ayna harabti saqati mina samaa qud kubaaya minal laban wa sacfaraan ishrabii wa istareex shuwaya yaa ukhtil majnuunah alsarkhaanah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dheeman

Thursday, October 12, 2000 - 08:47 am
Geelow... anigane midaan guursadaan doonayaa..iyadane xaaraney rabtaa.. ileen ma leeska war qabo.. adunkaan..
subxaana laah.. cajaba u dhimo waaye .. brotha.. iska ilow taas... naarta lee kuu wadaaye.. maybe cifriid oo bini aadmi iska dhigaaya waaye.. watch out man..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar/seattle

Thursday, October 12, 2000 - 09:02 am
shamis waxaadan waxba ka'ogayn waxba hakasheegin......muda ilahayna waxba ha'af lagaadeyn bil asxanag.......qof kii been sheega isagay ayay mid dhibaysa tahay.....kuna naar tagaya.......right geele......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Friday, October 13, 2000 - 04:25 am
to; waraf ahmaq yohow manqaala laki aqbirnii haada sax wahaada qalad get lost yaa aqi
to;qadar boowe waa loojeedaa ninkaa in uu been sheegayo ama ceebay sanayo gabadha sababta oo ay tahay iyadoo aan rabi inay marwo unoqon nin ayan uqalmin isaga ayaa rabay in mudo yar kaga dhigo garoob ee macalinka filimkiisa waa lagu fahmay ee cayda hadaayo dabcan wax uun bay ku nacday guurkaadii ee ruux didoor yash fiiki yaa aqi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

storyteller

Wednesday, October 18, 2000 - 09:43 am
shamsi i think ur confused girl how the hell u can judge what geele said, none of us may not now.
In my opinion he ain't lying why should some body lie something a bout that.
TO: Geele man if it's true either u walk away or iska baashaal,,,,,, i'm out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Wednesday, October 18, 2000 - 04:39 pm
Assalaamu caleykum.
TO;shamsi, walaashiis maxaa dhacay , i wonder waxa saas gaaga xanaajiyey, waxkastooy tahabo waa wax adiga kuu gaar ah oo ku quseeyo, balse waxaan kuu hubaa arinka aan ka hadlay waa xaqiiqdii diid ama ha diidin.Waxaan kaloo kuu sheeki lahaa in aysan waalidkii idhalay ay san i barin sida loo Ceytamo balse ay sifiican ii bareen in aan iska adkaado oo aan ka dhorsado falalka xun xun.
Ilaah ayaa mahadaasleh.

by; haboon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacane

Friday, October 20, 2000 - 07:58 am
t0 habalaha somaliyeed
horta waxa aan idiin sheegaya in aad ilaahay ka baqdaan .
takale waxa aan ahy nin jecel hablaha, una sheekeeya laakinwaxa an garan laahay sida loo soo xero geliyo markaa iga soo caawiya
ha idiin macanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheeka xariir

Sunday, October 22, 2000 - 06:09 pm
to wacane

waxaagu mashukaansiga halay baraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALISO

Wednesday, November 01, 2000 - 10:09 pm
SHAMIS SISTR U R CLEVER EE NAAGTAAN HABOON OO ISKA DHIGEYSA MSS PERFECT I THINK WAA NIN RAADIS,WAXAY SAMEYNAYSAA WAX KASTOO AY NIN KUSOO XEROGALINAYSO NAA HOOY HOOY WAX ISKULA HAR OO WAXBA HADADAGIN WAQTIGAAGA WAA LAGAARI DOONAA..KUWA KALE OO KADABA HADLAAYO AWALBA WAXAY AHAAYEEN WAX NAAGAHA KASOO HORJEEDA OO IYAGABA NACEEB KU ABUURAN WAXAA KUU SOO HARAY KAN SHEEKADA BILAAY WHATEVER HIS NAME GEELE LET ME TELL YOU SOMETHING ALL THE LADIES ARE NOT THE SAME IF THAT IS THE WAY SHE LIKED YOU SHOULD RESPECT HER POINT OF VIEW THIS WAS THE WOMAN YOU WANTED TO HAVE CHILDREN WITH.YOU KNOW WHAT IS THE REALITY I THINK U DIDNT SATISFY HER ENOUGH AND SHE THROW YOU OUT MAN SO U R SOMEONE WITH REVENGE SO TAKE IT TO SOME OTHER PLACES!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Friday, November 03, 2000 - 06:25 pm
Geele...
Dabaaal adna waa diiday haye...Ar adigaa..Why U wasting your chance...?LOL War naaagta ka carar..yeysan ku cunin sxb..lafahaaga u baq macalinka see waaye yaaqi

Wasnt that a song????

Alla yaab badanaaa
Yaab badaanaaaa
Gabartii gacloodayaaa
Gooni iiga goosatiyeeeeeeeeeeeey
Something or the other...

PEACE
Trouble

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XARBI

Sunday, November 05, 2000 - 10:39 am
Ninkani markii aan maskaxdayda kaashaday waxaan qiyaasay in uu runta ka fogyahay,
Gabddhaha soomaalidu caado uma leh in ay sidaa u hadlaan,xataa hadii ayrabto waxaad sheegayso kuuma muujinayso.
Hadii aad runta eegto waxaad ka hadlaysaa waa inan guri joog ahee hadii inta aad dhilo u tagto aad ku tiraahdid dhilaa tahay ta kaa raacda waad ka sheegayn ee fadalan wax noo cuntama meesha keen.
Hablahana ha ceebayn caashaqana wax ha u dhimin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geele

Tuesday, November 14, 2000 - 11:39 am
walaalayaal waa mahadsantihiin,laakiin waxan la yaabanay shamis oo dhiig kar qabta waayo ima taqaano qisadayda goobjoog kama ahayn how can she say you are liar. tan kale ma waxaad iga rabtaan inaan magaceeda idiin sheego hadii ay run tahay iyo hadii kaleba waxan qisadan usoo bandhigay walaalahayga xumaanta ka dhowrsoon arintan oo iga yaabisay saas darteed fadlan hay aflagaadayn ninkii been sheega alaah subxaana watacaalaa baa arka....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.