sooryo | Friday, October 06, 2000 - 08:43 am To all my Muslim brothers and sisters, I need help or advise. Wiil baanu in badan is jecleen aniga oo 15 jir ah ayaan bartay. Wiilki markaanu is guursanay ayay reerkiisi xumaan aad u fool xun la soo baxeen. Aniguna wiilkii ayaan kula dhacay caradi badneed. Wiilki wuu iga daalay oo wuu iga tagay. Hada naag kale ayuu hadal haya, aniguna weli aad baan u jecelehay. Imase rabo oo kuleelkaygi badnaa ayuu ka daalay, waan baryay oon u baroortay, mid ii jeeda se uma eeka. Walaalayaa, ma ka quusta mise maadaama oon qaladka lahaa waan sii baryaa. In Ilaahay idin barakeeyo si daacad ah iila taliya Maha badan, Sooryo |
Mehraawi | Friday, October 06, 2000 - 10:19 am Dear sooryo Salaama Maadaama aad ninkaan is jeclaydeen and you screw up waxay ila tahay in aad taada ka raacato maadaama uusan kuusoo jeedin, xalaatu urug. there is too many fishes in the sea, better know which hook is good for catching, and please dont do the mistake you did before Good luck Mehraawi |
advicer | Saturday, October 07, 2000 - 09:17 pm look phone # call, tell that u still care |
dr-troubleboy | Sunday, October 08, 2000 - 05:35 pm sooryo i know inaad jeceshahay balse waxba kuuma tarayso inaad sii tuugto ama barido ama ka daba baroorato,ee haddaad mar u sheegtay waxbana uu kaa qaadan waayay iska iloow hadaad rabto markale bal wax u sheeg laakiin mar sadexaad ka noqon mid wax u sheegta ee iska iloow.it's talo from walaalkaa |
sumeya | Thursday, October 12, 2000 - 02:41 am to;sooryo macaanto waxaan kugu talinayaa hadaadan ilmo idin dhaxoolin is ka iloow kaa xaawilna inaad barato inan kale waalaga yaabaa inuu ku ilaaw siiyo do same thing when he came you'r head so good luck sister |
QADAR | Thursday, October 12, 2000 - 09:27 am WAXAAN SHEEGI LAHAA HORAA LOO SHEEGAY ABAAYO.......HADUU KUJECELYAHAYNA ISAGA AYAA KUU IMANAY........HE'LL COME TO STRIGHT IF GOT SOME FEELINGS FOR UUUUU SWEETHEART....SO WAXBA HAKA DABA ORDIN |