site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay gabar la meher saday last year waxaana rabaa inaan is kafuro

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaan ahay gabar la meher saday last year waxaana rabaa inaan is kafuro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Tuesday, October 10, 2000 - 04:49 am
waxaan is meher sanay inan soomaaliyeed jacajlna maan kuguur san waxaan is ku arag nay sudfo then waan is meher sanay markii meher kii dhacay baa cabsi igashay maxaad usamay say qaladkan marabo inaan is ka furo mana rabo inaan gurigalo oo aan so is some thing wrong whith me so waxaan rabaa in maqlo rayigiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceebla

Tuesday, October 10, 2000 - 10:20 am
ceebla
yaasmiin, waxaan ku waydiiyay miyaa lagugu daray?
mise waadan ka fiirsan? anyway waxaan kugu la talin lahaa inaad ka fiirsato furitaanka, waayo wax wanaagsan ma aha. Tan kale sidee ayaad isku mehersateen? waalidkaa miyaa joogey? mise waad is qarsateen?
calakuli xaal, isku day inaad barato dabeecadaha ninkaaga. haddii ay jiraan waxyaabo ama qualities ku qanciya, miisaan inay yihiin wax aad ku qaadan karto! sida inuu yahay nin mas'uul ah? Nin ku xushmeeya adiga iyo familygaaga? Nin noqon karo Aabo ama Husband wanaagsan?

waxaad kaloo ogaataa inay adiga kugu xiran tahay waxyaabaha aad ka rabto nin! waxaanse u malaynayaa waxyaabaha aan kor ku soo sheegay waa basic ama muhiim!!!!
walaashaa somaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Wednesday, October 11, 2000 - 02:20 am
to; ceebla macaanto marka hore waad mahad santahay rayigaada, marka hore hadii aan kuu sheego ninkan layguma qasbin ee anaa guursaday tankalana maanan qarsan ee familkayga oo raali ka ah baan guur saday
he's a good man but don't want inaan u aqal galo then iska furo you now what i m###

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Thursday, October 19, 2000 - 07:25 am
iska raaxayso marka hore, Ilaahna kacabso, then hadii aad u begi wayso? well wait..
But dont forget the honey moon...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 08:35 am
WALLLLLLLLLLLLLAAAAAAAL ISKA GUUUUUURSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI ALI

Thursday, October 19, 2000 - 08:48 am
YAASMIIN THAT IS REALLY GOOD IDEA BUT AT THE SAME TIME I GREED WITH CEEBLA 4 TELLING U TO GET TO KNOW THE PERSON U WANT TO SPEND THE REST OF YOUR LIVE WITH. ANYWAY I'M A MAN, I THINK 4 ME GETTING MARRIED IS REALLY MOST IMPORTANT THING IN MY LIFE AND I'M NOT SURE ABOUT OTHER BROTHERS ADVISE BUT GET 2 KNOW HIM MORE.LASTLY, WHAT EVER U DO DON'T DESPAIR HIM MY SISTA COZ ITZ REALLY HURTING. WISH THE BEST...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 10:53 am
Yaasmiin Waad salaamantahay Marka hore.
Waxaan filayaa in Ceebla aad kuula shaqaysay oo ay isku dayday in ay ku qanciso.
Waxaanse ku waydiiyay maxaad diidantahay?
Ninkan waad isdoorateen,waad jeclayd,wali waad jeceshahay,reerkiinu waykugu ogyihiin.

Hadaba ma xaga sariirta ayuu ku liitaa?mise xaga dhaqaalaaha?
Waadsalaamantahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.