site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waayo arag ayaan ahay/7sano ayaan urub joogay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waayo arag ayaan ahay/7sano ayaan urub joogay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Thursday, October 12, 2000 - 03:06 am
walaalayaal waad salaamantihiin dhamaantiin gabdho iyo wiilba salaan qiimo leh ka dib waxaan jeclahay halkan inaan wax yar kaga faaloodo soomaalinimadeena waxaa laga yaabaa markaad aragtaan cinwaankan waayo arag ayaan ahay 7sano ayaan yurub joogay inaad u fahantaan inaan iska hadlayo laakiin wey kaweyntahay ujeedadu intaas macnaha ku jiraana wuxuu noqon karaah inaan xasuusano meeesha iyo goorta iyo sabata aan u nimid meelaha aan ku kala noolnahay hadaba aan u noqono meesha aan kanimid waxaan ka nimid wadan afrikaan ah muslim ah kuna yaal geeska afrika ama east afrika waxaan ku hadalnaa afsoomali waxan nahay 10 milyan qiyaast ilaa 15. dalku ilaa iyo sagaashankii waa dowlad la`aan sababta aan u nimid iskama aanan imaan waxbaa na keenay walaalayaal waxa ugu weyn oo nakeenay we know well really qofkastoo idin kamid ahna wuu ogyahay (1) waa xabad iyo dagaal dhac xasuuq bililiqo joogto ah dhalinyaro hubaysan oo ku ilbaxday xabada sida loo rido aan cidna u aabayeelayn ilaa dantooda mooyeee (2) gaajo qax rafaad dagaal keenay iyo yurub jaceyl inta badan iyo waxbaan baranayaa been ah waan soo shaqeysanayaa aan raad lahayn iyo arimo kale oo badan meesha hada la joogo waa yurub america austrelia sadexdaas qaybood ayaan lahadlayaa sanadku waa 2000 after 10 years of somali war hada dowlad ayaa dhalan doonta dadka la sugayo inay wadanka wax u qabtaan waa anaga haday tacliin noqoto haday dhaqaale noqoto iyo haday maamul noqoto wax kasta iyo dhankstaba ........ hadaba aan isweydiineeee maxaaa noo siyaaday ooon wadankii kula noqonaynaa bari???????? daroogayste....khamriyo cab.....tuuuuuuug ....wacal...jeega xiir. muwalad somali iyo cadaan iska dhaleen... beenlow..boyfriend... singalmother....saprate... 999..... waan cayriyey doqonkii.....sanduran.gabar iyo wiilba........doqnbaa madow... free country weeye halkaan...i shumi walaal...wada noolaansho... ma dhamyn kareee intaas waan haynaaye yaan ka sugaynaaa lacagtii dadkii wax bartay iyo kuwii wadanka maamuli laha???????????????????suaashaas idinkay idiin taalaa ee halaga soo jawaabo hadii kale waxaad isagu sheekaysaan 7 sano ayaan yurub joogay waayo aragnimo igu filan waan helay ??????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar

Friday, October 13, 2000 - 09:31 pm
Saaxiib nolosha meel xun ayaad ka aragtay. Waa dhab inay jiraan intaad soo sheegtay, taas macnaheeda ma ahase inaynan jirin in la mid ah mise ka badan oo fiican.

You need a REALITY CHECK. Your remarks were overgeneralization. GET REAL bro.

Take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, October 14, 2000 - 05:15 am
wadani
sxb runtii wax kasta aad sheegtay waa dhab weeyaan,inta lunsanna ilaah ha soo hadeeyo khayrna way noqonaysaa insha allah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.