This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, October 11, 2000 - 05:53 am ASSALAMA ALEIKUM? WALAALYAA WAXAAN AHAY GABAR FIICAN OO EDABLEH, OO KACABSATO EEBHEED OONA RABTO GUUR XALAAL AH.I'M 20 YEARS OLD, I LIVE IN UK. I HAVE PROBLEM, I CAN'T TALK TO MEN I FEEL SCARE TO TALK TO THEM, XATAA INDHOHOODA MAFIIRIN KARO. ILAAHEY WOXUU ISIYAY SHEEX SAAID AH... ANYWAY THANX THIER IS MY EMAIL.. ruun75@hotmail.com bye WACALEEEY KUMA SALAAM
| |
Wednesday, October 11, 2000 - 07:05 am Xaa dhacay yahooy?
| |
Wednesday, October 11, 2000 - 06:25 pm you get me but i left from UK last decembre i am in USA.Are you willing to be flexible if so let me know please dont worry i will contact to you
| |
Wednesday, October 11, 2000 - 11:06 pm Wallaal Deeqa haddii aad doonayso in aad shukaansiga barato,marka hore suuqa gal ninki ka soo hor baxa Shumi,waydiiso in uu ku dhuuqo dabadeedna adiigaaba hawsha la qabsanaaya oo is habeenaaya..
| |
Thursday, October 12, 2000 - 03:22 am ubax walaal aniga ayaa diyaar ah da,da aad raadineysaa balse ma aadan sheegin laakiin anigu waxaan jiraa 24 sano waxaana daganahay dk marka hadii aad ii aragto caqligal aanu wada xiriirno
| |
Thursday, October 12, 2000 - 04:09 am xirsi, yaa waaye Ubax da aad uu jawaabtay?
| |
Thursday, October 12, 2000 - 10:39 am ASALAMA ALEIKUM. Dear ISLAM bro/sis Wanato saas maku weeydinin! in aan suuqa nin la is taago xaraan leeygu shumiyo ILAAH Kaamo ayuu igasiiyay.
| |
Thursday, October 12, 2000 - 07:49 pm deeqa aniga ayaa diyaar kuu ah ee halkan igala soo xiriir malikkyz@hotmail.com
| |
Monday, October 16, 2000 - 09:02 am DEEQA.looooooooooool sis R very funny ahhahahahaaah I'm just like U sweetie So if you find the right one plsss tell me before i get lost u know what i mean,LoL see yaaaaaa don't 4 get okay....
| |
Saturday, October 21, 2000 - 02:59 pm to deeqa waan ka xumahay in gabar soomaliyeed oo damaceeda raadinaysa saas loola hadlo ee ragoo gabadha hala caawino
| |
Tuesday, October 24, 2000 - 09:20 am DEEQO Waxaan u malaynayaa akhwaanad tahay wiilasha soomaliyeed gabar ay dhuuqaaney rabaan. marka isfurfur oo raga u sheekay. Good kock
| |
Tuesday, October 24, 2000 - 11:42 pm ASSALAAMU CALAYKUM WARAX MATUULAAH. SAID.. MAXAA KU HELAY OO AAD SHARAFTA SOOMAALIDA UGU TUMATAY MA WAXAAD TAHAY MAANGAABTA LADUUFSADAY OO DHADDA QORBAHA ORADKA KU SOOGASHAY OO ADUUN KABA HADA AAN LA SOCON. GABDHAHA SOOMAALIYEED DHIILOOYIN JIDKA LAGU ISTICMAALO MA AHA EE TAAS OGOW HADDAAD ADIGU UBAREED TAAS.
| |
Wednesday, October 25, 2000 - 12:19 am dadka waxaa ugu liita ninka isku magacaabay magaca islaam....oo hadana sidaan u hadlay ...islaamka sharafta ha ka dilin...
| |
Thursday, October 26, 2000 - 12:15 am TO: Deeqo..... Nasiib wanaagsan walaasheey.Ha dii aad heshid mid nala soo socodsii, si aan u ogaano, waa hadii aad rabto, OK??? Siad... Sharafta ha iska qaadin, waxaa laga yaa baa in ay walaashaa tahay gabadha waxaan qortay, mana rabtid in walaashaa jidka lala istaago oo lagu dhuuqo, marka lambarkaaga xagso,ok?? PS:Ha iloobina in aad muslin tihiin dhamaantiin!!!! FREEMAN
| |
Thursday, October 26, 2000 - 11:30 am Asslama Aleikum TO all. Thank you very much to spending ur time to visit my web side. To said Brother I am proud to say that i'm Good Muslim Girl. Walaal sidaan ahay hada hadaan kuheli waayo Qufsharaf leh wiligiis yaanlahelin. Coz Alah Subxaana watacaala WUxuu ii hibeeyay Sharaf Aqlaaq iyo xishood, Alham dulilaah. Ilaaheey waa iga karaameeyay in oo luuq Quf aan lagalo. Sharaftona maahin Akhwaan iyo Akhwaan la'aan AND onece again Thank you. To barre and FREEMAN, Thank you guy's. YOU guy's showed me that u r my good Muslim brothers. Baraka Laahu fiikum..... Thank you all god bless
| |
Thursday, October 26, 2000 - 05:08 pm DEEQO HEY U GIRL MY ADVICE IS GO TO THE SOMALIA AND FIND ONE I MEAN GEELJIRO ONE SIS SO THE FIRST THING U TEACH IS HOW TO CLEAN THE HOUSE AND BETTER SEX I MEAN 2000 SEX HAAAAHHAHA THAT IS MY ADVICE SO GURIGA UGUSAREEEE ADIGA MARKII MARTI TIMAADO POLICE WAAYE YAA LAGU XIRIN EE DHUUMO DHEH ISKA QARI QAABDARADIISA GEEL JIRAHA ........... BYEEEEEEEE THE OTHER GUYS WHO SAID WE R AVAILABLE DEEQO GEELJIRO AYRAADINEYSAAA FROM SOMALIA SO BACK OFF AND DON'T MAKE HER CONFUSE U PIECE OF SHITS
| |
Thursday, October 26, 2000 - 05:40 pm asalaamu calaykum... deeqo aniguna waxaan doonayaa gabar noocaas oo kale ah xishood kaas iyo sharaftaasi ay ku dhantahay marka diyaar baan ahaye ila soo xiriir xanan@hotmail.com
| |
Friday, October 27, 2000 - 05:26 am hi to all somalis, my greeting first to all of u. hey chu the who named himself islam, you'r a loser. if u wanna write some crab on the net don't name by yourself, take another nickname next time bro. you are ignorant, and doesn't know how to talk. my apoligy to all othere bros. and sisters. asalmu calykum
| |
Friday, October 27, 2000 - 09:26 am to.deeqa asaslaamu calaykum. bacda salaan walaal waxa ad tahay qof ilaah unimceeyey balse hadii aad rabto wiil ku guursada oo ay run kaa tahay sheeg calaamadaha aad ku dooranayso wiilka iyo sifooyinkiisa , marka waxa laga yaaba in aadhesho wiilkaas. teeda kale walaal ilaah waxa uu jecelyahay kuwa runta sheega marka arin taada ha ubadnaato run iyo wanaagdoon. dadka kale waxa aan leeyahay gabadha walaashiin waxa ay ku taagan tahay shareecada islaamka ee ha caayina . lana taliya oo wax la qabta . walaal deeqa hadii aad talo doonayso iweydiiso asalaamu calaykum diinta ku dhaqma haidiin macaanaato
| |
Thursday, November 02, 2000 - 02:17 pm To:Deeqa. walaal waxaan waaana fahmay akhristay qoraalkii dheeraa ee aad soo qortay, inkastoo aadan ka bixin wiilka aad rabto wax ah faalo, hadana waxaan isleeyahay anigu waxaan buxin doonaa nin wax guursanaya wixii uu qaban jirey ama sidii u reer u dhiqi lahaa,adigana waxaan ku arkaa inaad ku toosantahay wadadii ilahay oo aad tahay tii aan radinayey mudo dheer. waxaadna igala soo xidhiidhi kartaa mail{ilyaas112@hotmail.com waxaanse aad uga xumahay ninkaa la baxaay islam... sida aad aragteena u hadlay sida...xun. been ku sheegi maayee waxaan kugu cuni lahaa ilkaha.. lol... peace... laakiin sxb wax baad u dhigtay magaca ISLAM-ka dib ee dib isugu noqo.
| |
Thursday, November 02, 2000 - 03:18 pm good luck deeqo! your brother Cornell university
| |
Friday, November 17, 2000 - 07:57 am ala maxaa qosola waa iga yaabiseen kuligiin.
|