site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waan ku jeclahay ceeb miyaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waan ku jeclahay ceeb miyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku`gartay

Thursday, October 12, 2000 - 06:18 am
war yaab badanaa hadii aan irih waan ku jeclahay ma ceebaan sameeeeyay gabar aan mudo wada sheekaysan jirnay maalintii danbe ayaan ku irih abaayo Iloveyou? say wayba waalan gaartay xanaaq dartiiis markaan weydiiyaya waxa dhacayna wayba ila dagaashay waana qof reer magaal ah qoftaas marka walaalayaalow gabdhihii somaaliyeed hadii loo sheegto jaceylka waa saas haday ku jeceshahayna afkeedu ma oran karee maxaan sameynaa? qoftaase maxaan ka yeelaa qofse jaceyl matali taqaan meelahaan ma laga heli karaah?oo garanaysa macnaha jaceylka haday jirto bal halkan ha igala soo xiriirto............ E--mail eebow4@excite.com ama amadeyali@yahoo.com aan filimaanta halkaas ku dhignee haila yaabina walaalayaalow hindiyaaan ka imidee caloool jileeca halkaan ayaan ka soo iibsadye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.