site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dameer fardo la daaq baratay waxay ismoodaa faras>

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dameer fardo la daaq baratay waxay ismoodaa faras>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr al

Wednesday, October 11, 2000 - 02:33 am
walaalayaal maryooley arintan waa waano iyo talo celin ku socota gabdhaheena sida xun u ilbaxay.
gabdhoow waxa aad ku socotaan waa qalad marka hore.sarwaal ayaad gashateen aadan horey u qabin afkaad caseysateen horey uma aadan caseysateen madaxaad masarkii ka qaadeen adinkoon horey uga qaadi jirin waxaad ilbaxnimo moodeen sidan aad u fakareysaan balse talaabadiina ayaad ka horeysaan.
waxaa kale oo aadan waxba ka dhageysan waalidiintiin waayo waxaad aaminteen xoriyada reer europe oo qalad ah maxaa idinku dhici lahaa hadaad sidan iska dhaaftaan.midbaan anigu ogsoonahay in aad ku danbeyneysaan hadaadan isdabaqaban afcas,sarwaal,mtv music,fakir qaldan nolol xun,gaalnimo iyo cadaab maalinta danbe taasoo horey naloogu cadeeyay hadii aad rabtaan faahfaahin ka raadsada axaadiista iyo quraanka kariimka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Wednesday, October 11, 2000 - 08:56 pm
sarwaalka iyo rooseetada hadii adi gadeen maxaa kaaga jirona?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr al

Thursday, October 12, 2000 - 03:18 am
ubax abaayo ma gadayo aniga laakiin hadal ayaa si qalad ah kuu galay waxaan ka hadlay aniga arin meesha taala fadlan dib u fiiri erayada aan isticmaalay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.